Page 1 of 1

somaliland troops looking for pirates in laasqoray

Posted: Mon May 11, 2009 4:37 am
by The_Emperior5
Somaliland Oo Weerar Culus ku Qaaday Laasqoray...

{Laasqoray}8-05-09Ciidanka ammaanka ee maamulka Somaliland ayaa weerar ku qaaday labo doon oo ku sugnaa xeebta degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag

Ciidanka ammaanka ee maamulka Somaliland ayaa weerar ku qaaday labo doon oo ku sugnaa xeebta degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ka dib markii ay uga shakiyeen budhcad badeednimo.

Weerarkaasi ayaa dhaawac daran waxaa ka soo gaadhay mid ka mid ah kaluumaysatada iyadoo ciidanka ammaanka ay gacanta ku dhigeen shan ka mid ah kaluumaysatadaasi.

War ka soo baxay ciidanka ammaanka ee Somaliland ayaa lagu sheegay in doonyaha la weeraray ay damacsanaayeen fal budhcadnimo ah, ha yeeshee waxaa la sheegayaa in doonyahaasi ay yihiin kuwo kaluumaysi.

v dhacdadan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo dibadbaxyo ka dhan ah budhcad badeeda ay maalmihii u dambeeyay ka dhaceen deegaanada maamulka Puntland.

Widhwidh Online News Desk..Media Center

Re: somaliland troops looking for pirates in laasqoray

Posted: Mon May 11, 2009 4:51 am
by The_Emperior5
i wan to live in lasqoray maakhir i love maakhir :P :sland: :up:
way dhaqaaqday.

Re: somaliland troops looking for pirates in laasqoray

Posted: Mon May 11, 2009 6:05 am
by sheekh-Farax-zero
Emp5

marmar inaa xaqiiqda isu sheegto way fiican tahay,, LaasQoray laba markab ayaa lugu haystaa
mid weyn oo Italy leedahay,, iyo markab kalluumaysi oo masaari ah,, ruqsadna ka haysta riyaale
inuu xeebihiina ka kalluumaysto,, why are your powerfull navy can't free them?

Re: somaliland troops looking for pirates in laasqoray

Posted: Mon May 11, 2009 6:12 am
by Keyse_0208
11 pirates, sentenced to 20--25 years each in berbera
http://hadhwanaag.com/newsdetail.jsp?selectid=20388



and another 14 also sentenced to 20--25 years by the same court.
http://hadhwanaag.com/newsdetail.jsp?selectid=20364.


thats 25 pirates now serving 25 to life..... talk about Harsh reality

Re: somaliland troops looking for pirates in laasqoray

Posted: Mon May 11, 2009 6:25 am
by sheekh-Farax-zero
those pirates are arrested in samewhere close to Barabara but not in LasQoray :down: