I called My parents today to explain to them about the Jail thing and this is how it went.
Hooyo: Hooyo askarta hala murmin. way dili doonaan. Visa ayaan soo raadsandoonaah insha allaah cunto la'aan ayaa meesha kugu dili doonta. Sheikh Hebel ayaan utagaayaah maanta si uu quraan kuusoosaaro si allaah kaaga xijaabo sharta gaalada.
aabo: bag ayay kugu tahay. Meesha ma gurigii hooyadaa ayaad moodaysay markaad edeb darada samaynaysay.Markii hore maxaa edeb darada kugu watay. Waa in ay beeraha kugu fashaan weeye si aad akhlaaq usoo yeelato.anigu hadaan ayaga ahaan lahaa ciraaq baan kuu diri lahaa si aad askartooda cunto ugu Kariso.Cabdulqaadir Cali cumar ayaan raadin doonaah berito si uu ula hadlo maraykanka oo ay kuusoocelshaan markaad xabsiga kasoobaxdo akhlaaq xumadaada aad aduunka lajoogto sharafta awoowgaa ayaad kuciyaartay






I was like



