Somali kenyans are starting to rule kenya.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Axmed Isaaq Xassan ayaa loo doortay inuu noqdo gudoomiyaha Guddiga Kenya u qaabilsan Doorashooyinka, isagoo noqonaya ninkii ugu horeeyey ee ka soo jeeda Soomaalida-Kenya ee jagadaasi qabta.
Wareysi uu maanta siiyay VOA ayuu Axmed Isaaq ku sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay jagadaasi loo magacaabay oo uu sheegay inay tahay guul u soo hoyatay dadka Soomaalida Kenya. Gudoomiye Axmed wuxuu sheegay in guddiga doorashada oo ka kooban 22 xubnood ay shaqadoodu noqon doonto diyaarinta iyo diiwaangalinta dadka Kenya doorashooyinka wadankaasi ka dhici doona 2012.
Axmed Isaaq wuxuu sheegay in dhibaatadii ka dhalatay doorashadii 2007 ka dhacday dalka Kenya oo sababtay dhimasho iyo dhaawac fara badan ay guddigiisu isku dayi doonaan in dhibaatadaasi oo kale aysan dib u dhicin oo ay taasi cashar u noqon doonto.
Axmed Isaaq wuxuu carabta ku dhuftay in dadka Soomaalida ee degan Waqooyi Bari Kenya ay haatan jagooyin muhiim ah ka hayaan dowlada Kenya oo taasi tahay karti iyo dadaal dheeraad ah oo ay muujiyeen, wuxuuna balanqaaday in dowlada Kenya ay cadaadis ku saari doonaan horumarinta gobollada Soomaalidu degto.

Re: Somali kenyans are starting to rule kenya.
Wixii magaca iyo sharafta Somaliyeed soo celin oo dhan waa in la taageero.
Good for them.
Good for them.
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen
- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
- CUSHITE KINGDOM
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1144
- Joined: Sat Nov 24, 2007 10:33 am
- Location: BALCAD BROTHERHOOD
Re: Somali kenyans are starting to rule kenya.
kenyans are more smarter than ethios
instead of trying to conquer somalia with violence
they decided to do it different.
instead of trying to conquer somalia with violence
they decided to do it different.
Re: Somali kenyans are starting to rule kenya.

let me guess, Ogaden are taking over Kenya

- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Somali kenyans are starting to rule kenya.
Kenyans are humans and can't be compared to beasts Habashi, somalis are accepted as fellow citizens
in Kenya,, even a somali can become Kenyan head of state, it's not big deal
in Kenya,, even a somali can become Kenyan head of state, it's not big deal
Re: Somali kenyans are starting to rule kenya.
war mooge aa tahay waleesheekh-Farax-zero wrote:Kenyans are humans and can't be compared to beasts Habashi, somalis are accepted as fellow citizens
in Kenya,, even a somali can become Kenyan head of state, it's not big deal
kenyaatiga waa laka yaabaa inee ka roon yihiin Etiopi yaanka, laakin laba goornaabo somaalida bukta aa laka saraa
somaalida meel kasto waa laka nacay

- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Somali kenyans are starting to rule kenya.
Adiga haddii lugu nacay, somalida lama nicin

- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34541
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Somali kenyans are starting to rule kenya.
every one hates somalis because somalis hate themselves!!.
wa dad habaran.
wa dad habaran.
- Looyaan_Junior
- SomaliNetizen
- Posts: 767
- Joined: Fri Sep 19, 2008 4:07 am
- Location: Dhegahbur, Ogaden
Re: Somali kenyans are starting to rule kenya.
And somali kenyans are more united then their cousins in Somalia, once one of their sons is elected in high offices in the country he ensures that he reprepresents all somalis in Kenya, it's a fact I have wtinessed myself and I admire it.....

Among the most notibale are;
Yusuf Haji (MP Ijara) - Defence Minister of Kenya
Farah Moallim (MP Garissa - Landera)- Deputy speaker of Parliament
Mohamed Elmi (MP Mandera) - A minister for Northern & Aridland Development (A portfolio specificaly created for him due his exp - was Oxfam Head).
Ahmed Issaq Hassan - Head of election commision (a top lawyer who co-wrote the TFG constitution, Somalia UN Legal rep)
Mohamed Abdikadir (MP Mandera Central) - Head Parlimentary select commitee (PSC) on constitutin reform (Owner of one of Nairobis top Legal firms - Ahmednasir & Abdikadir Advoc)
Aden Duale (MP Garisa - Dujis) - Assistant Minister of livestock development
Eng Abdirizak Ali - Permanent Secretary Water resources
Major Aden Sugow (MP Garisa - Faafi) - Assistant Minister Public works
Adan Kaynan - Head Defenc and Foreign relations Parlimentary commitee
Mohammed Mhamud - Assistant Minister Energy
Amb Amina Mohamed - Permanent Secretary
They are also big time players in the Military, I personally met Brigadier Bashir Haji (brother of Defence Minister) in his time in London as the militarry advicer for Kenyan Embassy he is widely tiped to become the Chief of Staff for the Kenyan army (http://www.mod.go.ke/?page_link=haji)
Last edited by Looyaan_Junior on Sun May 03, 2009 10:02 am, edited 2 times in total.
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: Somali kenyans are starting to rule kenya.
KUUSH, don't call them Somali Kenyans. You'd be offended if somebody called you a Somali Ethiopian wouldn't you?
- sO_sO_Qatar
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2056
- Joined: Fri Mar 17, 2006 8:59 am
- Location: -....
Re: Somali kenyans are starting to rule kenya.
Oh i went to Nairobi.. funny placeee especially eastleigh.. memoriesss 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1966 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 40 Replies
- 1782 Views
-
Last post by alim0
-
- 12 Replies
- 762 Views
-
Last post by original dervish
-
- 14 Replies
- 80 Views
-
Last post by Coeus
-
- 27 Replies
- 2017 Views
-
Last post by Jaidi
-
- 3 Replies
- 450 Views
-
Last post by shidow1
-
- 1 Replies
- 633 Views
-
Last post by Mustafee101
-
- 28 Replies
- 4062 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 14 Replies
- 1006 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 27 Replies
- 17813 Views
-
Last post by yardie