Djiboutian Community in Somaliland

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Djiboutian Community in Somaliland

Post by Xamari_76 »

Xaflad Balaadhan oo Reer Borama u Sameeyeen sanad Guurada 10aad ee ka soo wareegtey Markii uu Ismaciil Cumar qabtey Madaxtinimada dalka Djibouti

DWO (BORAMA 26/04/09) Jaaliyada Reer Djibouti ee degan Magaalada Borama iyo Guud ahaan Gobolada Awdal iyo Salal ,ayaa xaley qabtay Xaflad balaadhan oo ay ku taageerayaan sanad guurada 10aad ee ka soo wareegtey Markii uu Madaxweyne Ismaciil Cumar Gelle qabtey madaxtinimada dalka Djibouti.

Image

Xafladan ay Soo qabanqaabiyeen Jaaliyada Reer Djibouti ee degan Magaalada Borama iyo Ururka ARNA,ayaa lagu qabtay Huteel Rays ee Magaalada Borama.

Xafladan waxa kasoo qeyb galey dhamaanba Jaaliyada reer Djibouti ee ku nool Magaalada Borama, fanaaniin fara badan oo Djibouti, iyo marti sharaf kale oo badan iyo Gudoomiyaha Jaaliyada Reer Jabuuti ee Somaliland Siciid Maxamuud Muxumed (Siciid doobiro).
Image
Xafladan oo ahayd mid ay ujeedadiisu la xidhiidhey baaq taageero ah oo ay u sameynayeen Madexweynaha Jamhuuriyada Djibouti Md Ismaaciil Cumar Geele Isu Soo taagista talada dalka Djibouti ee Madexweynuhu Markii sadexaad keenada kusoo dhigtey taas oo ay guud ahaanba Shacbiga Reer Djibouti kuwada taageereen rag iyo dumarba,Caruur iyo Ciroolaba iyo gudo iyo dibadba.
Image
Waxaa kale oo xusuus mudan in xaflada ay kasoo qayb galeen masuuliyiin waaweyn iyo waliba macalinkii ugu horeeyey ee quraanka Alufkiisa u bilaabay Madaxweynaha Djibouti oo magaciisa ku sheegay Macalin Siciid Xaashi Caynaan.
Image
Xafladaasi lagu taageerayey Madexweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geele oo aheyd mid siheer sare ah loo soo agaasimey,waxa Heeso guubaabo iyo wadani kahadlaya Dalka Djibouti halkaa ka qaadey Fanaanka caanka ah ee Reer Djibouti Cabdi Maxmed Hassan (Cabdi Hello),oo ay siweyn uga raali noqdeen dhamaanba kasoo qeyb galayaashii.
Image
Image

So weird..
Last edited by Xamari_76 on Sun Apr 26, 2009 5:18 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Elmi_Dheere
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Jun 06, 2005 3:22 pm
Location: Saylac

Re: Djiboutian Community in Somaliland?

Post by Elmi_Dheere »

How is this wierd?


60% of the Somali population in Djibouti are ethnic Somalilander (mostly from Booraama and Gabilay area).

And majority of them along with some cisse warrabe xaaga bax to Somaliland in the summer. Ismaciil Cumar Ghelluh has the full support of the people of Awdal and Gabilay for another 7 years


You can see the Hido iyo Dhaqan and Ciiyaar Saylici of Awdal , home of Somali civilization.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Djiboutian Community in Somaliland?

Post by Advo »

I heard the canfars and the Somali (Dir) in djibouti were kinda the same size but the Somali started recruiting other somalis from waqooyi and Somali galbeed to boost their number :clap:
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: Djiboutian Community in Somaliland

Post by Xamari_76 »

that only happens during election time.. i think...
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”