Dhaqdhaqaaqa dugsia al furqaan oo qeyb ka mid ah xizbul islaam, ayaa caawa laga sugaya magaalada muqdishow, ciidan xoogan oo horkacayo gudoomiyaha ururkaas ayaa ku soo fool leh gobolka banadir
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo qul qulaya ciidamo xoojinya Xisbul Islaam kuwaas oo ka yimid magaalada Kismaayo waxaana saaka soo gaaraya Muqdisho ciidamo uu horkacayo Sh Xassan Turki.
Ciidamada Sh Xassan Turki ayaa wata gaadiid kuwa dagaalka ah waxaana ay xarun ka dhigteen garoonkii Diyaaradaha ee ku yaalay dayniile oo xarun u ahaan jirtay Maxamad Qanyare Afrax.
Waxaa Sidoo kale ka socda magaalada Muqdisho kulamo iyo shirar ay leeyihiin ururka Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab iyaga oo diyaarinaya qaabka ay u ridi lahaayeen Sh Shariif Sh Ahmed.
Waxaa sidoo kale ku soo wajahan magaalada Muqdisho Ciidamo uu horkacayo Sh Maxamed Mire oo ah ku xigeenka Labaad ee Xisbul Islaam kuwaas oo la filayo in ay soo gaaraan ilaa caawa ama birito magaalada Muqdisho.
Kooxaha Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab ayaa doonaya in ay sameystaan Hogaan mid ah waloow ay jiraan rag ka tirsan Al-Shabaab oo diidan arinkaas waloow inta badan ay soo dhaweeyeen dadaalka ay wadaan Sh Xassan Turki iyo Sh Xassan Daahir Aweys.
C/Casiis Maxamed
Halgan.net
Gurmadkii Canoole oo kuso wajahan muqdisho
Moderator: Moderators
- Talo alle udaa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2739
- Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
- Location: Evaluating the African mind
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 23 Replies
- 984 Views
-
Last post by Murax
-
- 9 Replies
- 531 Views
-
Last post by gemini07
-
- 4 Replies
- 432 Views
-
Last post by gemini07
-
- 25 Replies
- 257 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 27 Replies
- 1573 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 6 Replies
- 579 Views
-
Last post by Murax
-
- 12 Replies
- 2722 Views
-
Last post by Real_1
-
- 0 Replies
- 1261 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 16 Replies
- 2121 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 4 Replies
- 650 Views
-
Last post by samadoon-waaxid