April 25, 2009 by Editor
Mujaahidiinta ayaa galabta gelinkii dambe weerar culus ku qaday fariismo aay leyahiin gaalada la baxay Amisom ee dalkeena ku soo duulay, Mujaahidiinta ayaa dharbaxo iyo halaag ku dhuftay gaalada illaah fadligiisa waxana halkaasi aay kaga dhaawaceen afar Kufaar oo ka tirsan dameeraha Amsom la baxay kuwasi oo dalkeena sii xaqdarro ah ugu soo duulay
Mujaahidiinta ayaa sidoo kale gubay oo dabka raacsiyey labo gaari oo ka mid ah kuwa u adeega gaalada, waxay kale oo gaarsiiyen cadowga khasaare badan oo aan la soo koobi karin , dhamaan gaaladii ku jirtay xurunta jalle siyaad ayaa la sheegay inay caawa ku hooydeen guul darro iyo murugo badan
Sidaa dhaqanka u ah mar kasta oo laga guuleysto gaalada Amisom ee cadowga ah waxaya madafiic iyo gantaalo culus ku qaraceen dadka shacabka ah iyaga oo dilay ku dhowad labo qof oo rayid ah sidoo kalena dhaawac u geystay tiro intaa ka badan , gaalada Amisom ayaa duqeymo la dhacay xafadaha dadka shacabka ah
Dhaqanka gaalada ayaa noqday mar kasta oo mujaahidiintu ka awood batan inay shacabka weerar ku qadan arrinkaasi oo aay is leyahiin waa kaga amaan geli kartan mujaahidiinta
DIB UGU NOQO Www.mujaahidiin.org
Stupid khawarij dont know that in the eyes of white man they are just dumb niggers.
