Haddaba miyaan la gaadhin wakhtigii aynu ''Somalia'' aayaheeda ka talin lahayn??
Waxaa marag ma doonta ah in Somalia mar ahayd quwaddii Africa, ugu awooda badnayd, uguna bilicda wanaagsanayd.
Dagaalka sakeeyaa dib noo dhigayee
Dalkaygiyoow, Dalkaygiyoow!
Ma og tahay ''Taban taabadii iyo isla taakulayn bay, gacmo tammar ku yeeshaan''
