Page 1 of 1

Galmudug students graduate

Posted: Sat May 16, 2009 11:17 am
by Somaliman50
Arday ka qalin Jabisay Barashada Caafimaadka Machadka Al-Cimra oo Shahaadooyin lagu Gudoonsiiyay Magaalada Galkacyo Ee GalMudug State.

Xaflad shahaadooyin lagu Gudoonsiinayay ilaa 34 arday oo dhamaysatay koorso caafimaad ayaa lagu qabtay Hoolka xafladaha Dugsiga C/laahi Ciise Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta GalMudug State.

Munaasabdaan oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka iyo Macalimiinta Machadka Caafimaadka Al-Cimra ayaa waxaa ugu horayntii AAYADAHA QUR'AANKA ku furay Mustafe C/saxane oo ka mid ah ardayda wax ka barta Macaahidda Gaalkacyo inaatsi kadabna waxaa qudbado soo jeediayay mas'uuliyiin dhawr ayna ka mid yihiin maamulahaMachadka AL-Cimra Axmed Sahariifka iyo macalin Jabriil.

Sidoo kale waxaa xafladda qalin jabinta ah ka hadlay Agaasimaha Isbitaalka K/Gaalkacyo Dr.Max'd C/Axmed oo aad hanbalyo ugu jeediayay 34 arday ee ka qalinjabisay machadka al.cimra "waxaa aad ii farxad galinaysa in arday inaataan la eg ay dhamaystaan barashada caafimaadka waxaana rajaynayaa in aad noqotaan kuwo wax tara shacabkooda" ayuu yiri D.r.Max'd Cabdi axmed Agaasimaha isbitaalka K/Gaalkacyo Agaasimaha ayaa sidoo kale shahaadooyin gudoonsiiyay aradayda qalin jabisay .

Abwaan Max'ud C/raxmaan Kaa dheeri iyo qaar ka tirsan ardayda ayaa munaasabdda ku soo ban dhgay riwaayad aad qiimo badan oo ku wajahan caafimaadka waxayna ku soo idilaatay jawi wanaagsan.

Daawo Sawirada

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Re: Galmudug students graduate

Posted: Sat May 16, 2009 12:36 pm
by The Magnificent
It looks like a Refugee Post. :lol:

Re: Galmudug students graduate

Posted: Sat May 16, 2009 12:41 pm
by MrPrestige
The Magnificent wrote:It looks like a Refugee Post. :lol:
stop hating :lol:

Re: Galmudug students graduate

Posted: Sat May 16, 2009 10:40 pm
by zingii
Bravo :up:
Qoriga qalin ha lagu badalo. :up:

Re: Galmudug students graduate

Posted: Mon May 18, 2009 6:13 am
by Cusmano
Excellent job reer galguduud, education will boost literacy and educated ppl are less likely to resolve to an ak47 and blow shit up because someone disagree wit them..they will learn key life skills that will keep them and their community a better place.... :up:

Re: Galmudug students graduate

Posted: Wed May 20, 2009 9:29 pm
by The Magnificent
Ducaysane209 wrote:
The Magnificent wrote:It looks like a Refugee Post. :lol:
stop hating :lol:
:lol: I believe we're on the same page. :up:

Re: Galmudug students graduate

Posted: Thu May 21, 2009 7:40 am
by gemini07
:up: :som:

Re: Galmudug students graduate

Posted: Thu May 21, 2009 6:20 pm
by Somaliman50
Maggie, education is free from clannism. Be happy that your fellow Somali is suceeding in learning something. :up: