Colombus grand-conference hijacked
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Colombus grand-conference hijacked
A conference whose ultimate aim was a reconcilatory talks between the Mareexaan diaspora and wadatasho was hijacked and it's purpose transformed to al-Shabaab support.
Shir Dhaqaale iyo fikir aruurin Loogu sameeynayo Al-shabab oo ka furmaya Mareykanka
Horay waxa shirka u so dhaweeyay xubnaha dowlada ku jire ee beesha sade lakin markii ay arkeen habka iyo ujeedada loo badalay waxay go’aansadeen in ay ka baaqsadaan ilaa iyo isbadal kale.
http://waagacusub.com/news/29.04.09.3ohio.htm
Intaa ka dib, waxaan biloowney dhaqdhaqaaq ku saabsan in aan helno xariiradii dadka sida e-mailska iyo telefoonada, ka dib biloowgii howsha, waxaa noo soo baxay arrin aan marnaba la qaadan karin oo ah in hawshii laga weeciyay meeshii aan u wadnay ama dawgeedu ahaa oo dhanka kale loo jeediyo arrinkii, ayadoo looga faa’iideynayo dad aan loogu talagalin ama dad gooni ah.
http://www.gedoonline.com/?p=517

- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Colombus grand-conference hijacked
^^ motherfockering weeye
Voltage must be happy Abu Mansur hijacked the shir
Voltage must be happy Abu Mansur hijacked the shir
- nomadicwarlord
- SomaliNet Super

- Posts: 5946
- Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
- Location: Ayaan Hirsi's guest room
Re: Colombus grand-conference hijacked
I hear there is alot of Somalis in Columbus. I feel bad for u guys. A place where there is less Somalis in the Diaspora is a great place. I like it like that. Too many waryaas in one place is a bad recipe for disaster. 
Re: Colombus grand-conference hijacked
Warsame,
That whole shir wixi lugu asaasay nacasnimo (politically motivated) bey ahayd to begin with.
That whole shir wixi lugu asaasay nacasnimo (politically motivated) bey ahayd to begin with.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Colombus grand-conference hijacked
The Marehan are heavily divided over current politics. What is new?
The idea that there are some people who assume "postponing" this alleged meeting will yield different results is the only new information here.
Like Murax said, if you are serious about the people of your regions, worry about development. Mareexaan is today as divided as the rest of Somalis over current events for anyone to hold political gatherings and than cry foul when things do not go the way they planned.
Also, there is a disconnect in this story.
If the management of the gathering had one political objective for holding the meeting, how did it get diverted away into another thing?

