Page 1 of 1

Ciise Maxamud mujahideen head to Xamar

Posted: Sun May 17, 2009 1:46 am
by paidmonk
Dhaqdhaqaaqa dugsia al furqaan oo qeyb ka mid ah xizbul islaam, ayaa caawa laga sugaya magaalada muqdishow, ciidan xoogan oo horkacayo gudoomiyaha ururkaas ayaa ku soo fool leh gobolka banadir


Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo qul qulaya ciidamo xoojinya Xisbul Islaam kuwaas oo ka yimid magaalada Kismaayo waxaana saaka soo gaaraya Muqdisho ciidamo uu horkacayo Sh Xassan Turki.

Ciidamada Sh Xassan Turki ayaa wata gaadiid kuwa dagaalka ah waxaana ay xarun ka dhigteen garoonkii Diyaaradaha ee ku yaalay dayniile oo xarun u ahaan jirtay Maxamad Qanyare Afrax.

Waxaa Sidoo kale ka socda magaalada Muqdisho kulamo iyo shirar ay leeyihiin ururka Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab iyaga oo diyaarinaya qaabka ay u ridi lahaayeen Sh Shariif Sh Ahmed.

Waxaa sidoo kale ku soo wajahan magaalada Muqdisho Ciidamo uu horkacayo Sh Maxamed Mire oo ah ku xigeenka Labaad ee Xisbul Islaam kuwaas oo la filayo in ay soo gaaraan ilaa caawa ama birito magaalada Muqdisho.


Kooxaha Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab ayaa doonaya in ay sameystaan Hogaan mid ah waloow ay jiraan rag ka tirsan Al-Shabaab oo diidan arinkaas waloow inta badan ay soo dhaweeyeen dadaalka ay wadaan Sh Xassan Turki iyo Sh Xassan Daahir Aweys.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Re: Ciise Maxamud mujahideen head to Xamar

Posted: Sun May 17, 2009 3:34 am
by Amethyst
Last thing we need is more of boys going down there to participate in this forsaken war. :down:

Re: Ciise Maxamud mujahideen head to Xamar

Posted: Sun May 17, 2009 5:17 pm
by Sulemaan_dudun
paidmonk wrote:Dhaqdhaqaaqa dugsia al furqaan oo qeyb ka mid ah xizbul islaam, ayaa caawa laga sugaya magaalada muqdishow, ciidan xoogan oo horkacayo gudoomiyaha ururkaas ayaa ku soo fool leh gobolka banadir


Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo qul qulaya ciidamo xoojinya Xisbul Islaam kuwaas oo ka yimid magaalada Kismaayo waxaana saaka soo gaaraya Muqdisho ciidamo uu horkacayo Sh Xassan Turki.

Ciidamada Sh Xassan Turki ayaa wata gaadiid kuwa dagaalka ah waxaana ay xarun ka dhigteen garoonkii Diyaaradaha ee ku yaalay dayniile oo xarun u ahaan jirtay Maxamad Qanyare Afrax.

Waxaa Sidoo kale ka socda magaalada Muqdisho kulamo iyo shirar ay leeyihiin ururka Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab iyaga oo diyaarinaya qaabka ay u ridi lahaayeen Sh Shariif Sh Ahmed.

Waxaa sidoo kale ku soo wajahan magaalada Muqdisho Ciidamo uu horkacayo Sh Maxamed Mire oo ah ku xigeenka Labaad ee Xisbul Islaam kuwaas oo la filayo in ay soo gaaraan ilaa caawa ama birito magaalada Muqdisho.




sxb paidmonke sh.maxamed mirre is not ciise maxamud
waa Majeerteen wuxuna ka yahay Idilfacle laf la dhaho


Kooxaha Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab ayaa doonaya in ay sameystaan Hogaan mid ah waloow ay jiraan rag ka tirsan Al-Shabaab oo diidan arinkaas waloow inta badan ay soo dhaweeyeen dadaalka ay wadaan Sh Xassan Turki iyo Sh Xassan Daahir Aweys.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Re: Ciise Maxamud mujahideen head to Xamar

Posted: Sun May 17, 2009 8:12 pm
by paidmonk
sxb paidmonke sh.maxamed mirre is not ciise maxamud
waa Majeerteen wuxuna ka yahay Idilfacle laf la dhaho
He's Ciise Maxamud. My grandmother is Idigfacle and they don't live in the village of Caanoole. I'm not 100% sure but I'm positive.

Re: Ciise Maxamud mujahideen head to Xamar

Posted: Sun May 17, 2009 9:43 pm
by Muhammad bin Harti
paidmonk wrote:I'm not 100% sure but I'm positive.
then dont talk out of your ass. :down:

Re: Ciise Maxamud mujahideen head to Xamar

Posted: Sun May 17, 2009 11:30 pm
by paidmonk
This is Majerteen business, go back to Gedo section. :arrow:

Re: Ciise Maxamud mujahideen head to Xamar

Posted: Mon May 18, 2009 12:06 am
by Murax
Is that something to brag about, being footsoldiers? :lol:

Re: Ciise Maxamud mujahideen head to Xamar

Posted: Mon May 18, 2009 1:45 am
by paidmonk
Murax wrote:Is that something to brag about, being footsoldiers? :lol:
If Ogaden can brag about Hassan Turki and if Eelaay can brag about the Bay/Bakool Al-Shabaab, I have my right as well. :up:

And Mucaskar Caanoole have played a bigger role than footsoldiers, they've helped bring Shariah to Caanoole, Buulo Xaaji, and other villages surrounding Kismayo. :up:

Re: Ciise Maxamud mujahideen head to Xamar

Posted: Tue May 19, 2009 7:02 pm
by Sulemaan_dudun
paidmonk wrote:
sxb paidmonke sh.maxamed mirre is not ciise maxamud
waa Majeerteen wuxuna ka yahay Idilfacle laf la dhaho
He's Ciise Maxamud. My grandmother is Idigfacle and they don't live in the village of Caanoole. I'm not 100% sure but I'm positive.



sxb I maqaal caanoole waxa degan ma aqaan laakiin mucaskarga caanoole amiirkoda waa Idilfacle
Mucaskar = school . caanoole = waa tuulo marka schoolka ku yaal caanoole waxa madax u ah NIN idilfacle ah
laakiin Caanoole waxa dego ow leh ma aqaan
Sh.maxamed MIrre << Idilfaclw

Re: Ciise Maxamud mujahideen head to Xamar

Posted: Wed May 20, 2009 2:24 am
by paidmonk
His qabil does not matter.

Idigfacle. :up:

Re: Ciise Maxamud mujahideen head to Xamar

Posted: Wed May 20, 2009 3:35 am
by Voltage
Poor Paidmonk.

Re: Ciise Maxamud mujahideen head to Xamar

Posted: Wed May 20, 2009 4:12 am
by Serena
Poor you.

Re: Ciise Maxamud mujahideen head to Xamar

Posted: Wed May 20, 2009 7:21 am
by gemini07
Serena wrote:Poor you.
:lol: :lol:

Re: Ciise Maxamud mujahideen head to Xamar

Posted: Wed May 20, 2009 11:00 am
by paidmonk
Poor Gedo...literally. :down:

Re: Ciise Maxamud mujahideen head to Xamar

Posted: Thu May 21, 2009 8:02 pm
by Sulemaan_dudun
paidmonk wrote:His qabil does not matter.

Idigfacle. :up:


good bro

idilfacle :up:

:som: :som: :som: :som: :som: