Page 1 of 3
Do You Support ''Somaliweyn''????
Posted: Tue May 05, 2009 5:16 pm
by Cawaandi_91
Aduunkan Dad kastaa dhulkooda ayay leeyihiin oo degaan oo ku fanaan, laakiin inagu ''Soomaaliya'' ayaynu leenahay,
Haddaba miyaan la gaadhin wakhtigii aynu ''Somalia'' aayaheeda ka talin lahayn??
Waxaa marag ma doonta ah in Somalia mar ahayd quwaddii Africa, ugu awooda badnayd, uguna bilicda wanaagsanayd.
Dagaalka sakeeyaa dib noo dhigayee
Dalkaygiyoow, Dalkaygiyoow!
Ma og tahay
''Taban taabadii iyo isla taakulayn bay, gacmo tammar ku yeeshaan''

Re: Do You Support ''Somaliweyn''????
Posted: Tue May 05, 2009 5:21 pm
by Serena
No I do not.
Re: Do You Support ''Somaliweyn''????
Posted: Tue May 05, 2009 5:23 pm
by kambuli
Dee haaye maxaad kala qaybqaybsiey? Maad Calanka Buluuga ah keliya meesha keentid?
Re: Do You Support ''Somaliweyn''????
Posted: Tue May 05, 2009 5:25 pm
by Cawaandi_91
kambuli wrote:Dee haaye maxaad kala qaybqaybsiey? Maad Calanka Buluuga ah keliya meesha keentid?
This is Somaliweyn.
Re: Do You Support ''Somaliweyn''????
Posted: Tue May 05, 2009 5:26 pm
by abdikarim86
i support

and

Re: Do You Support ''Somaliweyn''????
Posted: Tue May 05, 2009 5:27 pm
by Xamari_76
Re: Do You Support ''Somaliweyn''????
Posted: Tue May 05, 2009 5:29 pm
by abdikarim86
^ thanks for the correction

Re: Do You Support ''Somaliweyn''????
Posted: Tue May 05, 2009 5:29 pm
by blithe
Re: Do You Support ''Somaliweyn''????
Posted: Tue May 05, 2009 5:30 pm
by Elan Morin Tedronai
Always have and always will.
And every true somali shares the same opinion.

Re: Do You Support ''Somaliweyn''????
Posted: Tue May 05, 2009 5:31 pm
by DisplacedDiraac
Re: Do You Support ''Somaliweyn''????
Posted: Tue May 05, 2009 5:32 pm
by kambuli
Re: Do You Support ''Somaliweyn''????
Posted: Tue May 05, 2009 5:33 pm
by Cawaandi_91
abdikarim86 wrote:i support

and

Anigu Somalilander baan ahay laakiin, midnimadda soomaaliyeed waa muqadas.
Re: Do You Support ''Somaliweyn''????
Posted: Tue May 05, 2009 5:33 pm
by Xamari_76
abdikarim86 wrote:^ thanks for the correction

No problemoo..
Re: Do You Support ''Somaliweyn''????
Posted: Tue May 05, 2009 5:40 pm
by Elan Morin Tedronai
Cawaandi_91 wrote:abdikarim86 wrote:i support

and

Anigu Somalilander baan ahay laakiin, midnimadda soomaaliyeed waa muqadas.
brother, iskaillali caar mayshan joga. Hathai komaqlan waahha teeri, why kuku sobai doonan
Re: Do You Support ''Somaliweyn''????
Posted: Tue May 05, 2009 5:43 pm
by abdikarim86
Elan Morin Tedronai wrote:Cawaandi_91 wrote:abdikarim86 wrote:i support

and

Anigu Somalilander baan ahay laakiin, midnimadda soomaaliyeed waa muqadas.
brother, i
skaillali caar mayshan joga. Hathai komaqlan waahha teeri, why kuku sobai doonan
iska ilaali qaar meeshan jooga. hadii ay ku maqlaan waxaad tidhi wey ku dili doonaan
you harp on about somalinimo yet you cant speak somali
