Page 1 of 2

*PICTUR* Marehan Ahlu Suna meeting in Nairobi against Shabab

Posted: Thu Apr 23, 2009 1:20 am
by CoolPoisons
Shir Lagu Taageerayo Howlaha Ehelu Suna Waljameeca Ee La Dagaalnka Al-Shabab Oo Nairobi Lagu qabtay.

Apr 23, 2009(GMN) Shirkan oo ahaa mid si weyn loo soo agaasimay laguna qabtay magalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa waxaa ka soo qayb galay culumaa u diin, wax garad aqoonyahan,dhalinyaro,siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulashada.



Abaabulayaasha kulankan oo ahaa culumada ehlasuna waljameecee ee deegaamada Gedo,Cabudwaaq,Kismayo,iyo Balanbale, ayaa waxa ay ujeedka kulankan ku tilmaameen in ay ku taageerayaan hananka looga hor imaanayo koox diimedka Al-shabab oo diinta si qaldan bulshada ugu adesaday.



Waxa ay culumadani kooxda qawaarijtaa ku tilmameen kuwo dadka ka weeciyay wadadii uu allah u tilammay subane nabaigeenana noo jideeyay,waxayna kulanka dadkii ka soo qayb galay u soo bandhigeen howlaha ay ehlusuna ka wadaan degaaamadaasi iyo guulaha laga gaaray qaar halka kuwo kala ay muujiyeen in lagu guda jiro.



Amaan iyo bogaadin ayay u mariyeen culumada ehelasuna ee dunida dacaladeeda iyo shacabka qaadiriya oo ay ku tilmameen kuwo u soo jeesteey difaaca diintooda.



Waxa halkaasi laga aqriyay muxaadarooyin aad u xeel dheer oo dadka quluubtooda soo jiitay,ayaga oo ugu baaqay dadka somaliyeed in ay bartaan diinta si ay uga bad baadan hagar daamada qawarijta.



Qar kamid ah culumada ayaa wacad ku maray in ay ka qayb qaadanayaan hananka nabada Somalia iyo in shareecada aan lagu been abuuran,ayaga oo ugu baqay somalida in ay tageeraan culumada,si deegamada laga barakicyay ay dib ugu noqdaan.



Waxaa wax laga naxaa tacadiyada loogaysano dadka islaamka waxan ka xunahay dilalaka sharci daradaa,waxan ka xunahay tilamaha qaldan ee sharecad alaga bixiyay sida dhagaxa lagu dilay inanyar,qabuuraha la fagayo,dadka la ugaarsanoyo,handadaada,iyo falaka aysan diintu ogaoleeyn oo ay kooxdani la soo shaacbaxeen,shacabkana xaqbay u leeyihiin in ay si difacaan.



Waxaa shirka ka hadlay culumo ay ka mid yihiin.





Ahmed Huse Warsame

Sheikh C/qadir Xashi

Sheekh Maxud Macalin Xasan

Sheekh Mustafe C/laahi Bulxan



Dadweynaha.



Daahir faarax Maxed

Maxed Nuur Ali

Iyo kuwo kale oo aad u badan,waxa dhankooda ka hadlay xildhibaano iyo ganacsato,waxayna dhamaan ugu baaqeen dadka deegamadaasi in ay tageeraan culumada ehelasuna gar ahaan kuwa iminka ku sugan deleedka Baardheere iyo B/xaawo,oo ka soo gadooday dilala fool xun oo culumo iyo dadweynaba loogu gaystay magalooyinka Garbahareey,Baardheere,iyo Kismaayo.



Kulankan oo jawi aad u macan ku soconayay ayaa qodbiiyinka xiisaha leh waxay dhamaan ka tarjumayeen tacadiyada alshabab dadka ugu geeystay deegamadaasi iyo sida loogu bahanyahay in dadka deegamadaasi ay nabad ugu noolaankaraan.



Sharmaake Muxumed Naasir

Nairobi Kenya

Gedoonlinenews@gmail.com

Editor_gedoonline@yahoo.com

http://www.gedoonline.com/?p=90

Image
Image
Image
Image

Re: *PICTUR* Marehan Ahlu Suna meeting in Nairobi against Shabab

Posted: Thu Apr 23, 2009 2:39 am
by BaasAbuur
GedoOnline looks very professional. Nice design! :up:

Re: *PICTUR* Marehan Ahlu Suna meeting in Nairobi against Shabab

Posted: Thu Apr 23, 2009 4:21 am
by Real_1
who is ahlu sunna wal jameeca who are their leaders what tribes consist of them i refuse to believe they are suufiyaal ethiopian agents maybe anyways how much power do they? are they still in ceelbuur,dhuusamareeb iyo guriceel or did shabab defeat them there again? ahlu sunna ahlu sunna un baa lagu hayaa maba la iswaydiinayo miyaa meeshay ka imaadeen ama ujeedoyinkooda

Re: *PICTUR* Marehan Ahlu Suna meeting in Nairobi against Shabab

Posted: Thu Apr 23, 2009 4:28 am
by Real_1
xariifka in the third picture wuu iska qayilayaa sharabkiisana wuu ka watay atoore waaxid :mrgreen:

Re: *PICTUR* Marehan Ahlu Suna meeting in Nairobi against Shabab

Posted: Thu Apr 23, 2009 4:28 am
by BaasAbuur
Real_1 wrote:xariifka in the third picture wuu iska qayilayaa sharabkiisana wuu ka watay atoore waaxid :mrgreen:
:lol: :lol: :lol: I didn't even see that. Dude is focked up!

Re: *PICTUR* Marehan Ahlu Suna meeting in Nairobi against Shabab

Posted: Thu Apr 23, 2009 8:45 am
by Real_1
he looks like hes chillin they know how to kick it in Nairobi bro believe me :lol:

Re: *PICTUR* Marehan Ahlu Suna meeting in Nairobi against Shabab

Posted: Thu Apr 23, 2009 9:27 am
by snoop12
i dont get it, why dont we make a distinguished group?

why get sucked into the fight between alshabab and ahlu suna when both groups do not fight for our interest or the interest of the general somali..

its pathetic really, fighting for Cayr, Ogaden or whatever

Shaqo ma heystaan?? we finally got out of the long drought and straight away we signing up for fighting, dont they know allah can bring back the drought again :|

Re: *PICTUR* Marehan Ahlu Suna meeting in Nairobi against Shabab

Posted: Thu Apr 23, 2009 11:41 am
by CoolPoisons
Real_1 wrote:who is ahlu sunna wal jameeca who are their leaders what tribes consist of them i refuse to believe they are suufiyaal ethiopian agents maybe anyways how much power do they? are they still in ceelbuur,dhuusamareeb iyo guriceel or did shabab defeat them there again? ahlu sunna ahlu sunna un baa lagu hayaa maba la iswaydiinayo miyaa meeshay ka imaadeen ama ujeedoyinkooda

the leader of Ahlu Sunnah's a Marehan from Abudwaq. i dont know his subclan but he's a big sheikh Abudwaq

its mostly Dir and Marehan

Re: *PICTUR* Marehan Ahlu Suna meeting in Nairobi against Shabab

Posted: Thu Apr 23, 2009 12:27 pm
by paidmonk
Good job, guys, time to get involved in the Islamic tug of war for Jubbaland. :up:

Cimaamads for all!

Re: *PICTUR* Marehan Ahlu Suna meeting in Nairobi against Shabab

Posted: Thu Apr 23, 2009 3:44 pm
by mahdi01
Another useless inclination, there is enough exploitation to this religion already, now the Moryaans are last ones to hijack the religion for their interests :!: :!:

Re: *PICTUR* Marehan Ahlu Suna meeting in Nairobi against Shabab

Posted: Fri Apr 24, 2009 1:10 am
by CoolPoisons
more pictures. U can see gudomiye Farey

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image


Image


Image


Image

Image

Image

Image
Image
Image

Re: *PICTUR* Marehan Ahlu Suna meeting in Nairobi against Shabab

Posted: Fri Apr 24, 2009 2:03 am
by zingii
Sade should form a political group so that they dont end up fighting for different groups.

Re: *PICTUR* Marehan Ahlu Suna meeting in Nairobi against Shabab

Posted: Fri Apr 24, 2009 6:43 am
by snoop12
zingii wrote:Sade should form a political group so that they dont end up fighting for different groups.
hey that was my idea :roll:

but good thing you realize it :up:

Re: *PICTUR* Marehan Ahlu Suna meeting in Nairobi against Shabab

Posted: Fri Apr 24, 2009 11:57 am
by Murax
mahdi01 wrote:Another useless inclination, there is enough exploitation to this religion already, now the Moryaans are last ones to hijack the religion for their interests :!: :!:

I agree with You that this is useless, but exactly who is 'mooryaan' and who is clean :?:

Re: *PICTUR* Marehan Ahlu Suna meeting in Nairobi against Shabab

Posted: Fri Apr 24, 2009 1:45 pm
by Warsame101
Good development :up: