The game has started! Dahir Aways declares war !
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
The game has started! Dahir Aways declares war !
I hope some one speaks to his guy.
Sheekh Xasan Daahir Aweys Gudoomiyaha Isbahaysiga Asmara ayaa shir jaraa’id oo uu shalay ku qabtey magaalada Muqdisho wuxuu ku sheegay inaanu wax wadahadal ah la gali doonin isla markaana aanu la kulmi doonin Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.
Gudoomiyaha Isbaheysiga Isbaheysiga Dib u xoreynta garabka Asmara waxa uu shaaca ka qaaday in dagaal loo dhan yahay lagu qaado dawlada KMG ah ee Soomaaliya iyo ciidamada shisheeye ee Muqdisho jooga.
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo maalmahaan magaalada Muqdisho iyo gobolka Sh/hoose ka waday kulamo uu la yeelanayo qeybaha bulshada, gaar ahaan dhaqanka, aqoonyahanka, siyaasiyiinta iyo odayaasha nabadoonada beelaha Muqdisho ayaa si cad u shaaciyay in marnaba aanu la kulmeynin Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed iyo xitaa madax kale oo ka tirsan Dowladda KMG ah, taasi oo ah mid uu Hogaamiyahaasi ku muujiyay Mowqifkiisa Dowladda Cusub.
“Waan ka soo horjeedaa beesha caalamka oo nagu qasbeysa waxa ay iyadu dooneyso, horayna u diiday wixii aan dooneynay” ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys oo aan caddeynin waxa ay dooneyso beesha caalamka, waxa uuna hadalkiisa u muuqday mid culus.
Gudoomiyaha Isbaheysiga Isbaheysiga Dib u xoreynta garabka Asmara Isagoo ka jawaabayay hadalkii maalinimadii shaley uu sheegay Madaxweynaha dawlada KMG ah ee ku aadanaa in uu wadaxaajood ula diyaar yahay Sheekh Xasan Daahir Aweys, oo ay xili hore ahaayeen bah wadaag isku si uga soo horjeeday xukuumadii uu horseedka ka ahaa C/laahi Yuusuf iyo joogitaankii ciidamadii Itoobiya ee garabka siinayey xukuumadii hore ee Federaalka KMG ah.
"Anaga waxaan heysanaa siyaasadeenii hore Shariifkuna wuxuu galay siyaasad cusub, sidaas darteed diyaar uma nihin in aan la kulano" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys oo la hadlayay bahda Saxaafadda.
Sidoo kale Sheekh Xasan Daahir Aweys Gudoomiyaha Isbahaysiga Asmara ayaa sheegay inuu u baaqayo dhamaan Mujaahidiinta, “Islaamiyiinta oo mideysan waxaan ugu baaqayaa dhamaantooda dagaalamaan cadowgeena dhamaantiis”.
Dhanka kale Xasan Daahir Aweys ayaa hadalkiisa waxa uu ku soo aadayaa xilli bulshada Muqdisho ay hadalkiisa aad ula yaabeen, isla markaasina ka niyad jabeen hadalkiisa, waxaana laga filaayay inuu la yimaado fikir lagu mideenaayo dadka Soomaaliyeed.
Sidoo kale wuxuu sheegay in aysan jirin wax gooni ah ee u dhexeeya isga iyo Sheekh Shariif, laakiin oo kaliya ay kala heystaan labo siyaasadood oo iska soo horjeeda.

Re: The game has started! Dahir Aways declares war !
I wonder where this guy is leading us into?
He rejected the Mediation of the HAWIYE clan elders and wants to fight the Government!
what a sad man.

- Hyperactive
- SomaliNet Super

- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: The game has started! Dahir Aways declares war !
things back to zero!
Re: The game has started! Dahir Aways declares war !
If Dhair Aweys thinks that he could terrorise the people to submission than he better think again.
We defeated the ethiopians and her warlords and by God we shall defeat this power hungry old man who has become
a pawn of Eritrea.
Somalia Hanoolato
We all need is continue to be strong and defend the interest and unity of somalia while the terrorist kill women and childern.

