
You can't buy beauty. If you ugly, you ugly and there is no way you gonna be beautiful.
Moderators: Moderators, Junior Moderators



abaayo I don't think in qof walbo qurux loogu talagalay. Quruxda dhan ayaa Macno beeleeso. waa In ay Dadka qaar foolxumaadaan. Musmaaro ilkaha lasoogashto qurux madhaliso. Qofkii aan qurux udhalan waa in uu foolxumaado. Maaha in aduunka sidaan looqaso. marka danbena waxaa lakeeni doonaah qofkii gaabi udhashay waa in uu isdheereeyaah.kambuli wrote:Ninkani xaasidsanaa![]()
Waa caqli la is dheeryahay in afka la iska hagaajiyo haddii aan Ilaahay ku siin ilko siman. Wallaahay dhalinyarada keliya maaha e waa inay xataa dadka waaweyn ee soddonka kor u dhaafay ilkaha suubsadaan....


hanad, the top is from before and the bottom is afterhanad_mn wrote:FAH,
It was this ugly You mean




