Markazkan ayaa ah mid aad loo habeeyey si ay da’yartu u helaan jawigii ugu munaasibsanaa ee ay wax ku baran lahaayeen, deegaan iyo nidaam waxbarashaba. Sidoo kale markazku wuxuu u diyaariyey dalxiisyo nidaamsan oo ay dhaqan iyo dalba ku bartaan sida baadiyaha, beeraha, xeebta iwm.
SHURUUDDA QAABILISTA ARDAYDA:
1) INUU KU NOOLYAHAY WADAMADA GALBEEDKA
2) SOOMAALI YAHAY
3) 15-20 JIR U DHAXEEYO
4)TAZKIYO KEENO (Inuu ardaygu tazkiyo ka keeno Dugsiga ama masjidka uu ku xidhanyahay)
QIIMAHA BARNAMIJKA: $750
Purpose:
BILOWGA QAABILIDA ARDAYDA: 14-02-2009
DHAMAADKA QAABILIDA: 09-04-2009
QAABABKA QAABILIDA:IN LA BUUXIYO FOOMKA DALABKA LOONA SOO GUDBIYO MARKAZKA DARIIQADDA EMAILKA AMA WAKIILADA MARKAZKA MUDDADA AQBALAADA GUDAHEED.
MUDDADA BARNAAMIJKA: 25/June – 24/Aug.
TIRADA ARDAYDA: 20 ARDAY KALIYA.
MANHAJKA WAXBARASHADA: XIFDISKA QUR’AANKA, CARABIGA, TARBIYADDA IYO AF-SOMALIGA.
SAFARADA DALXIISKA: BAADIYAHA, BEERAHA IYO XEEBTA.
NATIIJADA ARDAYGA: IN UU ARDAYGU XIFDIYO UGU YARAAN 2 JUZ, DHIGTO 3MUSTAWE OO CARABI AH, FAHMO TARBIYADDA IYO AKHLAAQDA ISLAAMKA, AKHRIYI KARO, QORI KARO AF-SOMALIGA, BARTAY DHAQANKA IYO DHULKA WADANKA..
This is for dhaqan celis kids ages 15-20 yrs old.