Page 1 of 1

Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood....

Posted: Sat May 16, 2009 9:33 am
by Adan_1
Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood oo qaangaarin qaar.

Waalidiinta ku nool gobolka Shabeeladda hoose ayey ka soo yeertay qeeyla dhaantii ugu xumeed taariikhda ka gadaal markii kooxaha Khawaarijta ajnabiyiinta la socda ay boobeen 194 gabdhood bishii la soo dhaafay iyo bisha aan ku jirno gudaheeda.


" Gabadheeydii 14 jirka ahayd waxaa guriga ka watay nin Sansibaara,aabaheedna wuu maqnaa,anigana hada waan ka soo cararay Baraawe,waxaan joogaa Mogadishu"ayey tiri Hooyo xaalad amaan u codsatay inaan magaceeda la xusin.
" Baraawe iyo Janaale ayuu ka socdaa boobkii ugu badnaa,gabadha aabaheed lagama doonayo ee waxaa la leeyahay naftaa Mujaahid hebel ayaa ku jeclaatay,anigu gabadheeyda oo 13 jira markii nin u dhashay Bakistan guriga kala baxay ayaan isaga soo cararay Baraawe,hada waxaan joogaa xerada qaxootiga Dhadhaab"ayuu yiri Macow Sheekh,oo ka mida odayaasha ugu caansan Shabeeladda hoose.
Kooxaha Khawaarijta ayaa la sheegay inay ajnabiyiinta la socota ee u kala dhashay Caalamka ku martisoorayaan gabdhaha yar yar ee ku nool Shabeeladda hoose iyadoo aysan jirin qof ka hadli karto xitaa Warbaahinta.
Khawaarijta la baxday Shabaab waxay Shabeeladda hoose oo qura ka wadaan boobka gabdhaha waxaana Muxaadarooyin ay qabtaan maalin walba ka sheegeen in qofkii Mujaahid Muslima gabadh uu jeclaaday ka hor timaado ay tahay gaal,qof ridoobay,sidaas darteedna ay waalidiinta ku qancaan mujaahidiinta ajnabi ee gabdhahooda guursanaa.
Beelaha dega Shabeeladda hoose wixii ka dambeeyay markii la riday Xukumadii Kacaanka 21 sano waxaa lagula kacayay falal ka baxsan Bini'aadamnimada,Islaamnimada iyo Somalinimada hasse yeeshee ma jirin in gabdhahooda lagu wato xoog,oo ay diin la'aan kula seexdaan ajnabiyiin aan Somalia u dhalan.
Warbaahinta madaxa banaan oo cabsi iyo cadaadis badan qabo kama hadlin boobka gabdhaha Soomaaliyeed ee Shabeeladda hoose lagu hayo.

Re: Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood....

Posted: Sat May 16, 2009 9:57 am
by Garuun
meeqa naagoo somaliya oo westernka jooga ayey ajnabi gaalaa xun xun ,siiba jameyukaanka Uk dagan boobeen?? :?:

Re: Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood....

Posted: Sat May 16, 2009 10:03 am
by djibsomali
war meshaa maa geel baa la boobay?? lol

what a bowlshyte propaganda!!!

Re: Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood....

Posted: Sat May 16, 2009 12:33 pm
by Ina Baxar
Abu Eelay miyaanu ugu balan qaadin dumar wixii wadan kale ka yimaada ?

:lol:

Ilaahayow ceeb astur !


Garuun , abaha iyo aqliga gudhu e ku saaran ba .
Ma' Jamaykan naago somaliyeed QASAB ku kaxaysta baad maqashay , mise waxaad maqashay niman Somali ah uu Jmaykan-ka hablohooga u geeya?

Re: Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood....

Posted: Sat May 16, 2009 12:37 pm
by Ina Baxar
Iraq siiba Al Anbar , waxa laga saaray khawaarijta waxay ahayd arrimo sodan oo kale ah :lol:
Algerian , Tunisian , yaa Jordanian xunoo sakhraamin iyo drug addict ku aha qurbaha , baa is keenay .
Deetana hablihi Saddam Xuseen ilama adeeradii aha bay QASAB ku mehersaden.
Nimankii reer al anbar aha baa deetana xanaaaay .
War ma Algerian xun baa intu iska soo galo , iska kaxaysanaya gabdhahayaga?
Waa kuwa "son of Iraq " wada noqday raggi. :lol:


Jubbada hoose , dadkan loo xoog sheeganayo wa ayo?
Kolley hawiye iyo darood ma'aha , waa dadkan qabilada daciif-ka ah ka socda.
Gudhuyey waxaad se ogaatan ninki daciif ahj Ilaah ba u difaac ah

Khawarijtu , dad naftooda ka quustay weeye , dhaqan xun , oo Ilahey nacay .

Re: Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood....

Posted: Sat May 16, 2009 12:39 pm
by Kramer
This isn't a credible journalistic report, this is some poorly, written baised propaganda BS!

Using inflammatory words like "Khawaariji" "boob" and "Ajnabi" when he doesn't have any pictures, videos, research to proof it, just tells you how much baised this guy is.

Re: Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood....

Posted: Sat May 16, 2009 12:41 pm
by Ina Baxar
Gudhu Kramer ninka Abu Mansoor la yidha , ma ku hadkay hadalo nocaas ah ?
Haa iyo maya?
Indho cadde ayaa ku adeer ah , abaha gaajada ka was !

Re: Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood....

Posted: Sat May 16, 2009 12:50 pm
by Kramer
Ina Baxar wrote:Gudhu Kramer ninka Abu Mansoor la yidha , ma ku hadkay hadalo nocaas ah ?
Haa iyo maya?
Indho cadde ayaa ku adeer ah , abaha gaajada ka was !
Do you have some proof, or you just have some "kutiri kuteen" and rumors from the internet?
anybody could write on the internet including you!

Re: Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood....

Posted: Sat May 16, 2009 12:54 pm
by Ina Baxar
Proof ?
Precedent ka dhacay waddan kale baan ku soo qoray ?
Maxaad haysa adigu waxaan dafiraad ahayn ?

Re: Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood....

Posted: Sat May 16, 2009 1:04 pm
by Kramer
Ina Baxar wrote:Proof ?
Precedent ka dhacay waddan kale baan ku soo qoray ?
Maxaad haysa adigu waxaan dafiraad ahayn ?
Well the first thing you do when you report something is to provide a link, how come there is no link?

second Hiiraan is the most reliable some news source, I checked their website and they aren't reporting this propaganda, so either provide links to major websites that are credible or go away with your BS!

Re: Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood....

Posted: Sat May 16, 2009 1:11 pm
by Ina Baxar
War abaha gudhuga ka wase , hiraan berigu Abu Elay ugu balan qaaday walaasha khawarijta orodoo ka soo baadh website-kooda.
Proof bay ku leedahay , isla han weyna nacdal ku dhacdeydu , aqli xumadeeda miyaaney ogayn ?
Ha ila murmin aniga hooyada wase, sidaada anigu been ku ma maydho , gudhu fooqal bakhti gudhu !

Re: Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood....

Posted: Sat May 16, 2009 2:27 pm
by Kramer
Ina Baxar wrote:War abaha gudhuga ka wase , hiraan berigu Abu Elay ugu balan qaaday walaasha khawarijta orodoo ka soo baadh website-kooda.
Proof bay ku leedahay , isla han weyna nacdal ku dhacdeydu , aqli xumadeeda miyaaney ogayn ?
Ha ila murmin aniga hooyada wase, sidaada anigu been ku ma maydho , gudhu fooqal bakhti gudhu !
War nacas kaan qaldaanka bal eega, "gudhuu gudhuu" buu ku hayaa waxay tahayna magaranayo!
war kutiri kuteenka meesha kala tag xawayaanyahow madaxa adag!
which side you support you, I'm confuse? you oppose everybody and everything and support anybody and anything.
shemales like you should stick to nursing and leave politics to real men.

Re: Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood....

Posted: Sat May 16, 2009 2:31 pm
by Ina Baxar
Okay whatever , just go away !

Re: Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood....

Posted: Sat May 16, 2009 5:05 pm
by Voltage
:lol: :lol: :lol: :lol: @ qaarkood qaangaarin :lol:

Re: Ajnabiyiinta oo Shabeeladda hoose ka boobay 194 gabdhood....

Posted: Sun May 17, 2009 4:12 am
by sheekh-Farax-zero
this is propaganda,