A blast Almost killed axmed cabdi godane

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

A blast Almost killed axmed cabdi godane

Post by The_Emperior5 »

Guri ay ku shirsanaayeen saraakiisha sare ee Khawaarijta Shabaab ayaa dukum daakum noqday,waxaana la xaqiijiyay inuu shirka ka socday gurigaas shir gudoominayay Amiir Ahmed Godane oo isagoo dhaawaca ay la baxeen labo gaari dagaal.

Guriga ay ku jireen Saraakiisha Shabaab oo ku yaal xaafadda Ciisse Cabdi ee Gubta,waxaa uu galaaftay guryahii la deriska ahaa tirooyin ka mida,waxaana ka soo baxaya warar is khilaafsan.

Nin ka badbaaday qaraxyada isdabajooga ayaa dadka degaanka isagoo shoogsan ugu waramay in sedex gaari oo ay ku rarnaayeen walxaha qarxa,lana doonayay inay galaan fariisamadda Ciidamadda Amisom ee Mogadishu

Warar caawa laga helay saraakiil sare ayaa sheegay in guriga ay ku jireen Saraakiisha Shabaab lagu dhiftay laba gantaal oo bartilmaameedsaneyd, taasna ay sababtay inay qarxaan sedexda gaari
Sarkaal ka tirsan Shabaabka ayaa qaraxaas ku sheegay mid uu kiciyay nin u dhashay Bakistan oo doonayay inuu isku miidaamiyo Ciidamadda Amisom

Inta la xaqiijiyay 11 nin oo Somalia,sedex u dhashay bakistan ayaa ku dhintay Guriga filadaa ee guud ahaanteeda burburtay,waxaana ku dhaawacmay Amiirka Shabaab Ahmed Godane oo wararka qaarna ay sheegayaan inuu geeriyooday mudadii jidka dhaca dayniile lagula sii cararayay

Warar Is khilaafsan waxay tibaaxayaan in rag waaweyn oo caana ay ku jireen gurigga burburay ee ku yaal Gubta,una dhaw wadada Hornafrik ama Jidka Warshadaha,Isgoyska Ifka Xalan

Waa Tilaabadii ugu horeysay ee kooxda Khawaarijta ku jabaan.

Tani waxay horseedi kartaa Nasri ay bulshada Soomaaliyeed helaan hadii ay dhab noqoto inay gudaha gurigaas ku halaagsameen horjoogayaasha Khawaarijta qarniga iyo ajnabiyiinta ka tirsan AlQaeda ee fidnada ka wada Somalia
:lol: :lol: :lol:
User avatar
Warsan_Star_Muslimah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4574
Joined: Mon Apr 21, 2008 3:19 pm
Location: ''A Malyuun Bucks''

Re: A blast Almost killed axmed cabdi godane

Post by Warsan_Star_Muslimah »

Subahnallah, :|

What is funny Emperior? And, who is Axmed Cabdi Godane?

p.s. too much somali for me to read. So sorry.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: A blast Almost killed axmed cabdi godane

Post by The_Emperior5 »

Axmed cabdi godane is the shabaab leader , i am against shabaab so this is good news :mrgreen:
User avatar
Looyaan_Junior
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 767
Joined: Fri Sep 19, 2008 4:07 am
Location: Dhegahbur, Ogaden

Re: A blast Almost killed axmed cabdi godane

Post by Looyaan_Junior »

Habaarka qof sarkhaansan ilaahay aqbali baayo, Godane is fine and no blast of thind kind happened in Mogadishu today.
User avatar
American-Suufi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4851
Joined: Sun Feb 03, 2008 5:48 pm

Re: A blast Almost killed axmed cabdi godane

Post by American-Suufi »

Looyaan_Junior wrote:Habaarka qof sarkhaansan ilaahay aqbali baayo, Godane is fine and no blast of thind kind happened in Mogadishu today.
expect more cruise missisles. let them burn alive.

once somalis get rid of alshabab, ogadens will be next. onlf will be like the ltte tamils in srilanka.

dumb ogadens put all their eggs in one basket.
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: A blast Almost killed axmed cabdi godane

Post by Somaliman50 »

:lol: Anigu waxaan ba rabay in qaraxii Beerdoofaar lala beegsaday ey naftiisu qaadato iskaba dhaaf odeygaan Godane la yiraahdo.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: A blast Almost killed axmed cabdi godane

Post by The_Emperior5 »

Looyaan_Junior wrote:Habaarka qof sarkhaansan ilaahay aqbali baayo, Godane is fine and no blast of thind kind happened in Mogadishu today.

halkeed ku aragtay anigu wax cabayaa , bal waxan ina gumeedka eeg eeh ogaden eeh kaadiida geela caba :lol:
adiga xata ilahay ducada ka ma aqbalo habaar baad sheegaysa :lol:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: A blast Almost killed axmed cabdi godane

Post by sheekh-Farax-zero »

Warsan_Star_Muslimah wrote:Subahnallah, :|

What is funny Emperior? And, who is Axmed Cabdi Godane?

p.s. too much somali for me to read. So sorry.
Ahmed Godane is the biggest nightmare of Ictiraaf-raadis pple, so he should be happy about
what ever happens to him. :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: A blast Almost killed axmed cabdi godane

Post by The_Emperior5 »

sheekh farax futto more of your people will be killed our good friend The tigrays they just came back from a short break from mekele. yaa ka futto xun.
adna ictraaf baad ka mashquushay ummad kalle leedahay caasiimadadii na way ololaysa :lol: :lol: :lol:
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: A blast Almost killed axmed cabdi godane

Post by sheekh-Farax-zero »

i feel your fear from distance bro,,, Tigrey are gone and wouldn't come back any time soon. :down:
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Re: A blast Almost killed axmed cabdi godane

Post by qudhac-m »

Emp

Ahmed abdi godane is

ISAAQ>>> ARAP>>>AFYARE>>>AADAN DALAB.
He is also 32 years old.

I dont think any isaaq can harm him in hargaisa as he hails from the mighty ARAP ISAAQ.

Suldaan qudhac la soo hadli doona axmed yare si uu hubka u dhigo maygaag.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: A blast Almost killed axmed cabdi godane

Post by Ina Baxar »

Oh shit , that's too bad if he ain't dead ...well there's always tomorrow I guess :lol:


Qudhac , Godane is 32 huh ? how old are you 16?

Fuc.kin kelaabs foqaal kelaab ..walaa Godane , walaa afghani , walaa Zeylaci midna ku ma soo noqon karo Somaliland


PS: when your own muslim tribesmen are wishing for your swift death while you're living with strangers... then you know YOU ARE CURSED :clap:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: A blast Almost killed axmed cabdi godane

Post by The_Emperior5 »

qudhac-m wrote:Emp

Ahmed abdi godane is

ISAAQ>>> ARAP>>>AFYARE>>>AADAN DALAB.
He is also 32 years old.

I dont think any isaaq can harm him in hargaisa as he hails from the mighty ARAP ISAAQ.

Suldaan qudhac la soo hadli doona axmed yare si uu hubka u dhigo maygaag.
war nayruushow orodo paltalk ku noqo adigu ciidwalba oo arab waad tageerta ka somaliland ka cadaabta ku jiira ka jannada ku jiira ka druga iibiya :lol: :lol:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: A blast Almost killed axmed cabdi godane

Post by Voltage »

Godane mahe cid kale al Shabaab maka taqaan :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”