no hub in Abudwaq

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

no hub in Abudwaq

Post by CoolPoisons »

Magaalada Caabudwaaq oo laga mamnuucay Hubka in lagu dhex qaato.

Apr 27, 2009(GMN) Magaalada Caabudwaaq ee gobolka galgaduud ayaa maalmihii u danbeeyay waxaa ka soconayay howlo lagu kobcinayo xoojinta amaanka iyo heshiisiinta beelo wada daga oo xorguf horay u dhexmartay.



Dadaaladan ayaa waxaa waday Culumada ehelasuna waljameeca oo ayagu gacanta ku haya maamulada gobolka iyo deeganada galgaduud.



Hadaba dadalkan ayaa noqday mid miro dhalay oo shacabka deegankana ay u riyaaqeen,waxaa si weyn wax looga qabtay xaaladaha amaanka iyo dib u heshiisiinta,waxaa deeganka loo sameeyey ciidamo Bolis ah oo amaanka ilaaliya,waxaa la mamnuucay in hub lagu qaato gudaha magalda,qofkii lagu arkana laga qadi doono talaabo waafaqsan shareecada islaamka.



Dhamaan cuqaasha iyo dadweynaha reer C/waaq ayaa arimahan soo dhaweeyay waxayna gacan ka gaysanayeen wax garadku sidii howlahani ay u dhaqaaqi lahayeen, “Mudo dhowr sanaa qaar kamid ah xaafadaha magalda c/waaq lugahayga ma ana gayn aniga oo ka cabsi qaba in dhibaato laiiga gaysto,hadana meshaan doono ayan ka maraa c/waaq oo waxan soo xasuustaa nabadii taalay wixii ka horeyay 2000”sidaa waxaa yiri mid kamid ah dadka deegaanka oo diiday in magaciisa aan soo xigano.



Ciidmada Boliska waxa ay iminka hayaan howl aad muhiim u ah gaar ahaan ilaalinta amanka guud,todobaadkii hore waxaa magalada imaaday ergo ka socotay Qaramada Midoobay waxayna u kuur galeen aminga waxay hubiyeen in xaaladu hada tahay mid ay ku shaqeyn karaan,dhamaan howlahani waakuwo wadada u xaaraya qorax nabadeed iyo jawi is dhexgal oo markale si habsami ah magalada caabudwaaq uga biloowday.





Jamaal Hesen (J/Jesto)

Caabudwaaq-Galgaduud

Gedoonlinenews@gmail.com

Editor_Gedoonline@yahoo.com

http://www.gedoonline.com/?p=277
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: no hub in Abudwaq

Post by snoop12 »

will they confiscate weapons in the near future ??

im really worried about this whole hub thing, just bought my nephew one of these :up: 8-) :lol:

Image
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: no hub in Abudwaq

Post by CoolPoisons »

snoop12 wrote:will they confiscate weapons in the near future ??

im really worried about this whole hub thing, just bought my nephew one of these :up: 8-) :lol:

Image
^^ brainless Bah Walan. its cause of U that Abudwaq cant find peace
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: no hub in Abudwaq

Post by snoop12 »

Lol,

bah moriyan :arrow: :arrow:

im smarter than you and all your associates put together so dont hype lil qaxooti niggah, Cabudwaaq is like heaven to me too bad you have a hard time living there :twisted:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: no hub in Abudwaq

Post by zingii »

Image
:lol:
The picture above shows how some people feel about gun free enviroment though am not one of them. :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”