Shir dhexmaray Gudida Nabadgalyada T/togdheer iyo Madaxada Xisbiga Kulmiye oo Dagaal farasaara iyo qas ku dhamaaday iyadoon wax go’aana laysla gaadhin:
Shirkan ayaa waxaa ka muuqatay kala qaybsanaan xagga maamulka gobolka gaar ahaan xubnaha gobolka u sareeya iyadoo mayarka magaalad iyo ku xigeenkiisu midba dhanac ka soo jeeday iyo waliba xubnaha golaha deegaanka burco oo labada dhinacba ku kala jiray.
Taasi waxay keentay buuq iyo natiijo la’aan inuu shirkaasi ku dhamaada walibana si fool xun oo kabaxsan anshaxa masuuliyiinta laysula dhaqmay iyadoo faraha laysa saaray. Dagaalkan iyo fawdaduba waxay ka bilaabmeen kadib markii xisbiga kulmiye xubinka tirsan waa mr soodaani uu hadalka qaatay kadibna uu u jawaabay oo hadalkii ka dhexgalay Maxamed Daahir oo kamid ahaa xildhibaanadii ku dheeraadka ahaa fadhigaas oo sida ay xubnaha kulmiye ku andocoonayaan lasafnaa Gudidad nabadgalayda.
Kadibna Dr cabdi aw-daahir uu isna ujawaabay Maxamed Daahir isla markiiba waxaa iskula booday maxamed daahir iyo Dr cabdi aw-daahir balse waa la dhexgalay oo faraha islamay gaadhin whadaladii ay is weydaarsadeen saddexdaa kaqaybgalae waxaa kamid ahaa Mr Soodaani “ nabadu anigaa kunool ee iyadu iguma noola, aniga axmed ahaan waxaa ahaa ninkii Daahir Riyaale Furaha Burco u dhiibay, inbadana Ina Biinow [ badhasaabka burco] waad iskudayday inaad nabad wax yeesho” halkaa markuu Soodaani hadalkii marinayo waxaa ka dhexgalay xildhibaan Maxamed Daahir “ waar magaca Habaryoonis haku hadlin ee magaca kulmiye kuhadal” waxaa isna u jawaabay Dr cabdi aw-daahir “ oo habar yoonis adigu ma turjumaan baad u tahay” halkaa markuu hadku gaadhay waxaa hoolkii oo dhan laysala oogsaday buuq iyo sawaxan waxaana iskula booday Dr cabdi iyo xil, maxaed daahir balse waa laka qabtay.
Waxay xaaladu faraha ka sii baxaday markii ay faraha isula tageen Gudoomiye K/xigeekii Gobolka Guuleed Daahir iyo xildhibaam Jaamac X.axmed oo isna dhanka kulmiye safka kaga soo jiray. Shirkiina waxa uu ku soo xidhmay buuqaas iyo is afgaran waa iyadoo xisbiga kulmiye ku eedeeyey gudida nabadgalyadu ay iyagu goobta soo galiyeen xubna aan gudida ku jirin si uu shirku u khalkhalo taasi ay u hirgashay
Shir dhexmaray Gudida Nabadgalyada T/togdheer iyo Madaxada..
Moderator: Moderators
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Shir dhexmaray Gudida Nabadgalyada T/togdheer iyo Madaxada..
adnan why dont you talk
s/land spokesperson baad tahay miyaa
s/land spokesperson baad tahay miyaa
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 29 Replies
- 3070 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 26 Replies
- 10689 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 8 Replies
- 1433 Views
-
Last post by kaliil
-
- 11 Replies
- 1173 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 459 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 40 Replies
- 4107 Views
-
Last post by Libaaxseendheer
-
- 0 Replies
- 616 Views
-
Last post by Faant
-
- 2 Replies
- 591 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 20 Replies
- 1787 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 0 Replies
- 842 Views
-
Last post by Casanova25
