Mucaskarka Alfurqaan oo duulaan ku qaadey deegaanka Cabdalla Biroole… Suldaan Beesha Cawramalle/Warsangali oo ka hadley weerarka lagu soo qaadey…
Kismaayo: Mucaskarka Alfurqaan ayaa waxay dagaal ku qaadey deegaanka Cabdalla Biroole oo ahaa meelihii sida aadka looga taageeri jirey, kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay. Dagaalka shalay ka dhacay Cabdalla Biroole ayaa waxaa ka dhashey dhaawac iyo dhimasho lagu qiyaasey ilaa iyo 5 dhimasho ah, iyo 15 dhaawac ah.
Suldaanka Beesha Cawramale Xuseen Hafow ayaa warbaahinta Dhahar Online isagoo maanta ku sugan deegaankii dagaalka lagu soo qaadey isla markaana ay kusoo qaadeen koox magac diineed huwan oo beel ahaana u dagaalameysa. Suldaanka ayaa sheegay in beeshan aytahay mid lasoo marin habaabiyey oo ay beel kale soo adeegsatey. Suldaanka ayaa sheegay in arintani ay wadaan sidii loo dhex dhexaadin lahaa. Haseyeeshee beel waliba ugu baaqey iney aado meeshii ay ka timaadey.
Beesha Cawrmalle/Warsangali ayaa waxaa laga dareemayaa dhiilo colaadeed iyo gurmad aad u fara badan oo kasoo ruqaansadey deegaanada Buulo Xaaji iyo Kismaayo. Waxaan idiin soo gudbin doonaa wareysiyo/sawiro dhawaan, hamoogaanin….
Dhahar radio
Suldaan Beesha Cawramalle/Warsangali oo ka hadley weerarka
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
Re: Suldaan Beesha Cawramalle/Warsangali oo ka hadley weerarka
Cawaramle Vs Harti
Battle of the lightweights continues
Battle of the lightweights continues

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 712 Views
-
Last post by Ahmed-Gurey
-
- 2 Replies
- 566 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 46 Replies
- 3060 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 2 Replies
- 2753 Views
-
Last post by original dervish
-
- 2 Replies
- 466 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 1 Replies
- 330 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 9 Replies
- 809 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 5 Replies
- 1519 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 8 Replies
- 1119 Views
-
Last post by hargaysaay