Wardegdeg ah: Yuusuf Indha-cadde oo Hubkiisa iyo ciidankiisa ku Wareejiyay Xisbul Islaami
By Somalimirror on 10 May, 2009 7:25 PM in Main, Wararka
Indha-caddeYuusuf Indha-cadde ayaa goordhaw Hubkiisa iyo ciidamadiisaba ku wareejiyay Sheekh Xassan Daahir Aweys oo ka tirsan madaxda Sare ee Xisbul Islaami kadib shir muddo saacado ah ka socday Xarunta Warshadda Baastada o ay wada qaateen Sh.Xassan Daahir Aweys, Dr.Cumar Iman Abu-bakar iyo Yuusuf Indha-Cadde.
warkan ayaa waxaa xaqiijiyay Tv-ga Aljazeera oo afka carabiga ku baxa.
Wixii Faahfaahin ah oo ka soo cusboonaada arrintaas dib ayaan idin kala soo socodsiin doonaa.
Breaking News: Indhacadde surrenders to al-Shabaab&Xisbul
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Breaking News: Indhacadde surrenders to al-Shabaab&Xisbul
War aya kuwan ummada ka qabta
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 8 Views
-
Last post by Garuun
-
- 9 Replies
- 477 Views
-
Last post by Captain24
-
- 5 Replies
- 826 Views
-
Last post by luis1
-
- 6 Replies
- 1029 Views
-
Last post by quark
-
- 4 Replies
- 66 Views
-
Last post by Sheikh Mustafa
-
- 3 Replies
- 813 Views
-
Last post by original dervish
-
- 8 Replies
- 1488 Views
-
Last post by guhad122
-
- 0 Replies
- 568 Views
-
Last post by Sanaagian
-
- 27 Replies
- 3160 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 16 Replies
- 2840 Views
-
Last post by X.Playa