hassan turki/raas kamboni arrive in mogadishu

Historical reference for Somali armed militias.

Moderator: Moderators

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

hassan turki/raas kamboni arrive in mogadishu

Post by hanqadh »

By Somalimirror on 15 May, 2009 3:03 PM in Main, Wararka

Sheekh Xassan Turki Gudoomiye ku Xigeenka Xisbul Islaam ayaa lagu wadaa in uu Dhawaan soo gaaro Caasimadda Magaaladda Muqdisho oo ay ka socdaan Dagaalo Xoogan oo u dhaxeeya Xisbul Islaam iyo Xarakadda Al-Shabaab oo dhinac ah iyo DKMG ah.


Image
Sheekh Xassan Turki Gudoomiye ku xigeenka Xisbul Islaam


Sarkaal Sarre oo ka tirsan Xisbul Islaam isla markaana ka gaabsaday in la shaaciyo Magaciisa ayaa u xaqiijyay Shabakadda Somalimirror in Sheekh Xassan Turki uu goordhaw ku soo beeganyahay Magaalada Muqdisho isla markaana ay ku jiraan Qaban qaabad soo dhaweyntiisa.

Sidoo kale Sarkaalkaasi ayaa waxa uu noo sheegay in Sheekha ay la socdaan Gurmadyo badan oo Raacoodii hore ay soo gaareen Duhurnimadan maanta Qeybo ka mid ah Muqdisho iyo nawaaxigeeda, waxuuna Hadalkiisa ku daray in Dhawaan Dowlada Sheekh Shariif Hogaaminayo ay Meesha ka saari doonaan.

Safarka Sheekh Xassan Turki ayaa noqonaya midkiisii 2-aad ee uu ku yimaado Magaalada Muqdisho waxaana uu sidan oo kale Gurmad ahaan ugu yimid xiligii Midowgii Maxaakiimta ay la Dagaalamayeen Isbahaysigii la dagaalanka Argagixisadda, iyada oo uu xiligaasi uu Gurmad u ahaa Sheekh Shariif oo Gudoomiye u ahaa MMIS, maanta uu Gurmad ka yahay isla Sheekh Shariif oo Madax u ah DKMG ah.

Wixii faah faahin ah ee ku soo kordha dib ayaan idinkaga soo gudbinaynaa Insha Allaah
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: hassan turki/raas kamboni arrive in mogadishu

Post by hanqadh »

the cagdheers have arrived :lol: :up:
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: hassan turki/raas kamboni arrive in mogadishu

Post by Captain24 »

Wadaadii kuli xamar bay ku qolqolayaan. Reer Moqdisho should welcome Amiir Jubbaland iyo Gedo and hopefully he will bring peace to them like he did for Kismayo people :som: :up:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: hassan turki/raas kamboni arrive in mogadishu

Post by Goljano Lion »

Dameerka Abgaal cid walba may ka adagtahay.......cagdheertina ma shaabuug bay soo qateen...cajiib

Dammeeraley Dad la xeer maaha
User avatar
American-Suufi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4851
Joined: Sun Feb 03, 2008 5:48 pm

Re: hassan turki/raas kamboni arrive in mogadishu

Post by American-Suufi »

bring them all to hamar and hit them with patriot missisles. the finale is close.
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: hassan turki/raas kamboni arrive in mogadishu

Post by djibsomali »

May allah bless Sayiid turki.

Man of principle
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Factions”