i read the article. the shiid was about diaspora not political
Voltage stop being munaafiq. didnt U say there was shir in Seatle. same shir was gonna be held in Colombus but focking terrorists hijacked it
Voltage stop being munaafiq. didnt U say there was shir in Seatle. same shir was gonna be held in Colombus but focking terrorists hijacked it
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Colombus grand-conference hijacked
And didn't I say?
The meeting I mentioned was specifically dealing with development plans, not a single political topic was discussed unlike this meeting whose objective is political.there was no discussion of politics. It is purely grassroots.
someone try to bring up the whole issue of Dollow and Barre and stuff and the whole venue shushed him. No politics baa lagu yiri.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Colombus grand-conference hijacked
The first point in the article says:CoolPoisons wrote:i read the article. the shiid was about diaspora not political
Do you now understand why we call you Cool-caaq?1-In si dhaqso ah looga dhiso maamul goboleed loo dhanyahay dhulka beeshu degto oo ka caaganaa maamul tayo leh mudo dheer.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Colombus grand-conference hijacked
^^ ma afsomaliga ku adagVoltage wrote:And didn't I say?
The meeting I mentioned was specifically dealing with development plans, not a single political topic was discussed unlike this meeting whose objective is political.there was no discussion of politics. It is purely grassroots.
someone try to bring up the whole issue of Dollow and Barre and stuff and the whole venue shushed him. No politics baa lagu yiri.
read what it says. where does it talk about politics of al shabab iyo Marehan Mujahids in Dolow
In la’isugu soo dumo dibad jooga reer Sade khaasatan dadka hal-abuurka leh oo sawirikara meesha iyo sida loo gaarikaro maamul wanaag ay marka hore dajiyaan qaab-dhismeedyada kuna saleeyaan danta suuban, loona sameeyo dalad ay ku mideeysanyihiin oo tayo leh qayb libaaxna ka qaadata hor’umarinta ummadooda gudaha iyo dibada. Si loo badbaadiyo inta hartay dadkii majara-haboowsanaa ilaa , mudad dheer. maadaama aan markaan awood badanahay haddii Alle nahaleelsiiyo hogaamin fiicana la helo.
http://www.gedoonline.com/?p=517
mar mar U talk nonsense walahi
Re: Colombus grand-conference hijacked
this gatherings are complete waste of time, we should focus on Development
the somali brain thinks Politics is worth while when it is NOT, i say we should concentrate on Development and let the old bafoons fight over easy money
the somali brain thinks Politics is worth while when it is NOT, i say we should concentrate on Development and let the old bafoons fight over easy money
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Colombus grand-conference hijacked
Cool Poison, anigaa kaa gardaran for responding to you. It is time for me to revert back to my old policy of ignoring you.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Colombus grand-conference hijacked
qodhaa iyo xerada bal firi nijaaskan marki la amuusiyey. Voltage xiinayo so yeeloVoltage wrote:Cool Poison, anigaa kaa gardaran for responding to you. It is time for me to revert back to my old policy of ignoring you.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Colombus grand-conference hijacked
Garbo-Gedo: Remember this...>
the leaders in Dolow.
The red writing hilights your reaction towards my view on shabab wanting to meet withGarbo_Gedo wrote:Illaahay baan ka magan galnay adiga iyo dadka hammiga daran ee xumaan ma ahane wax kaleba muslimka u bidhaamin. War maxaa kuu diiday inaad dhinaca wanaagsan ka eegtid? Miyuusan mareexaan walaalo ahayn ha ahaato al-itixaad gardheere ama suufi qabriga xaramka moodee dawaafa ama ha noqdo mid uu ku shaqeeysto cadawga ethiopia, miyaysan geddigoodba mareexaan ahayn? waa maxay kalsooni xumada aad dadkaada u qabtid? waa maxay xaasidnimada kugu jirtee adoo dibadda jira aad u diidantahay walaalahaada halkaa isla joogee xurgufta ka dhaxayso ay heshiiyaan oo ay wiil iyo caano ku dhamaato.zingii wrote:1.Waxaan u arkaa maamulka dolow jooga hadduu diido in uu shirka ka soo qaybgalo in shacabka ku dhaqan gedo laga dhaadhicinayo inaysan doonayn nabad balse dagaal doonayaan. Taasina shacabka taageeradiis bay shabab ku helayaan iyaga oo isku muujinaya in ay isku dayeen xaalka in ay nabad ku dhameeyaan.
2. Ama in marka shirka laiskugu imaado ay shirqoolaan hadduu barre iyo ku xigeenadiis ka soo qaybgalaan. Hadday ku guuleystaan arintaana guul bay utahay oo jahwareer iyo dagaalo soo cusboonaada ayaa bilaabanaya. Haddii barre iyo ku xigeenadii badbaadaanna, magaalada dagaal baa ka bilaabani oo illaa uu mid ka guuleysto wuu socon.
Illaahay baan ka magan galnay sharka adiga iyo noocaadaba.
the leaders in Dolow.
Last edited by zingii on Sun May 03, 2009 12:05 am, edited 2 times in total.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Colombus grand-conference hijacked
http://waagacusub.com/news/29.04.09.3ohio.htm
Below is what the above website wrote......>now compare the two blue wrtings the one on the above post and the one below.
Marka sxb dadku isku aragti ma'ahan, wayna kala aragti dheeryihiin.
Below is what the above website wrote......>now compare the two blue wrtings the one on the above post and the one below.
.In la qabto shirweyne loogu magacdaray shirweynaha beesha sade ee gobolka gedo,laguna qaarajiyo Barre Hiraale
Marka sxb dadku isku aragti ma'ahan, wayna kala aragti dheeryihiin.
- BaasAbuur
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2868
- Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
- Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.
Re: Colombus grand-conference hijacked
Been maadan sheegin. Sadly dadk qaarkood aragtidooda ma dhaafto suxulkooda intuu dheer yahay.Marka sxb dadku isku aragti ma'ahan, wayna kala aragti dheeryihiin.
waxaana dhawaan idiin soo bandhigi doonaa magacyada shaqsiyaadka abaabulay shirka lagu taageerayo Shabaab.
If this is the case, I don't know how any sane person can support Al shabaab. Waxaan waa wax diinta ka baxsan.In la sii labajibaaro qaraxyada Muqdisho si aysan dowladu fursad ugu helin gobolada kale.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 3191 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 12 Replies
- 1896 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 18 Replies
- 1806 Views
-
Last post by noer
-
- 1 Replies
- 804 Views
-
Last post by Righteous
-
- 6 Replies
- 1516 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 33 Replies
- 3629 Views
-
Last post by original dervish
-
- 23 Replies
- 3514 Views
-
Last post by Kukri
-
- 50 Replies
- 5582 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 5 Replies
- 706 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 51 Replies
- 5278 Views
-
Last post by theyuusuf143