Mid baan ku sheegaya waryee, iyo gabadh waxad noqoto ba.
Shaqo dhan baan ka dhigtay , nimanka paltalk video -yada intey ka suu duuban , youtube ku so dalacaya.
Maalin walba ayaan "flag" garayn jiray , video -yadooda , ilaa ay wixii ba inga yara istaagtay .
Kolley qaar ba ka soo gala halkan , ina gumeed-yada paltalk ku seegaysta
imimkana iyaagan usii sheegaya .
Waxa
cidhiidhiga idinku haya youtube waa aniga !
