Topnews:-Dagaalka Mogadishu oo galay jawi adag iyo ajnabiyiin rayidka gabood falaya+Sawiro.
Mogadishu 10 May 2009 Waagacusub Media.
Xoogaga Xisbul Islaam garabka Hassan Dahir Aweys ayaa furan dagaal ka oogay jiida Cali Kamiin ee degmadda Wardhiigleey waxaana laga cabsi qabaa inay godoon galaan ciidamadda Maxaakiimta ee ka dagaalamaya agagaarka Xarunta Xisbiga ee dhacda jidka Warshadaha.
Meeydadka 13 ka mida dagaalyahanada Khawaarijta Caalamiga ee Shabaab oo lix ay yihiin ajnabiyiin aan la xaqiijin dalalka ay u dhasheen ayaa yaal barahii lagu dagaalamay ee degmadda Yaaqshiid,waxayna kooxda Shabaab iskugu aruurtay Xaafadda Xera Jarmalka ee u dhaxeysa Isgoyska Ifka Xalan iyo garaashkiii gaadiidka Eveco.
http://www.waagacusub.com/news/10.05.09.1.htm
Allaahu Akbar, may Allah kill them by the swords of the mujahideen.amiin
13 shabaab murtaddeen amongst them foreigners killed
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 122 Views
-
Last post by Shirib
-
- 7 Replies
- 801 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 37 Replies
- 2676 Views
-
Last post by yunis09
-
- 27 Replies
- 124 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 420 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 17 Replies
- 1326 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 12 Replies
- 1364 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 1 Replies
- 11 Views
-
Last post by Naaima
-
- 31 Replies
- 3323 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 636 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier