Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Post by CoolPoisoninthisbijj »

Madaarka Magaalada Caabudwaaq Oo Muddo 5 Sano Kadib Dib Loo Furay (Daawo Sawirada)

Ku dhowaad 5 sano oo uu xirnaa Airport ka magaalada ayaa waxaa maanta oo ahayd furitaankiisii kasoo dagay xubno wafti ah oo ka kala socday hay`adaha UNICEF iyo WFP kuwaas oo ay siday diyaarada soogaartay Airportka, waxayna gaarayeen ilaa 8 xubnood oo kala ahaa 6 ajaaniba oo kala ahaa 3 dumara iyo 3 ragga halka 2 kalana ay ahaayeen Soomaaliya.

Xubno isugu jira maamulka dagmada iyo odayaasha dhaqanka ayaa ku soodhaweeyay waftiga Airport ka iyo magaalada waxaana intii ay joogeen magaalada ay soo kormeereen goobaha lagu barakacay iyo adeegyada bulshada iyagoo markii danbe kulan layeeshay maamulka oo ay uga mahad celiyeen qaabka ay isugu hawleen habaynta Airpor ka iyo dayac tirkiisa iyagoo sheegay inay ku dhibqabeen safarka dhulkaa markay ka soodagaan Dhuusa-mareeb.

Waxaa isugu tagay boqolaal dad wayna ah kuwaasoo katagay dagmada si ay uga qaybgalaan xaflada furitaanka Airport.ka Moqor kaasoo 5 km dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada si ay umuujiyaan dareenkooda farxaded ee kuwajahan Airport.ka. Madaxda maamulaka culimada Sixidda Siyaasadaha isdiidan ee Soomaaliya ee Ehlu Sunna Wal jameeca ayaa usheegay ganacsatada iyo hayadahaba inuu ufuran yahey oo ay isticmaali karaan iyagoo intaasi ku darey inay wali wadaan dayac tirka iyo balaarinta Airport.ka oo ay maalmahan gacanta kuhayeen.

Gudoomiyaha maamulka culumada Ehlu suna ee degmada Caabudwaaq sheekh Bashiir Cabdi Colaad ayaa ugu baaqay cidkasta oo kashaqaynaysa dagmada ama wax ugu qabanaysa inuu ufuranyahay oo aanay jirin shuruud ama qarash wax lagu xirayo oo ay isticmaali karaan waqtigii ay ubaahdaan waxaana halkaasi lageeyay ciidamo katirsan maamulka Sunniga si ay ammaanka Airport.ka u dhawraan.

http://www.gedonet.com/index.php?news=5479
CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Re: Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Post by CoolPoisoninthisbijj »

User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Post by BaasAbuur »

Interesting. I didn't know Cabudwaq had an airport.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Post by Voltage »

Looks like a nice and long runway. I hope this means reer Mudugi have been civilized.

Most importantly it looks like the place is getting the attention of the U.N. Every conceivable thing Somaliland and Puntland ku faanaan is done through U.N NGO funding even their so-called elections. Reer Mudug need peace and once they get that the U.N will go in.
CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Re: Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Post by CoolPoisoninthisbijj »

^^ Voltage just say Mashallah and move along

Ahlu Suna Wal Jama say they gonna rebuild the airport and they're not gonna collect taxes

Madaxda maamulaka culimada Sixidda Siyaasadaha isdiidan ee Soomaaliya ee Ehlu Sunna Wal jameeca ayaa usheegay ganacsatada iyo hay^adahaba inuu ufuran yahey oo ay isticmaali karaan iyagoo intaasi ku darey inay wali wadaan dayac tirka iyo balaarinta Airport.ka oo ay maalmahan gacanta kuhayeen.

Gudoomiyaha maamulka culumada Ehlu suna ee dagmada Caabudwaaq sh Bashiir Cabdi Colaad ayaa ugu baaqay cidkasta oo kashaqaynaysa dagmada ama wax ugu qabanaysa inuu ufuranyahay oo aanay jirin shuruud ama qarash wax lagu xirayo oo ay isticmaali karaan waqtigii ay ubaahdaan waxaana halkaasi lageeyay ciidamo katirsan maamulka Sunniga si ay ammaanka Airport.ka u dhawraan.
User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Post by BaasAbuur »

Why was the Airport closed in the first place?
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Post by Voltage »

Horta I have noticed Islamic adminstrations in Somalia achieve more in weeks what it takes Cilmaani administrations years.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Post by zingii »

wadaadadii tartan bay galeen oo lagu raadinayo kalsoonida iyo taageerada bulshada soomaaliyeed.
Thats how to get the support of the locals.
i say rageedi onto you(wadaads). :up:
User avatar
Real_1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 658
Joined: Tue Oct 12, 2004 3:48 pm
Location: grb airport gedo

Re: Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Post by Real_1 »

i thought "warlords" didn't do anything productive for the community :mrgreen:
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Post by snoop12 »

what you talking about??

they didnt open anything and Cabudwaaq always had those shit airports most somali cities have, if they gonna develop on it Great :up:

horta Ahlu suna Wal jamaca are doing great things in Mudug, lets just hope they dont fall apart when Alshabab is eliminated.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Post by zingii »

But why was it closed for 5 years?
CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Re: Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Post by CoolPoisoninthisbijj »

this is why i want Ahlu Sade Wal Jama to take over Gedo and Jubaland

:down: Shabab

:up: Ahlu Sade Wal Jama in Dolow and Abudwaq
User avatar
Real_1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 658
Joined: Tue Oct 12, 2004 3:48 pm
Location: grb airport gedo

Re: Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Post by Real_1 »

when one group has a monoply on power and is providing security progress is usually not far behind this doesn't just go for abudwaq but all of somalia
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Post by snoop12 »

zingii wrote:But why was it closed for 5 years?
it was never closed!!

people can travel with small jets anytime to Cabudwaaq, but there was a project going on where we were suppose to build a big modern airport, unfortunately some short sited folks had to ruin it :down:

if Ahlu Suna Wal Jama continues who knows, developers might come and restart the project :clap:
User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: Abudwaq airport reopend by Ahlu Suna Wal Jama

Post by BaasAbuur »

Real_1 wrote:when one group has a monoply on power and is providing security progress is usually not far behind this doesn't just go for abudwaq but all of somalia
True but not when they have so many enemies across many seas and the chances of them eventually being destroyed with the regions they control are so high.

Coolpoison, why do you support Ahlu Sunna wal jameeca? Ma suufi baa tahay or do you have other reasons? :|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”