Hadalka Dr Abdikassim ayaa noqonaya midkii lixaad ee siyaasi caana ku ifiyo in kooxda sheegata Islaamnimada ee Shabaab u shaqeeyaan Mareykanka iyo Yahuuda ayna fuliyaan danahooda sida fagashada khabuuraha culumadda,abuurista xiisado colaadeed oo sababa barakicinta bulshada iyo dagaalo lagu hoobto iyo sidoo kale ugaarsiga waxgaradka bulshada oo ay dilaan maalin walba.
It is only a matter of time till the earth is turned upside on these Khawariji forces
