Sayid Max'ed Cabdulle Xassan, Eebbe naxariistii Janno ha siiyee, xilligii uu
noolaa ayuu tiriyey gabay magaciisu yahay "Waa Duni." Waxaan ka soo qaatay
qayb ka mid ah. Waa gabay uu si dhammaystiran ugu bidhaaminayo qaabka ay
markaas Dunidu ugu muuqatay iyo waaqic ahaan wixii taagnaa xilliyadaas. Kaaga
darane, haddii aad sii dhadhamiso waxaad dareemaysaa ama ay kula ahaanaysaa
in gabayga la tiriyey isla wakhti dhaw; waa marka aad dhugato axwaasha
uu gabaygu ka faalloonayo. bal adba ila akhriso.
~~~~~~~~~
Waa dunida uu kala sunsumi; Salowlaheediiye
Waa dunida subaxii beryaba; Saro timaaddaaye
Waa duni samaan iyo xumaan; Sooran ay tahaye
Waa duni sir iyo tuugo iyo; Saanji loo kiciye
Waa dunida saami ugu dhacay; Saabir iyo cayre
Waa dunida siirkeedu yahay; Siifad iyo hooge
Waa duni ninkaad saxarsataa; Seedda kaa jariye
Waa dunida uu kugu sabbixi; Seedigaa dhabahe
Waa duni aan saxariir cadow; Laga siqoonayne
Waa dunida sowraca kufriga; La isku saaweyne
Waa duni siqiirkii lahaa; Laga sabaayaaye
Waa duni sagaal Tolomogge ah; Samanka taageene
Waa dunida gaal lagu salliday; Sanac la’aaneede
Waa duni sarwaan lagaga guri; Sedo ammaaneede
Waa duni sabaan aakhiroo; Silic ka joogaaye
Waa duni ninkii sadar bartaa; Sababi diintiiye
Waa duni siyaarada la siin; Xaaf sarkaaliye
Waa duni sarkaalkiyo ardadu; Wada sinjiidhaane
Waa dunida Soomaalidii; Laga santaagaaye
Waa duni sareedada la qubi; Suluxa caanoode
Waa dunida saaq lagu gataa; Salaba guud dheere
Waa dunida loo suudalaa; Sakhara naareede
Waa dunida soon laga tegiyo; Sadaqo iideede
Waa duni safkii laga baxoo; Gaal la saacidiye
Waa duni simaadhii jannada; Suus aan ku lahayne
Waa dunida saab Ferenji iyo; Saaxil loo kiciye
Waa duni la saacidi kufriga; Saaxir kuu colehe
Waa duni aan lagu soorahayn; Seera kuu timide
Waa duni sokeeyiyo xidid; Kala sawaaleene
Waa duni abaal laga samroo; Samo la diidaaye
Waa duni subeydaarradii, Lagu salaamaaye
Waa duni subbeyhiyiiintu tahay; Saadadoo kale e
Waa duni sifaalaha la fali; Laga sujuudaaye!
Waa duni ninkaaad boqol sidka ah; Seeri uga yeesho
Waa duni inuu kuu sallimo; Laga sugaaleyne
Waa duni sun loo shubi ninkii; Kuu saddiiq noqone
Waa duni sunbulaheeda dhici; Laga suruuraaye
Waa duni sirgaxanoo iblays; Saababkaw rogaye
Allahayow Subxaan Qaadirrow; Naga salaamayso!!
Sayidku muxuu ka yiri ififaallooyinka Adduunka
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNetizen
- Posts: 939
- Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
- Location: TURMO
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: Sayidku muxuu ka yiri ififaallooyinka Adduunka
masugge wrote:Sayid Max'ed Cabdulle Xassan, Eebbe naxariistii Janno ha siiyee, xilligii uu
noolaa ayuu tiriyey gabay magaciisu yahay "Waa Duni." Waxaan ka soo qaatay
qayb ka mid ah. Waa gabay uu si dhammaystiran ugu bidhaaminayo qaabka ay
markaas Dunidu ugu muuqatay iyo waaqic ahaan wixii taagnaa xilliyadaas. Kaaga
darane, haddii aad sii dhadhamiso waxaad dareemaysaa ama ay kula ahaanaysaa
in gabayga la tiriyey isla wakhti dhaw; waa marka aad dhugato axwaasha
uu gabaygu ka faalloonayo. bal adba ila akhriso.
walee af soomaligii lagu kala har.
~~~~~~~~~
Waa dunida uu kala sunsumi; Salowlaheediiye
Waa dunida subaxii beryaba; Saro timaaddaaye =if you pay attention to the news you will that every other week they hype up some sort of new begining of the end.
Waa duni samaan iyo xumaan; Sooran ay tahaye
Waa duni sir iyo tuugo iyo; Saanji loo kiciye =munaafaqnimo or as we somalis call it SIYAASAD.
Waa dunida saami ugu dhacay; Saabir iyo cayre
Waa dunida siirkeedu yahay; Siifad iyo hooge
Waa duni ninkaad saxarsataa; Seedda kaa jariye =you have got to a fool to trust any one now'days.
Waa dunida uu kugu sabbixi; Seedigaa dhabahe
Waa duni aan saxariir cadow; Laga siqoonayne
Waa dunida sowraca kufriga; La isku saaweyne =war on terror.
