Golaha nabadeynta ee howlo nabadeyn ah ka waday gobolka Gedo oo sheegay in xoogaga gobolkaasi ay ka ogolaadeen in masuuliyiinta dowladda ee ku sugan Doolow ay si nabad ah ku soo galaan gobolkaasi.
Posted: 5/5/2009 4:07:00 PM
Shabelle: BAARDHEERE
Golaha nabadeynta ee howlo nabadeyn ah ka waday gobolka Gedo ayaa sheegay in xoogaga gobolkaasi ay ka ogolaadeen in masuuliyiinta dowladda ee ku sugan Doolow ay si nabad ah ku soo galaan gobolkaasi.
Gole nabadeed oo ku sugan gobolka Gedo ayaa sheegay in masuuliyiinta xoogaga Islaamiga ah ee gacanta ku haya gobolkaasi ay ka ogolaadeen in masuuliyiinta dowlada ee ku sugan degmada Dooloow ee gobolkaasi ay ka ogolaadeen in si nabad ah gobolkaasi ay ku galaan.
Daa’uud Max’ed Xuseen oo ah gudoomiyaha gole u istaaga xalinta qilaafaadka xoogaga islaamiga ah ee gobolka Gedo iyo maamulkii dowlada ee gobolkaasi oo ku sugun qeybo ka mid ah gobolkaasi ayaa sheegay in meel wanaagsan ay u marayaan dhex dhexaadintooda.
Waxaa uu masuulkaasi intaa ku daray in xoogaga Al shabaab iyo kuwa Xisbul islaam ay ka ogolaadeen dedaalkaasi ayna ku wara galiyeen in masuuliyinta dowlada ee ku sugan degmada Dooloow ay soo gali karaan gobolkaasi iyagoo nabad ah.
Daa’uud ayaa intaasi raaciyay in Barre Hiiraale uu ka aqbalay dhex dhexaadinta ay wadaan.
Gudoomiyaha gole u istaaga xalinta qilaafaadka xoogaga islaamiga ah ee gobolka Gedo iyo maamulkii dowlada ee gobolkaasi ayaa sheegay in ay u tagayaan masuuliyiinta gobolka Gedo ee maamulkii dowlada ee ku sugan degmada Doloow is ay u sii dhameystiraan howlaha nabadeeynta ay wadaan,waxaana uu dowlada Ethiopia ku eedeeyay in ay hubeyso dhinacyada u gudba dhankeeda si ay dagaal ugu soo qaadaan dhanka kale.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
Dhageyso wararka 8:00-Subaxnimo maalin walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
Barre Hiiraale "accepts" peace process.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Barre Hiiraale "accepts" peace process.
Golaha Nabadeynta Gobolka Gedo Oo Sheegay In Xoogaga Gobolka ay ka ogolaadeen in masuuliyiinta Dowladda ee ku sugan Dolow ay si nabad ah ku soo galaan Gobolka
May 05,2009
by B/Dheere-Gedo-News
Golaha nabadeynta iyo Xalinta khilaafadka arimaha Gobolka Gedo ayaa rajo wanaagsan waxaa ay ka muujiyeen heerarka haatan ay marayaan dadaalada nabada Gobolka. Waxayna sheegeen in masuuliyiinta xoogaga Islaamiga ah ee gacanta ku haya gobolka ay ka ogolaadeen in masuuliyiinta dowlada ee ku sugan degmada Dooloow ee gobolka Gedo ay si nabad ah gobolka ku soo galaan.
Daa’uud Max’ed Xuseen oo ah Gudoomiyaha Golaha Nabadeynta iyo xalinta qilaafaadka Gobolka Gedo oo iminka ku sugan Baardheere ayaa sheegay in haatan ay mareyso meel wanaagsan dadaaladii nabada ee ay ka dhex wadeen dhinacyada isku haya Siyaasadaha Gobolka Gedo,isagoo sheegay in ergada nabad raadinta ahna ay maanta u ambabaxi doonaan dhinaca degmada Dolow.
Daa,uud Maxamed ayaa waxuu intaasi ku daray in xoogaga Al shabaab iyo kuwa Xisbul islaam ay ka ogolaadeen dadaalkaasi ayna ku wara galiyeen in masuuliyinta dowlada ee ku sugan degmada Dooloow ay soo gali karaan gobolka, iyagoo nabad ah,isagoo intaasina raaciyey in xildhibaanada iyo mas,uuliyiinta kale ee ku sugan degmada Dolow ay ka aqbaleen nabadeyntaasi.
Gudoomiyaha Golaha nabeynta iyo u istaaga xalinta qilaafaadka Gobolka Gedo ayaa sheegay in ay u tagayaan masuuliyiinta gobolka Gedo ee maamulkii dowlada ee ku sugan degmada Dolow is ay u sii dhameystiraan howlaha nabadeeynta ay wadaan,waxaana uu dowlada Ethiopia ka dalbadey in ay nagu taageeraan dadaalada nabada ee ka soconaya Gobolka Gedo.
A C Saalixi
Gedonet-Baardheere

-
xoogSADE14
- SomaliNet Super

- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Barre Hiiraale "accepts" peace process.
Allowing them to save face.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Barre Hiiraale "accepts" peace process.
Fasarkaa kore waxaan u fahmay kaliya inuu aqoonsaday da'daalka uu wado Daa'uud iyo xulafadiisba.Daa’uud ayaa intaasi raaciyay in Barre Hiiraale uu ka aqbalay dhex dhexaadinta ay wadaan.
-
CoolPoisoninthisbijj
- SomaliNetizen

- Posts: 540
- Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm
Re: Barre Hiiraale "accepts" peace process.
^^ i think so toozingii wrote:Fasarkaa kore waxaan u fahmay kaliya inuu aqoonsaday da'daalka uu wado Daa'uud iyo xulafadiisba.Daa’uud ayaa intaasi raaciyay in Barre Hiiraale uu ka aqbalay dhex dhexaadinta ay wadaan.
Re: Barre Hiiraale "accepts" peace process.
Good sign, alshabab is depleting and the people who stabbed us in the back are nothing but Beggars now
mashallah, odeygu mooriyaanti cimaamado u soo huwadey inuu baryadii ka aqbali dhoono bee illa egtahay
im always for peace, but to be honest if we really want to get rid of backwardness and conflict we need to apply some kind of martial-law in Gedo for at least a 1 year period
in the coming days Barre and his collaborators actions should be carefully observed its crucial we dont allow corruption and if he fails to thoroughly examine his steps then he deserves what he gets, having said that i think he should work things out in Gedo for good before taking the next step to Kismaayo because we want to eliminate any chance of the Backstabbing that started this whole mess.
we should be critical with Barre but not Anti-Barre because he is after all holding the SADE Crown at the moment.
inshallah it will all work out

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 24 Replies
- 2570 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 0 Replies
- 450 Views
-
Last post by newsbot
-
- 30 Replies
- 2921 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 11 Replies
- 3585 Views
-
Last post by Adali
-
- 23 Replies
- 1908 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 2 Replies
- 567 Views
-
Last post by Reer Burao
-
- 12 Replies
- 1578 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace
-
- 0 Replies
- 687 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 6 Replies
- 674 Views
-
Last post by Awraadle