Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
“Waxaan Ka Digayaa Oo Aanan Marna Ogolaanayn In Ummada Loo Isticmaalo Burbur Shaadh Diineed”.Sh. Aadan Maxamuud Xiirey [Aadan Siiro]
sheekh Aadan Maxamuud Xiirey [Aadan Siiro] oo ka mid ah Culimada waaweyn ee reer Somaliland ayaa ka digay inaan ummada loo isticmaalin shaadh Diineed oo wax lagu bur-burinayo,isla markaana waxa uu ku baaqay in Somaliland laga abuuro horumar dhinacyo badan taabanaya si dhalinyarada looga bad-baadiyo aafooyin badan oo adduunka ka jira.
Sidaa waxa uu Aadan Siiro ku sheegay Warsaxafadeed qoraal ah oo nuqul ka mid ah uu Galabta soo gaadhsiiyey Xafiiska Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com ee Magaalada Hargeysa.
Waxaanu warsaxafadeedkii oo dhameystiran u dhignaa sidan:
“Si loo badbaadiyo halgankii ummadu soo gashay oo ay ka soo wareegtay 48-sanadood waxa haboon in aynu danta guud ee innaga dhaxeysa aynu ka hormarino danta qaranka ee aynu leenahay.Waxa inaga oo ka faa’iideysanayaa Munaasibadan qaaliga ah ee 18 May, waxaan xasuusinayaa shacabka reer Somaliland arrimahan hoos ku qoran:
Waxa saldhig u ah jamhuuriyada Somaliland ku dhaqanka shareecada Islaamka oo ay muujinayso astaanta ugu sareysa oo ah tawxiidka qaranka ku xardhan, taasi oo fulinteeda looga fadhiyo golayaasha qaranka iyo fulinta maadaama ay xilkaa qaadeen.
Waxa kale oo saldhig u ah gooni isutaaga Jamhuuriyada Somaliland dhamaan go’aamadii ka soo baxay Shirkii Burco, Sheekh, Hargeysa, CeerigaaboIyo Boorame, ilaalinteedana ay ummadu u dhamaato, haddii la ilaalinwaayana ay keenayso Burbur.
Waxa kale oo ah waxyaabaha saldhiga u ah Jamhuuriyada Somaliland ee dawladnimadeenu ku dhismayso in ayna dalkan ka jirin qabyaalad ka hooseysa Somaliland si aynu u dhisno qaran mid ah ooh ore-u-socda.
Waxa kale oo ka mid ah saldhigyada qarankani ku dhismi karo in la helo hogaan toosan, aqoon leh, karti badan wada-tashi kuwada dalka kana kooban dhamaan Gobolada dalka oodhan.
Waxa kale oo qarankani ku badbaadi karaa tallada dalka iyo hantida ummada si siman loo qeybsado oo cadaalad ah. Taasi oo ka qeybqaadata midnimada ummada.
Waxa kale oo qarankani ku badbaadi karaa horumarna lagu gaadhi karaa in fursad la siiyo dadkeena, aqoonta, kartida, iyo toosnida leh ee aan hore fursada loo siinin.
Waxa kale oo qarankani ku badbaadi karaa horumarna ku gaadhi karaa in dhalinyarada oo ah xooga ummada la hawlgeliyo, lana jiheeyo shaqana loo abuuro, si aynu uga badbaadno aafooyinka dhalinta haysta.
Waxaan ka digayaa Inaan marna aanan ogolaanayn in ummada loo isticmaalo burbur inteena in loo isticmaalo shaadh Diineed.
Waxaan kula-talin lahaa qofka aan ku qanacsanayn waxaa ay ummadu ku heshiisay, inuu ummada ka daayo dibin-daabyada oo uu tago meesha uu ku qanacsan yahay si aanu ummadu khal-khal u gelin.
Waxa qarankani ku horumari karaa in la dhiirigeliyo ganacsiga xorta ah cashuurahana la dabciyo si nolosheenu ay kor ugu soo kacdo.
Waxay dadkeenu ku noolaayeen, xoolaha nool iyagana waa in laga saaro Kootada oo laga dhigo xor.
Waxa qarankani ku badbaadi kaara shaqaalaha oo la daryeelo, oo la siiyo [mushahar] wax macquul ah si looga hortago musuq-maasuqa.
Waxa qarankani ku badbaadi karaa iyada oo la sameeyo garsoor toosan oo hufan, [Waayo Rag Gogoshiisu waa Cadaalad].
Waxa uu wadanku qaran horumarsan ku noqonayaa iyada oo la daryeelo dadka naafada, agoomaha iyo dadka jilicsan
Waa in ciidamada la daryeelo nabadgelyada ilaalinaya oo la siiyo wax ku filan.
Waxa wadankani Qaran horumarsan ku noqonayaa marka loo sameeyo waxbarasho tayo leh oo leh ilaa heer jamacadeed.
Waxa Wadankani qaran ku noqonaya marka loo sameeyo adeeg caafimaad oo dhameystiran Caasimada ilaa Gobolada iyo degmooyinka.
Nin Xil qaaday Eed Qaad.
Ilaahay ha ina waafajiyo sida uu khayrku ku jiro.”

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
sheikh adan siiro muftii of somaliland speaks out telling these terrorist yanay caruurta naga waalin
just like the october bombings.
just like the october bombings.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
Waxaan Ka Digayaa Oo Aanan Marna Ogolaanayn In Ummada Loo Isticmaalo Burbur Shaadh Diineed”.Sh. Aadan Maxamuud Xiirey [Aadan Siiro]

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
Saudi Arabia , Kuwait ,Qatar pour millions of $ into programs to keep their youth away from Al Qaeda .
Somaliland and Yemen have only the words of their culima and Allah
Being concerned doesn't mean you're scared !!

- Elan Morin Tedronai
- SomaliNetizen
- Posts: 820
- Joined: Wed Jan 18, 2006 11:55 am
Re: Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
sheikh adan is more concerned with the south than his own district. A district ruled by a tyrant. did he speak out yet on the stolen elections and riyaale's constant muggings of that dolt silanyo?
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
Acowdi bilaah maba ahan wadaade, maxuu yahay Shiiqa qaranka qaynuun ka hormariyey aakhiroSi loo badbaadiyo halgankii ummadu soo gashay oo ay ka soo wareegtay 48-sanadood waxa haboon in aynu danta guud ee innaga dhaxeysa aynu ka hormarino danta qaranka ee aynu leenahay

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
Had you been able to READ somali , maybe ..just maybe you woulda been able to UNDERSTAND that the Southern Somalia is NOT EVEN MENTIONED here !
You are more concerned about the South than any of us !
You are more concerned about the South than any of us !
- Elan Morin Tedronai
- SomaliNetizen
- Posts: 820
- Joined: Wed Jan 18, 2006 11:55 am
Re: Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
Ina Baxar wrote:Had you been able to READ somali , maybe ..just maybe you woulda been able to UNDERSTAND that the Southern Somalia is NOT EVEN MENTIONED here !
You are more concerned about the South than any of us !
i did'nt read the text. i assumed he was talking about the islamists down south. by the way you are correct in one thing. i am more concerned about the south than any of you and perhaps any of somalianders on this site.
After all i see them as fellow somalis and muslims. Unlike alot of folk in here
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
You're lost and it pains me to witness it !
- GENERAL_SNM
- SomaliNet Super
- Posts: 9757
- Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
- Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''
Re: Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
Man you just a misguided self hating weak fool. If you hate yourself we dont, love Isaaqnimo andElan Morin Tedronai wrote:Ina Baxar wrote:Had you been able to READ somali , maybe ..just maybe you woulda been able to UNDERSTAND that the Southern Somalia is NOT EVEN MENTIONED here !
You are more concerned about the South than any of us !
i did'nt read the text. i assumed he was talking about the islamists down south. by the way you are correct in one thing. i am more concerned about the south than any of you and perhaps any of somalianders on this site.
After all i see them as fellow somalis and muslims. Unlike alot of folk in here

- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
What an i.diot. The whole point about the topic is the events in the south.Ina Baxar wrote:Had you been able to READ somali , maybe ..just maybe you woulda been able to UNDERSTAND that the Southern Somalia is NOT EVEN MENTIONED here !
You are more concerned about the South than any of us !
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
Elan Tedronai , we do not hate anyone !
We just can 't help the ones like Voltage who cannot help themselves !
We just can 't help the ones like Voltage who cannot help themselves !
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
get lost , there are no SUBLIMINAL messages here , al shaytani !Voltage wrote:What an i.diot. The whole point about the topic is the events in the south.Ina Baxar wrote:Had you been able to READ somali , maybe ..just maybe you woulda been able to UNDERSTAND that the Southern Somalia is NOT EVEN MENTIONED here !
You are more concerned about the South than any of us !
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
War cid wax ka warsanaysaan jirin.
- Elan Morin Tedronai
- SomaliNetizen
- Posts: 820
- Joined: Wed Jan 18, 2006 11:55 am
Re: Is Somaliland getting Worried? Sheikh Aadan Siiro Speaks!
Ina Baxar wrote:You're lost and it pains me to witness it !
lost? for god sake reer xaamar are somalis too. if i wish all the best and the same oppurtunity for reer xaamar as allah granted me is being lost then i hope i am never found again
general snm. to love one's neighbour is not self hate. may be one day you will take off that qabeel tinted specs and call it a day
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 1564 Views
-
Last post by ChiefAaqil
-
- 4 Replies
- 753 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 19 Replies
- 2238 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 1331 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 3 Replies
- 1351 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 2 Replies
- 765 Views
-
Last post by Ron
-
- 2 Replies
- 524 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 34 Replies
- 2642 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 8 Replies
- 927 Views
-
Last post by Timiro1999
-
- 29 Replies
- 2199 Views
-
Last post by Siciid85