MAXAMED ID DHIMBIL OO JAWAAB KA BIXIYEY HADALADI SUL MAXAMED
Posted: Sun Apr 19, 2009 7:38 am
“Runtii xillligaa waxay ahayd xili siyaasadda beesha iyo ta dawladda waxa ka xoog weynaa labada qadiyadood oo meesha ku jiray oo laba nin oo mudakar ah oo aad moodaysay hawlkasta oo la soo dhaadhaweeyaba inay ka mudnayd isku muuqashadoodu, kuwaas oo kala ahaa alle ha u naxariistee Maxamed X. Ibraahim Cigaal iyo Jaamac Maxmed Qaallib (Jaamac Yare) oo ahaa guddoomiyaha beesha, labadaas oday oo siyaasada hore u soo wada maray ayaa isu hilaacayey”
Maxamed Iid Dhimbiil
http://www.imeem.com/people/aUYdW9s/mus ... d-dhimbil/
Maxamed Iid Dhimbiil
http://www.imeem.com/people/aUYdW9s/mus ... d-dhimbil/