Odayasha iyo waxgaradka beesha SADE ee OHio USA oo sheegay i

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

CoolPoisoninthisbijj
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 540
Joined: Sat Jun 07, 2008 4:33 pm

Odayasha iyo waxgaradka beesha SADE ee OHio USA oo sheegay i

Post by CoolPoisoninthisbijj »

Odayasha iyo waxgaradka beesha SADE ee OHio USA oo sheegay in shirka la qabanayo uu yahay Colaad Huris.(Sawiro)

Magaalada Columbus Gobalka Ohio ee Cariga marekanka ayaa waxaa laguqabtay shirwayne ayka soo qayb galeen waxgaradka, Nabadoonada iyo aqonyahaniin ku howlanaa shir waynihii guud ee Beesha Sade ay laguqaban lahaa qurbaha, shirkaan oo kooxo qaswada yaal ah ay ka leexiyeen ujeedadii lagu talagalay ayaa waxaa dadkii kahadlay ay ku nuux nuuxsadeen in ay shirka Lagaleexin karin sidii loogu talagalay haatana shirka Dib loo dhigaayo,ilaa iyo is fahan danbe,cidii isku dayda qabsoomidiisan ay ayga masuuliyada qadi doonaan.



Mudo kadib markii la sameeyay u kuur galid ku saabsan shaki hareeayay shirweynaha ayaa waxaa soo baxy in ay jiraan kooxo hagal daacinaya shirka beesha oo dano gooniya leh kuwaas oo gacan saar laleh mid kamid ah kooxaha ku hardamaya siyaasada Somalia.



Odayashii iyo nabadoonadii kulankaasi ka hadlay ayaa waxa ay dareen murugo leh ka muujiyeen in ay nasiib daro tahay in xili xaalado cakiran ay ka taganyihiin deegamada ay beeshu dagto ay sacadan soo baxaan kooxo kale oo doonaya in ay ragaadka ku sii fogeeyaan halkii gurmad iyo maamul loo radin lahaa,waxayna bananka iska dhigeen in aysan marnaba taageeri doonin kulamo caynkaasi oo kalaa.



Adeer deegamada aan u ordaynaa waxay u bahanyihiin nabad horumar,dibu heshisiin,iyo ilaalinta xaquuqda dadka kale,mana ahan in aan noqono kuwo garan waaya waxa horyaal kuwa arintaas isku dayayana shir walba oo ay qabtaan waxba ma badali karaan umadana waxn usoo jeedinaynaa in ay ilahay ku xirnaadaan,kana qayb qaataan isku dayada nabada iyo hurumarka la doonayo in lagaaro.



Nabadoo mahad gacaney ayaa ku xeeldheeraaday sida ay muqadas u tahay midnimada iyo kawadashaqaynta danaha guud.



Sidookale nabadoonada iyo ugaaska ayaa iyaguna sidookale ku booriyay in magacaooda loo isticmaalikarin wax lidku ah Danahaguud ee shacabka Somaliyeed gaar ahaan gobolada ay u dhasheen.



Qaar kamid ah dumarkii ka soo qayb galay kulanka ayaa waxa ay halkaasi ka soo jeediyeen hadlo qiiro leh buran buro iyo dar daaran ay kula hadlayeen somaliweyn,gaar ahana waxay baaq u direen dadka gobolada gado iyo gal gaduud oo ay u soo jeediyeen in ay nabada u guntadaan.



Saynab ismciil Nuur ayaa tiri Nikii qurbaha ku kala qoqobaya dadka ha ogaado maalin unbaan laban doonaa wixii nool wana lala xisaabtami doona nabada iyo hurumarka kan diidan wan diidnay.



Dadaka kahadalay shirkan oo aad u badnaa waxaa ka mid ah.



Sh. Mohamed Abdull Farah

Nabadoon Mahad wadeeco (Gamacamay)

Nabadoon Hasan Hashi

Ugaas Mohamed Ugaas Xirsi

Nabadoo Hashi Ali Mire (Hashi Dheere)

Nabadoo Abdisalam Hassan Kooshin

Nabadoon Xaydar Cali dhuux

Sheekh Hassan Jilicoow

Sheekh Ali Ma’alin

Sheekh Maxed Ali Iise



Iyo Xubno kale oo aad u badan.



Dhamaan Waxgaradkan ayaa waxa ay isku raaceen in dadka ka so jeeda deegamadaasi ay ka diktoonaadaan wax walba oo dhalin kara xiisado iyo colaado markale curta.


Image

Image

http://www.gedoonline.com/?p=1001
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Odayasha iyo waxgaradka beesha SADE ee OHio USA oo sheegay i

Post by zingii »

The top picture, iknow four of them, two of them by names( nuur gaab & sulub) and i dont see their names on that list.
On the bottom picture i can recognise the two in the midle but dont know their names.

anyways, uma bogin kala jabkan iyo isqilaafkan.
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Odayasha iyo waxgaradka beesha SADE ee OHio USA oo sheegay i

Post by snoop12 »

how come there are no youth or women gatherings for Beesha??
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Odayasha iyo waxgaradka beesha SADE ee OHio USA oo sheegay i

Post by zingii »

snoop12 wrote:how come there are no youth or women gatherings for Beesha??
I didn't even know about this meeting. :shock:
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Odayasha iyo waxgaradka beesha SADE ee OHio USA oo sheegay i

Post by snoop12 »

Zingii

i dont even think it was a real meeting, these pictures are the same as the last meetings pictures :lol:

there is a political aim behind this, your just too young to understand it :P

my advice is dont pay attention to this idiot Coolcaaq
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Odayasha iyo waxgaradka beesha SADE ee OHio USA oo sheegay i

Post by zingii »

It could be.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”