say allahu akbaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaar
breaking news say aluhu akbar!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- yawle
- SomaliNetizen

- Posts: 887
- Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
- Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn
Re: breaking news say aluhu akbar!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1
What is this? Daddy's old army

Markii ugu horey ay ciidamada Dowlada la waregeen goobaha muhiim ay xisbul islaami heystay
Dagaal faraha looga gubtay oo saakay bilaawday deegaanka Yaaqshiid ayaa u muuqda in caawa lagu kala baxay kadib markii kooxa islaamiyiinta ee xawaariga ku socda loo awoosheegtay markii ugu horey intay soo ifbaxeen ciidamada Islaamiyiinta.
Dagaalka oo horey looga bartay ciidamada Dowlada ay kala yacaan markay xabada bilaabata ayaa caawa tani waxay ka dhigeysaa in ay kalsooni buuxda soo gasho madaxweyne Sheikh Shariif ay qayaameen saxiibadiis ay xerta islahayeen kuwaa oo gooba muhiim ah u faarujiyey kooxaha mucaaradka ee islaamiyiinta
Wali lama arag ciidamada Islaamiyiinta oo dabada jeedinaayo maanta ka hor taani waxay noqoneysaa rajo soo gashay ciidamada dowlada oo lagu ogaa baqdiin badan iyo cagtood malayaal
Ciidamada caawa guusha gaaray ayaa lagu macaneyey kala qeyb qaadashada uu kala qeyb qaatay dagaalka Madaxweyne Sheikh Shariif oo isagu lagu yaqiinay xiligii maxkamadaha dagaalka kula jireen hogaamiyaasha dagaalka in uu furunta joogay har iyo habeen
Waxaase caawa xusid mudan in labada Sheikh Shariif iyo Sh Xasan ee xiligaan u tafaxeetay dhiiga shacabka Maslimiinta ay caawa xirnayeen tuutooyinka dagaala iyagoona furunta isla joogeen
Dhanka kale dagaalada ka jira Muqdisho ayaa sii dhiiragaleen Hay’adda Culimada Somaliyeed kuwaa oo labada qoloba sheegay in ay ahlu jana yihiin labada qolana ay xaq ku taagan yihiin taa oo ka dhigeysa Shariifna gar leh Sheikh Xasana gar leh
Xafiiska Warqabadka Sweden
dayniilecom@hotmail.com
deyniilenews@yahoo.com
--------------------------------------------------------------------------------

the biggest threat to alshabab fockers are the respected uluma,the uluma has spoken the long waited truth.
--------------------------------------------------------------------------------
Muftiga Soomaaliyeed ee ku xeesha dheer dhinaca Diinta Shiikh Cumar faaruuq oo ku tilmaamay dagaalka ka soconaya Muqdisho mid fitno ah oo ay ku jirto hawo adduunyo. ( Dhagayso Wareysiga Shiikh Cumar Faaruuq ) Shiikh Cumar faaruuq ayaa uga digay dhinacyada islaamiyiinta ee ku dagaalamaya Muqdisho cadaab iyo caro alle oo uga timaado dhinaca rabbi.
Shiikh Cumar faaruuq.
Halkaan Ka Dhageyso Codka Sheikh Omar Faaruuq (Halkaan Riix)
Muftiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sucuudi carabiya Shiikh Cumar Faaruuq ayaa ku tilmaamay dagaalka ka soconaya Magaalada Muqdisho mid Fitno ah oo ay ka danbeyso hawo adduun.
Shiikh Cumar faaruuq oo khadka taleefanka Caawa ugu waramayay Idaacada Hornafrik ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhinacyada ku dagaalamaya Magaalada aanay haysanin wax nidaam ah oo waafaqsan shareecada Islaamka .
Waxaa uu sheegay in cidkasta oo ku dhimata Dagaalkaasi ay galayso cadaab sida uu ilaah qur aankiisa ku yiri ‘’ hadii laba qof oo Muslim ah ay dagaalamaan kan wax dilay iyo kan la dilayba waa Ahlu naar )
Hadalka Shiikh Cumar faaruuq ayaa waxaa uu ku jeeday dhinacyada ku dagaalamaya Muqdisho ee horay uga wada tirsanaan jiray Maxkamadihii kuwaasi oo hada isga soo horjeeda dagaal dhiig badani ku daadanayo.
Shiikh Cumar faaruuq oo kamid ah wadaada fara ku tiriska ah ee maanta looga danbeeyo dhinaca diinta ayaa waxaa uu uga digay Kooxaha islaamiyiinta ah iyo Saraakiisha ku xeesha dheer dhinaca diinta ee wadata Ciidamada dagaalamaya in ay ku dhacaan dhibaato xagga rabbi uga timaada maadaama hubka ay isku ridayaan uu wax yeelaynayo Shacb iyo dad aan waxba galabsan.
Ma ahan oo kaliya Shiikh Cumar faaruuq culumaa u diinka Soomalaiyeed ee ka digaya Dagaalada hada soconaya ee ay wadaan wadaado loo arkayay in ay naseexo u yihiin umadda, Waxaana culumada kale ee baaqyada jeedinaysa kamida Shiikh Bashiir oo ah Gudoomiyaha hay ada Culimada Soomaaliyeed oo isaguna sheegay in loo baahanyahay wadhadal si loo baajiyo dhiiga qubanaya.
Lama oga in ay ku camal falayaan waanada iyo naseexada kooxaha islaamiyiinta ah uga imaanaysa Culuma u diinka Soomalaiyeed ,waxaana muuqata in dagaalada ay wadaan kooxaha ku kacsan dawlada ay tahay kuwa mansab lagu raadinayo.
Inkasta oo ay macquul noqon karta Dooda ah qaab ka uu madaxweyne Shariif ku yi8mid hadana waxaa la heli karaan qorshayaal kale oo looga guulaysan karo laguna baajinkaro dhiiga shacabka , hadii ay kooxaha mintidiinta ahi la yimaadaan maskax aan ahayn in wax ladilo.
Si kastaba arrintu ha ahaatee dagaalka ka socda Muqdisho oo marba marka danbaysa galaya marxalad Cusub ayaanay muuqanin qaab uu ku hakan karo ama la isugu keeni karo kooxa diimeedka ay madaxmartay madaxtinimo jacaylka.
Gargaarka.Com : Xassan Cadde
Cadde09@Hotmail.Com
Xaafiiska Wararka gargaarka LOndon

