Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- foolxume2005
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3705
- Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
- Location: JIG_JIGA
- Contact:
Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye
Waxaa wadankii ka timid inan ay xaaskayga wax isku yihiin oo anaga nala joogta, markaan arkay ee aan la sheekaysta waxaa maskaxdayda ku soo dhacay Sir-lugoooyo.
Waa Inan yara da, wayn very mature, afsoomaliga sidiisoo kale ayay u qortaa uguna hadashaa, so if you guys have his email or any contact please let him know inuu ila soo xiriiro intaan lala kicin qofta.

Re: Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye
Be with ur wife instead of being here....maxaa meshan kugu soo celiyey?????
- foolxume2005
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3705
- Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
- Location: JIG_JIGA
- Contact:
Re: Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye
Helwaa I missed you too, ii waran?
Re: Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye
Why are u here?????
- foolxume2005
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3705
- Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
- Location: JIG_JIGA
- Contact:
Re: Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye
Helooooow, I'm looking for Sir-lugooyo, are you that slow?
Re: Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye
You could simply send him a pm...maxaad dadka dhan iska tustusaysa.
I suggest boriinka ka batay naagtada ku burburi..

- Looyaan_Junior
- SomaliNetizen
- Posts: 767
- Joined: Fri Sep 19, 2008 4:07 am
- Location: Dhegahbur, Ogaden
Re: Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye
War meello badan baa gabdho u doontay isooo leh oo waa la isoo caydhiyeye baa iigu danbaysay....
Kolley isagoo foodhinayo ayuu goor dhow soo dhiciye sug...
Ama dee uba xawil c/o raadiyoo...

- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super
- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
Re: Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye
Foolka Xaaji,
I thought u were my friend ninyahow.
Islaanta baarixiga ah xaggeed iigu soo waddaa? Away xaaskaaga tii ka yarayd een waa hore ku weydiistay?

- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye
lol sir, ninkan ilmo ader ka tihin, inad mid weysada ko so qaada bo donaya ino kogu daro,
fajir kana ko tosiya o tirah: haaji haaji or sheekhow saladi ba joog ta ka ka' meesha.
foolxume2005 ader aniga e so raadi mid deer badan, yara a'sna marka dambe aad jigjiga qabato.
fajir kana ko tosiya o tirah: haaji haaji or sheekhow saladi ba joog ta ka ka' meesha.
foolxume2005 ader aniga e so raadi mid deer badan, yara a'sna marka dambe aad jigjiga qabato.

- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super
- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
Re: Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye
Hyper,
Ader ninka Foolxume ahi waa cadow. Islaanta uu ii sheegayo waa soddohdii da'dii ka yarayd oo meel loo waayay
Ader ninka Foolxume ahi waa cadow. Islaanta uu ii sheegayo waa soddohdii da'dii ka yarayd oo meel loo waayay
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye
ader bal okaadi, he didnt say ad bey o wentahay.Sir-Luggoyo wrote:Hyper,
Ader ninka Foolxume ahi waa cadow. Islaanta uu ii sheegayo waa soddohdii da'dii ka yarayd oo meel loo waayay
i guess whoga bey inan nimada ko weynatay.
adiguba ader ma yarid hadee.

- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super
- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
Re: Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye
Hyper,
Adeer adigu sheekadan hadda umbaad aragtaye, ninkani 8 sano ka hor, anigoo ilmo yar ah ayuu damcay inuu islaantan qoorta ii galiyo oo waan ka diiday. Muxuu wali iila daba socdaa?
Adeer adigu sheekadan hadda umbaad aragtaye, ninkani 8 sano ka hor, anigoo ilmo yar ah ayuu damcay inuu islaantan qoorta ii galiyo oo waan ka diiday. Muxuu wali iila daba socdaa?
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye

bal o kaadi markan armo mid kale ka hadlaya.
ader foolxume2005 bal no sheeeg
- foolxume2005
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3705
- Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
- Location: JIG_JIGA
- Contact:
Re: Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye
Hyper horta waa suu kuu sheegee ninkan aad baan isku naqaan( we go way back)marka iska daa inan yaroo guursatoo la dheesha caweeyse waraabaan cuneen haduu cidla yaal, ninkan Lugoooyo ah ilaahay uunbaa ka weyn, kambuli bay isku da, yihiin.
Gabadhana haduu ka faa'iidaysan waayo maaha mid sii joogi doonta, saasaa loogu dul meereesanayaa ee yuusan hadhoow i eedeen.
Gabadhana haduu ka faa'iidaysan waayo maaha mid sii joogi doonta, saasaa loogu dul meereesanayaa ee yuusan hadhoow i eedeen.
- foolxume2005
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3705
- Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
- Location: JIG_JIGA
- Contact:
Re: Sir-lugooyo yaa arkay? waxbaan u hayaaye
WAR odaygii lugooyo aaway?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 258 Replies
- 10087 Views
-
Last post by JaalleMarx
-
- 10 Replies
- 377 Views
-
Last post by BaasAbuur
-
- 0 Replies
- 189 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 3 Replies
- 464 Views
-
Last post by cheifaqilbari
-
- 8 Replies
- 780 Views
-
Last post by Cherine
-
- 26 Replies
- 1063 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 439 Views
-
Last post by kambuli
-
- 9 Replies
- 624 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 6 Replies
- 483 Views
-
Last post by GAMES
-
- 18 Replies
- 1106 Views
-
Last post by Fale