Waa duni siqiirkii lahaa; Laga sabaayaaye
Waa duni sagaal Tolomogge ah; Samanka taageene =low blow to his cousins the tolomage![]()
Waa dunida gaal lagu salliday; Sanac la’aaneede
Waa duni sarwaan lagaga guri; Sedo ammaaneede
Waa duni sabaan aakhiroo; Silic ka joogaaye
Waa duni ninkii sadar bartaa; Sababi diintiiye
Waa duni siyaarada la siin; Xaaf sarkaaliye
Waa duni sarkaalkiyo ardadu; Wada sinjiidhaane
Waa dunida Soomaalidii; Laga santaagaaye
Waa duni sareedada la qubi; Suluxa caanoode
Waa dunida saaq lagu gataa; Salaba guud dheere
Waa dunida loo suudalaa; Sakhara naareede
Waa dunida soon laga tegiyo; Sadaqo iideede
Waa duni safkii laga baxoo; Gaal la saacidiye
Waa duni simaadhii jannada; Suus aan ku lahayne
Waa dunida saab Ferenji iyo; Saaxil loo kiciye=the westerner is held to high steem almost as to worship him.
Waa duni la saacidi kufriga; Saaxir kuu colehe
Waa duni aan lagu soorahayn; Seera kuu timide
Waa duni sokeeyiyo xidid; Kala sawaaleene
Waa duni abaal laga samroo; Samo la diidaaye
Waa duni subeydaarradii, Lagu salaamaaye
Waa duni subbeyhiyiiintu tahay; Saadadoo kale e
Waa duni sifaalaha la fali; Laga sujuudaaye!
Waa duni ninkaaad boqol sidka ah; Seeri uga yeesho
Waa duni inuu kuu sallimo; Laga sugaaleyne
Waa duni sun loo shubi ninkii; Kuu saddiiq noqone
Waa duni sunbulaheeda dhici; Laga suruuraaye
Waa duni sirgaxanoo iblays; Saababkaw rogaye
Allahayow Subxaan Qaadirrow; Naga salaamayso!!
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Sayidku muxuu ka yiri ififaallooyinka Adduunka
masugge wrote:Sayid Max'ed Cabdulle Xassan, Eebbe naxariistii Janno ha siiyee, xilligii uu
noolaa ayuu tiriyey gabay magaciisu yahay "Waa Duni." Waxaan ka soo qaatay
qayb ka mid ah. Waa gabay uu si dhammaystiran ugu bidhaaminayo qaabka ay
markaas Dunidu ugu muuqatay iyo waaqic ahaan wixii taagnaa xilliyadaas. Kaaga
darane, haddii aad sii dhadhamiso waxaad dareemaysaa ama ay kula ahaanaysaa
in gabayga la tiriyey isla wakhti dhaw; waa marka aad dhugato axwaasha
uu gabaygu ka faalloonayo. bal adba ila akhriso.
~~~~~~~~~
Waa dunida uu kala sunsumi; Salowlaheediiye
Waa dunida subaxii beryaba; Saro timaaddaaye
Waa duni samaan iyo xumaan; Sooran ay tahaye
Waa duni sir iyo tuugo iyo; Saanji loo kiciye
Waa dunida saami ugu dhacay; Saabir iyo cayre
Waa dunida siirkeedu yahay; Siifad iyo hooge
Waa duni ninkaad saxarsataa; Seedda kaa jariye
Waa dunida uu kugu sabbixi; Seedigaa dhabahe
Waa duni aan saxariir cadow; Laga siqoonayne
Waa dunida sowraca kufriga; La isku saaweyne
Waa duni siqiirkii lahaa; Laga sabaayaaye
Waa duni sagaal Tolomogge ah; Samanka taageene
Waa dunida gaal lagu salliday; Sanac la’aaneede
Waa duni sarwaan lagaga guri; Sedo ammaaneede
Waa duni sabaan aakhiroo; Silic ka joogaaye
Waa duni ninkii sadar bartaa; Sababi diintiiye
Waa duni siyaarada la siin; Xaaf sarkaaliye
Waa duni sarkaalkiyo ardadu; Wada sinjiidhaane
Waa dunida Soomaalidii; Laga santaagaaye
Waa duni sareedada la qubi; Suluxa caanoode
Waa dunida saaq lagu gataa; Salaba guud dheere
Waa dunida loo suudalaa; Sakhara naareede
Waa dunida soon laga tegiyo; Sadaqo iideede
Waa duni safkii laga baxoo; Gaal la saacidiye
Waa duni simaadhii jannada; Suus aan ku lahayne
Waa dunida saab Ferenji iyo; Saaxil loo kiciye
Waa duni la saacidi kufriga; Saaxir kuu colehe
Waa duni aan lagu soorahayn; Seera kuu timide
Waa duni sokeeyiyo xidid; Kala sawaaleene
Waa duni abaal laga samroo; Samo la diidaaye
Waa duni subeydaarradii, Lagu salaamaaye
Waa duni subbeyhiyiiintu tahay; Saadadoo kale e
Waa duni sifaalaha la fali; Laga sujuudaaye!
Waa duni ninkaaad boqol sidka ah; Seeri uga yeesho
Waa duni inuu kuu sallimo; Laga sugaaleyne
Waa duni sun loo shubi ninkii; Kuu saddiiq noqone
Waa duni sunbulaheeda dhici; Laga suruuraaye
Waa duni sirgaxanoo iblays; Saababkaw rogaye
Allahayow Subxaan Qaadirrow; Naga salaamayso!!
- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Sayidku muxuu ka yiri ififaallooyinka Adduunka

Alla maanta muu ogaado xaalkeeda Somaali

Re: Sayidku muxuu ka yiri ififaallooyinka Adduunka
Somalida maanta Alloo u naxariista mooyee, xaalkeedu ma sahlana.
Wakhtigu waa macalin.
Wakhtigu waa macalin.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 618 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 1 Replies
- 440 Views
-
Last post by abwaan1
-
- 8 Replies
- 875 Views
-
Last post by Htologist
-
- 10 Replies
- 833 Views
-
Last post by waryaa
-
- 1 Replies
- 541 Views
-
Last post by KeligiiJabhad