Kordhiso luuqada Somaliga

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Kordhiso luuqada Somaliga

Post by 1nemansquad »

..threadkan waxaa ufurey in aan isku weydiino ereyada Somaliga oo aan aqoonin, walah afSomaligeeyga waa khasaaro marka waa inaan sidaan iska badalo/iska badalno; waan ogahey ineeydaa badankiin waxba idhamin

..cosob? maxaa waye macnaheeda

..sidoo kale, cagaagane? maxaa waye ayadana
User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Re: Kordhiso luuqada Somaliga

Post by 1nemansquad »

..waxaa umaleena Cagaagane waa degaan/tuulo?

..Gamankii?
Last edited by 1nemansquad on Sat May 09, 2009 1:23 am, edited 1 time in total.
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Kordhiso luuqada Somaliga

Post by Cawar »

Cosob?? a chicks name

Cagaagane?? a qaldaan word.

On a diff. note.. whats up with you these days?? waa soo jil jilicdaye?? ma dhimanooysaana kaaley?? :lol:
User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Re: Kordhiso luuqada Somaliga

Post by 1nemansquad »

..haa Cosob waa magac dumareed laakiin macno bee leedahay

..mawduuca aan ka hadleeyo lajoog fadlan sxb

..Gaari dhaban? macnaheeda mataqaan
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Kordhiso luuqada Somaliga

Post by Cawar »

Ok, cosob if I remember it correctly..has something to do with roob(rain)..not sure though.. but I suspect it has some other origins like Cusayb(new) etc.

Gaari dhaban?? come up with real af somali man and not dialects spoken by some ppl or some towns/cities.. Anyways what is it??

Gaari= baabur, but the word is indian in origin and ..dhaban= even.. so dont know what to make of it. :mrgreen:

Adiga ma taqaan what these words mean..

Daw
Faataadhugle
Warxumo-tashiil
gaashaanbur
Midowga
Laanbuur
Saxansaxo

??
User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Re: Kordhiso luuqada Somaliga

Post by 1nemansquad »

..ereyada aan adin weeydiinayo ma aqaani, hadaan aqoon lahaa ma adin weeydiin laheen

..lol@ ileey, xoolo baa tahey waraa; waxaa iweydiineeysid maxaa waaye?

..anway, faataadhugle waxa waaye showwiste camal

..warxumo-tashiil, qof oo waxbaas lee markasto wareejinayo

..gaa shaanbur makasaayi

..midowga, wakasaa laakin maxasuusbi hada

..laanbuur, macno yaal badan eey leedahe
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Kordhiso luuqada Somaliga

Post by Cawar »

Fok off MF.. I eat you alive with af somali.. lakin I will let you have your fun with it. :lol:

Gashabur = Alliance.. like Gashanburta Nato/Warsaw etc etc

Midowga-= Midowga Soviet... United etc etc


Laanbur maxaa waaye intaa adi kaseeysisd?? :mrgreen:

And how about Daw? or dawga??

PS. Cosob saan ku sheegay lee waaye.. but lets wait for the others.. and yeah next time dont ask what you dont know.lol
User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Re: Kordhiso luuqada Somaliga

Post by 1nemansquad »

..sideen ku baranaa erayaashan macanahooda hadaa dadka weydiinin? marax ilbuun

..midowga macnaheeda waa kasaayey laakin ereykale oo afsomali ah aan kugu shego aa wayey, sidaa u jeedin marabi ingiriis dhan inaa qoro lol

..daw makasaayi waxeey tahe

..Cosob? dadka kale waxeey kadhanaan aa arkenaa
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Kordhiso luuqada Somaliga

Post by Rightwing »

1nemansquad wrote:..threadkan waxaa ufurey in aan isku weydiino ereyada Somaliga oo aan aqoonin, walah afSomaligeeyga waa khasaaro marka waa inaan sidaan iska badalo/iska badalno; waan ogahey ineeydaa badankiin waxba idhamin

..cosob? maxaa waye macnaheeda

..sidoo kale, cagaagane? maxaa waye ayadana

Iman,
SXB, Cawar adigaa dhaama. Cawar waa an Adult teanage lagu dhiibay oo teanaga is moodaya.
Back to the topic

Cosob=Naq, Barwaaqo and cetra
Gaari-dhaban= Waxaan u malaynayaa inaad qaladay sidaad usoo qortay. Ku noqo.
cagaagane=Barefoot, like your qurjiile grandfather


Cawar
Faataadhugle=Adigoo kale "qafka faanka badan"
Warxumo-tashiil=Adigoo kale "qofka had iyo jeer warka xun ka shaqeeya"
gaashaanbur=alliance
Midowga=Union
Laanbuur=Af walalaweyn
Saxansaxo=Saxamsaxada roobka ee udgoon

Bar ama Baro
User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Re: Kordhiso luuqada Somaliga

Post by 1nemansquad »

