Is afgaranwaagii Waqooyi iyo koonfur (Waiter-kii)

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Cawaandi_91
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 285
Joined: Wed Apr 08, 2009 7:05 pm
Location: Dhuumoodka Sibidhlay iyo kuraha dhayda leh,

Is afgaranwaagii Waqooyi iyo koonfur (Waiter-kii)

Post by Cawaandi_91 »

Nin reer Xamar aha ayaa Makhaayad Burco ku taalla u soo qado doontay.
Markii uu fadhiistay waxaa u yimid inankii raashinka bixinayay (mudalabkii ama kabadhyeerigii) una sheeg@y waxa yaalla
waxaanu haynaa, Bariis, Baasto, hilib, suqaar, salaatooni, karaaciin, liibar, jiinge, Qalaabi, IWM
Ninkii reer xamar ahaa baa waydiiyay mudalbkii '' YAAKHII LIINGUE MA YAALLAA NOO! Inankii makhaayada ka shaqay-naayay ayaa intuu garan waayay ugu jawaabay. '' oo waa maxay liigu? Ninkii reer Xamarka ahaa ayaa odhanaaya '' Carrab waaye noo! :lol: intuu gacanta carrabka saaray yidhi Liingue Carrab ma haysaa Noo! .... Inankii makhaayada ayaa intuu iska dhaqaaqay yidhi '' jaw ninkii noolow maxaa aragti kuu laaban''
Inankii makhaayada ayaa iska shaqaystay oo hawshiisii sii watay. In mudda ah markii uu fadhiyay oo ninkii reer Xamarka ahaana filayo in wax loo soo wado , ayaa waxaa dareemay ninkii Makhaayadda lahaa oo Maqalka fadhiya in ninkan waageeniga u muuqdaa in doora meesha ku sug@yey in wax loo keeno.

Inankii makhaayadda ka shaqaynaayay ayuu u yeedhay oo ku yidhi '' waar hebelow maxaad ninkaa martida ah ee inta badan fadhiyey u siin wayday dalabkiisii?''''Kee'' ayaa yarkii mudalabka ahaa odhanayaa, saa waa kii reer xamarka ahaa oo Carrabkii doonaayay oo weli sidii u fadhiya! Inankii baa intuu cirkaa ka qayliyay ku yidhi ninkii maqalka fadhiyay ee lahaa makhaayadda '' Jaw, Waar yaanu carrabka kaa goosan, Wallaahi bal car oo agtiisa tag, bal inaad billaa Carrab ku soo noqon weydid!'' :lol: :lol:
Cawaandi_91
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 285
Joined: Wed Apr 08, 2009 7:05 pm
Location: Dhuumoodka Sibidhlay iyo kuraha dhayda leh,

Re: Is afgaranwaagii Waqooyi iyo koonfur (Waiter-kii)

Post by Cawaandi_91 »

reer xamar :lol: :lol:
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: Is afgaranwaagii Waqooyi iyo koonfur (Waiter-kii)

Post by Addoow »

:lol: :lol:
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Is afgaranwaagii Waqooyi iyo koonfur (Waiter-kii)

Post by Somaliman50 »

:lol: :lol:
Cawaandi_91
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 285
Joined: Wed Apr 08, 2009 7:05 pm
Location: Dhuumoodka Sibidhlay iyo kuraha dhayda leh,

Re: Is afgaranwaagii Waqooyi iyo koonfur (Waiter-kii)

Post by Cawaandi_91 »

Addow sxb imisa goor baad Liingue cuntay ? :lol:
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: Is afgaranwaagii Waqooyi iyo koonfur (Waiter-kii)

Post by Addoow »

:lol: walahi,maba garanayo lingue wax la yiraah balse i Heard a different version of this story.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Is afgaranwaagii Waqooyi iyo koonfur (Waiter-kii)

Post by MrPrestige »

:lol: i have seen this shit before - somebody posted it in slife
Cawaandi_91
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 285
Joined: Wed Apr 08, 2009 7:05 pm
Location: Dhuumoodka Sibidhlay iyo kuraha dhayda leh,

Re: Is afgaranwaagii Waqooyi iyo koonfur (Waiter-kii)

Post by Cawaandi_91 »

addow :lol:

sxb naga daa si fiican baad u taqaanaaye


Ducaysane are you anbad! where is somalialife?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”