I love maakhir state ilahay hano dayoo.
Posted: Mon May 11, 2009 4:52 am
Somaliland Oo Weerar Culus ku Qaaday Laasqoray...
{Laasqoray}8-05-09Ciidanka ammaanka ee maamulka Somaliland ayaa weerar ku qaaday labo doon oo ku sugnaa xeebta degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag
Ciidanka ammaanka ee maamulka Somaliland ayaa weerar ku qaaday labo doon oo ku sugnaa xeebta degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ka dib markii ay uga shakiyeen budhcad badeednimo.
Weerarkaasi ayaa dhaawac daran waxaa ka soo gaadhay mid ka mid ah kaluumaysatada iyadoo ciidanka ammaanka ay gacanta ku dhigeen shan ka mid ah kaluumaysatadaasi.
War ka soo baxay ciidanka ammaanka ee Somaliland ayaa lagu sheegay in doonyaha la weeraray ay damacsanaayeen fal budhcadnimo ah, ha yeeshee waxaa la sheegayaa in doonyahaasi ay yihiin kuwo kaluumaysi.
v dhacdadan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo dibadbaxyo ka dhan ah budhcad badeeda ay maalmihii u dambeeyay ka dhaceen deegaanada maamulka Puntland.
Widhwidh Online News Desk..Media Center