E-MAIL THIS PRINT THIS MOST POPULAR
© 2008-2009 GarGaarka.com. y.
All Rights Reserved.
Powered by: PHPCow.com

-
Alluring
- SomaliNet Super

- Posts: 8237
- Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
- Location: between past and future
Re: breaking news say aluhu akbar!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1
What the hell is an Abgaal flag?
Shouldn't there be a picture of a grown ass man crying holding on to a bag of rice? What is up with those sloppy stars?

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: breaking news say aluhu akbar!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1
oke waxaad mooda labbadani inay isku taag yihin we will see next round
Re: breaking news say aluhu akbar!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1
I swear to God that president is a true brave mujahid,he is basically taking part in the jihad,alluhu akbar!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
yawle
iidoorti ku xaartay maxaan idhaahdaa,these pics were taken during ABDIQASIMS REIGN.
alluring
sister,lets forget and forgive eacother,move on abaayo.
yawle
iidoorti ku xaartay maxaan idhaahdaa,these pics were taken during ABDIQASIMS REIGN.
alluring
sister,lets forget and forgive eacother,move on abaayo.
Re: breaking news say aluhu akbar!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1
The_Emperior5 wrote:oke waxaad mooda labbadani inay isku taag yihin we will see next round
Re: breaking news say aluhu akbar!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1
Adoow,
It looks like, you are desperately trying to get any news that can soothe the embarrassment you got last three days, those old boys can’t even chase a dead shabab let alone a living one, So let’s hope the Ugandesse military will not betray like the Maxkamado did.

- American-Suufi
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4851
- Joined: Sun Feb 03, 2008 5:48 pm
Re: breaking news say aluhu akbar!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1
yawle wrote:
What is this? Daddy's old army
Re: breaking news say aluhu akbar!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1
mahdi aka baasabuur. i am just reporting the news and if you dont like it ,lick my ass.
Re: breaking news say aluhu akbar!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1
Addoow wrote:mahdi aka baasabuur. i am just reporting the news and if you dont like it ,lick my ass.
Re: breaking news say aluhu akbar!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1
mahdi01 wrote:Addoow wrote:mahdi aka baasabuur. i am just reporting the news and if you dont like it ,lick my ass.
![]()
I can't believe you didn't get the joke
![]()
dameer foqal dameer
![]()
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: breaking news say aluhu akbar!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1
KHawaarijiintii waa jabeen caaawa. BAKHTIGA khawaarijiinta al shabaab iyo XISBU sheeydaan wuxuu daad san yahay xaafada yaaqshiid.
guusha waxay raacdey CIIDAMADA QARANKA SOMALIYEED MUJAAHIDIINTA XAQA AH.
shayaadiintiii caabuda SANAMKA KIITIGA AH EE CARABKA USAMA BEN LADEN KHAWAARIJIINTII waa kala firxadeeen.
ciidanka dawlada inshalah berrito inta khawaarijiga ka dhiman cagta ayey marin doonaan inshalah.
shayaadiiinul khawaarji al shabaab nacalatu allaah
KHAWAARIJI

- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: breaking news say aluhu akbar!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!1
yawle wrote:
What is this? Daddy's old army
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 2409 Views
-
Last post by Saeedlfc
-
- 40 Replies
- 2978 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 5 Replies
- 327 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 90 Replies
- 63517 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 12 Replies
- 1848 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 17 Replies
- 1844 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 20 Replies
- 1756 Views
-
Last post by CilmiDoone
-
- 14 Replies
- 6334 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 21 Replies
- 10799 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 3794 Views
-
Last post by MenaceToSociety