Hogga-tusaaleyntii Weriye Cawke Iyo Qosol-gariirkii Ardayda.
“Waxaad Arkaysaa Nin Weyn Oo TV-yada Isa Soo Taagay Oo Lagu leeyahay Wuu Ku Dhilay Xisbigii…”
“Anigu Arabikhi La love Ayaan Arki Jiaraye’e Hadal La Isku …..” Axmed Xasan Cawke
Weriye Axmed Xasan Cawke, wuxuu ardaydii ku booriyay in ay ilaaliyaan xuquuqda ay waalidku ku leeyihiin waxaanu yidhi “Hooyadu ciyaar ma aha waalidkuna ciyaar ma aha, ciddii ku barbaarisaana ciyaar ma aha. Akhlaaqda ayaana ka kow ah. Annagu barigii aanu yar yarayn qofka dadka caaya waa la necbaa.”
Mr. Cawke, oo ka hadlayay shakhsiyaadka TV-yada iska aflagaadeeya wuxuu yidhi “Hadda waxaad arkaysaa cayda waa la iskugu faanaaba, awalna waa laga durki jiray. Imika waxa lagu odhanayaa hadda waa nin weyn oo TV-yada isa soo taagaya wuu ku dhilay Anigu dhilniinka awal wax kale ayaan u haystoo, Arabikhi la love uun baan arki jiraye, hadal buu ku dhilay illayn wuu ku eryay weeyaan. Waxa lagu odhanayaa ma arkaysay siduu xisbigii ugu qaad qaaday. Waa nin weyn oo Tv-yada isa soo taagay oo caytamaya, siduu berri madax iigu noqon karaa. Qof wax caayay madax maba noqon karo waa akhlaaqiyaad ilaahayna wuu neceb yahay. Waxaad doonayso si fiican baa loo sheegtaa waxaan Ardayeey idinkula dardaarmayaa akhlaaqda ilaaliya oo dhawrsanaanta ilaaliya.”
Hogga-tusaaleyntii Weriye Cawke Iyo Qosol-gariirkii Ardayda.
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 306 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 416 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 0 Replies
- 311 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 43 Replies
- 2265 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 116 Replies
- 8809 Views
-
Last post by mahoka
-
- 5 Replies
- 1084 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 0 Replies
- 687 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 440 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 336 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 10 Replies
- 980 Views
-
Last post by Somalistan
