
Any more
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Skippa wrote:dacaska dhinaciisa hoose (sole) sheydaanka ku tugada
haduu fin dabinta kaasoo baxo (cold sore), caara kugu kaadiday adoo hurda
qurbaha fuul iyo faasuuliyad (beans) lagama cunee fardaha la siiyaa
hadaad is qaniinto waa lagu xamanayaa
adoo lagu hadal hayo hadaad is keento waad cimri dheer tahay