-
surrender
- SomaliNet Super

- Posts: 11194
- Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
- Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"
Re: The game has started! Dahir Aways declares war !
THE GAME?????
holly sh...ileen wuxu ciyaar bay ahayd all along!!!!!!!!!! 
Re: The game has started! Dahir Aways declares war !
surrender
dont take things literally sis,think out of the box.
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: The game has started! Dahir Aways declares war !
This is not funny 
- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
Re: The game has started! Dahir Aways declares war !
Sheikh Aweis feels robbed of his rightful throne. How would u feel if yr own student takes yr position while using the knowledge he aquired from u? Sheikh Sharif was brought to the limelight by Sheikh Aweis, and he is pissed off because he is not the one shining and famed.
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: The game has started! Dahir Aways declares war !
so sheikh Aweys is doing all this out of jealousy

- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
Re: The game has started! Dahir Aways declares war !
Sheikh Faarax,
Isn't it obvious? You think a Habartaa Gidir in his right mind would sacrifice for a religious cause? Mark my words, if Sheikh is smart enough (which unfortunately he ain't) and send a secret Habartaa Gidir envoy offering him a nice position in the TFG, ans stop yelling on TVs and Radios that he is willing to sit with him, Sheikh Aweis would put the crisply irnoed qamiis and put on his new Armani suit, dye the beard black and get rid of the orange xenna
Isn't it obvious? You think a Habartaa Gidir in his right mind would sacrifice for a religious cause? Mark my words, if Sheikh is smart enough (which unfortunately he ain't) and send a secret Habartaa Gidir envoy offering him a nice position in the TFG, ans stop yelling on TVs and Radios that he is willing to sit with him, Sheikh Aweis would put the crisply irnoed qamiis and put on his new Armani suit, dye the beard black and get rid of the orange xenna
- Hyperactive
- SomaliNet Super

- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: The game has started! Dahir Aways declares war !
taqreeban sido sheikh shariif sameyey?lol
- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: The game has started! Dahir Aways declares war !
Sir-Luggoyo wrote:Sheikh Faarax,
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Isn't it obvious? You think a Habartaa Gidir in his right mind would sacrifice for a religious cause? Mark my words, if Sheikh is smart enough (which unfortunately he ain't) and send a secret Habartaa Gidir envoy offering him a nice position in the TFG, ans stop yelling on TVs and Radios that he is willing to sit with him, Sheikh Aweis would put the crisply irnoed qamiis and put on his new Armani suit, dye the beard black and get rid of the orange xenna
- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
Re: The game has started! Dahir Aways declares war !
Ismahan,
It's not shactiro, it's reality. Adeeradaa will never lose sleep on something that has no gain for them. As for Sheikh Sharif, dude is suffering from constant jetlag, he has never been on a plane this much in his entire life. He should give me the reighn two weeks and I will show him how to run a country.
I will hire snipers from Russia, kill all leaders of those opposed to him, give them a taste of their medicine and minions will fall into place. Negotiations would never bear fruit in this scenario, you give them and inch, they take a yard.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13996
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: The game has started! Dahir Aways declares war !
adoow. waa runtaa mooryaan Xasna daahir aweys wuxuu ku dhawaaqey dagaal sababtoo ah last week waxaa u soo deggay mooryaan XASNA DAAHIR AWEYS laba diyaaradood HUB ah ee uu soo dhiibey XASNA DAAHIR AWEYS saaxibkiis GAALKA WEEYN AFAWERGE.
inshalah MOORYAAN XASNA DAAHIR AWEYS ilamaha aha inuu helayo wax ugu dagaalama hubkaas uu AFAWEERGE u soo dhiibey.
xaqiiqdii dhamaan beesha hawiye including ceeyr waa ay diideen FIDNADA XASNA DAAHIR AWEYS ee xamar ka wado.
xasna daahir aweys wuxuu la shirey AL SHABAAB si ay dagaalka iyaga u qaadaaan. sidoo kale qaxootiga RAASKAMBOONI kuwaas ayuu doonayaa inuu ku dagaal galo.
laakiin soomalida waxay tiraahdaa(NINKII DHOOF KU YIMID BAA GEERIDU DHIBEYSAA) kooxda raaskabooni qaxootiga xamar dhuumashada ku jooga haday u dagaalamaan XASNA DAAHIR AWEYS MR FIDNO WADE waa ay la socdaan in ay halaagsamayaan ishalah.
khawaarijiga WEEYN XASNA DAAHIR AWEYS wuxuu diyaar u yahay inuu dhiiga dadka muslimka xamar daaadiyo si uu u qanciyo gaalka weeyn AFAWERGE.
LAAKIIN waa adki doontaa XASNA DAAHIR AWEYS dagaalkan haduu bilaabo waa dagaalkii ugu danbeeyey uu qaado FIDNADII UGU danbeeysay uu sheeydaan xasna daahir ka dhex kiciyo dadka islaamka. XASNA DAAHIR AWEYS BAKHTIGIISA JIDADKA XAMAR AYAA lagu jiidaa inshalah.
inshalah MOORYAAN XASNA DAAHIR AWEYS ilamaha aha inuu helayo wax ugu dagaalama hubkaas uu AFAWEERGE u soo dhiibey.
xaqiiqdii dhamaan beesha hawiye including ceeyr waa ay diideen FIDNADA XASNA DAAHIR AWEYS ee xamar ka wado.
xasna daahir aweys wuxuu la shirey AL SHABAAB si ay dagaalka iyaga u qaadaaan. sidoo kale qaxootiga RAASKAMBOONI kuwaas ayuu doonayaa inuu ku dagaal galo.
laakiin soomalida waxay tiraahdaa(NINKII DHOOF KU YIMID BAA GEERIDU DHIBEYSAA) kooxda raaskabooni qaxootiga xamar dhuumashada ku jooga haday u dagaalamaan XASNA DAAHIR AWEYS MR FIDNO WADE waa ay la socdaan in ay halaagsamayaan ishalah.
khawaarijiga WEEYN XASNA DAAHIR AWEYS wuxuu diyaar u yahay inuu dhiiga dadka muslimka xamar daaadiyo si uu u qanciyo gaalka weeyn AFAWERGE.
LAAKIIN waa adki doontaa XASNA DAAHIR AWEYS dagaalkan haduu bilaabo waa dagaalkii ugu danbeeyey uu qaado FIDNADII UGU danbeeysay uu sheeydaan xasna daahir ka dhex kiciyo dadka islaamka. XASNA DAAHIR AWEYS BAKHTIGIISA JIDADKA XAMAR AYAA lagu jiidaa inshalah.
- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: The game has started! Dahir Aways declares war !
luggoyo,Sir-Luggoyo wrote:![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Ismahan,
It's not shactiro, it's reality. Adeeradaa will never lose sleep on something that has no gain for them. As for Sheikh Sharif, dude is suffering from constant jetlag, he has never been on a plane this much in his entire life. He should give me the reighn two weeks and I will show him how to run a country.
I will hire snipers from Russia, kill all leaders of those opposed to him, give them a taste of their medicine and minions will fall into place. Negotiations would never bear fruit in this scenario, you give them and inch, they take a yard.
Its just in our human nature that whenever there is some gain in something we lose sleep over it. Lakin wa ruunta, Its all gain for beesha Gidiroos or nothing. Sometimes that is a bad characteristic.
As for Sh.Shariif, what I feared the most is coming out now. His inexperience and lack of leadership is beginning to show. Its better of if he resigned. I always thought Nuur Cade was a better candidate for the job than he.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 459 Views
-
Last post by zingii
-
- 2 Replies
- 404 Views
-
Last post by galia
-
- 1 Replies
- 382 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 12 Replies
- 923 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 32 Replies
- 4200 Views
-
Last post by quark
-
- 5 Replies
- 582 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 0 Replies
- 329 Views
-
Last post by original dervish
-
- 5 Replies
- 953 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 3 Replies
- 433 Views
-
Last post by Shirib