..lol, asxantu sheikh caato; ileey sifiican baa ugashey, wala weeynkaas baanbo nacaye :up:
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Kordhiso luuqada Somaliga

Post by Cawar »

Rightwing wrote:
1nemansquad wrote:..threadkan waxaa ufurey in aan isku weydiino ereyada Somaliga oo aan aqoonin, walah afSomaligeeyga waa khasaaro marka waa inaan sidaan iska badalo/iska badalno; waan ogahey ineeydaa badankiin waxba idhamin

..cosob? maxaa waye macnaheeda

..sidoo kale, cagaagane? maxaa waye ayadana

Iman,
SXB, Cawar adigaa dhaama. Cawar waa an Adult teanage lagu dhiibay oo teanaga is moodaya.
Back to the topic

Cosob=Naq, Barwaaqo and cetra
Gaari-dhaban= Waxaan u malaynayaa inaad qladay sidaad usoo qortay. Ku noqo.
cagaagane=Barefoot, like your qurjiile grandfather


Cawar
Faataadhugle=Adigoo kale "qafka faanka badan"
Warxumo-tashiil=Adigoo kale "qofka had iyo jeer warka xun ka shaqeeya"
gaashaanbur=alliance
Midowga=Union
Laanbuur=Af walalaweyn
Saxansaxo=Saxamsaxada roobka ee udgoon

Bar ama Baro
Qahooti always thinks like qaxooti.. :lol:

War aniga geed hoostis kuma dhalan, hospitalkaan ku dhashay weli wuu dhisan yahay , despite the war and all..

With that said.. didnt I say Cosob had to do with roob and barwaaqo?? or wasnt I at least close?? reerjabuti xaasid qaldaan ..always thinking in qabil lenses. :lol:

Anyways, bal car sheeg what daw means..if your claim to have any meaningful credit.??
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Kordhiso luuqada Somaliga

Post by Rightwing »

1man
SXB,that man with one eye and few teeth, waa an adult teanage lagu dhiibay. Isagoo Gaalkacayo ku dhashay ayuu iska dhigaa inuu Xamar ku dhashay. :lol: :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Kordhiso luuqada Somaliga

Post by Babygirl- »

Cawar wrote:
Rightwing wrote:
1nemansquad wrote:..threadkan waxaa ufurey in aan isku weydiino ereyada Somaliga oo aan aqoonin, walah afSomaligeeyga waa khasaaro marka waa inaan sidaan iska badalo/iska badalno; waan ogahey ineeydaa badankiin waxba idhamin

..cosob? maxaa waye macnaheeda

..sidoo kale, cagaagane? maxaa waye ayadana

Iman,
SXB, Cawar adigaa dhaama. Cawar waa an Adult teanage lagu dhiibay oo teanaga is moodaya.
Back to the topic

Cosob=Naq, Barwaaqo and cetra
Gaari-dhaban= Waxaan u malaynayaa inaad qladay sidaad usoo qortay. Ku noqo.
cagaagane=Barefoot, like your qurjiile grandfather


Cawar
Faataadhugle=Adigoo kale "qafka faanka badan"
Warxumo-tashiil=Adigoo kale "qofka had iyo jeer warka xun ka shaqeeya"
gaashaanbur=alliance
Midowga=Union
Laanbuur=Af walalaweyn
Saxansaxo=Saxamsaxada roobka ee udgoon

Bar ama Baro
Qahooti always thinks like qaxooti.. :lol:

War aniga geed hoostis kuma dhalan, hospitalkaan ku dhashay weli wuu dhisan yahay , despite the war and all..


With that said.. didnt I say Cosob had to do with roob and barwaaqo?? or wasnt I at least close?? reerjabuti xaasid qaldaan ..always thinking in qabil lenses. :lol:
Anyways, bal car sheeg what daw means..if your claim to have any meaningful credit.??

:lol: :lol: :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Kordhiso luuqada Somaliga

Post by Rightwing »

Daw=Toobiyaha :lol: :lol: Toobiyaha qaad aka dawgaas sii mar.

Dadkii afsoomaaliga soo alifay ayaad adigoo walaweyna waxka waydiinaysaa
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Kordhiso luuqada Somaliga

Post by Cawar »

Rightwing wrote:Daw=Toobiyaha :lol: :lol: Toobiyaha qaad aka dawgaas sii mar.

Dadkii afsoomaaliga soo alifay ayaad adigoo walaweyna waxka waydiinaysaa
Lol. Anigu nin baan yahay , ma naag baan yahay..isnt that how you guys talk?? reer jabuti af somali hakugu challenge gareeyo waab aduunyo gadoon.

Go with Kaniifka or kaliifka, macooy and shit thats between canfari/yemeni and somali..you know jack about af somali sxb..soo alifay kulahaa.. :lol:

And what I am not saying is even more...waar abihi buu ku wasay and ish like that...lol
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”