Wasiirka Amniga Somaliya oo ku sugan Magaalada Addis Ababa xilli Ciidamo Ethiopian ay manta soo galeen…
Wasiirka Amniga Qaranka ee Dowladda Soomaaliya Col. Cumar Xaashi Aadan ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, iyadoona socdaalkiisa uu ku soo beegmay xilli Dowladda ay qatar ugu jirto inay bur burto, kadib markii Xoogaga ka soo horjeeda ay ku hareereeyeen Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Socdaalka Wasiirka Amniga oo ahaa mid aan horay loo sii shaacin ayaan la ogeyn waxa xilligan ku soo beegay, hase ahaatee waxaa socdaalkiisa ku wehliyo Wasiirka Maaliyada Shariif Xasan.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Wasiirka Ammaanka Col. Cumar Xaashi uu kulamo dhinaca ammaanka la qaadanayo Wasiirada iyo Saraakiisha Nabadgelyada Midowga Afrika, iyadoona ay suurta gal tahay kulamo kale oo ay wada qaataan Dowladda Ethiopia.
Ma cada ujeedada Dowladda Soomaaliya, xilli ay xaalad adag ku jirto, waxaase la ogeyn in xilligan ay u yeeraneyso Ethiopia iyo in kale, bacdamaa ay caqabado ku hor-gudban yihiin, waxaana deegaano ka tirsan dalka Soomaaliya soo galay Ciidamo Ethiopian oo fara badan, kaasoo aysan Dowladda Soomaaliya wali ka hadlin, mowqifkeeda dhabtana aanay cadeyn.
Ururka Midowga Afrika ayaa dhowaan sheegay in hadii la isku dayo in Dowladda KMG la afgambiyo ay xitaa u yeeranayaan Ciidamo ka baxsan Afrika sida Gaashaanbuurta NATO oo ku sugan Xeebaha Soomaaliya, waxaana la ogeyn iminka qorshayaasha u duugan Dowladda uu hogaamiyo Sheekh Shariif.
Laakiin warar laga helay xaga diblomaasiyada ayaa sheegaya in Dowladda Sheekh Shariif ay aad isaga ilaalineyso inay u yeerato Ciidamada Ethiopia si ay isaga difaacaan Mucaaradka bahalada noqday ee ay Ajaaniibta wehliyaan, waxaana ay aad uga cabsaneysaa in shaatiga uu uga dhiiqoobay sidii Dowladdii C/llaahi Yuusuf oo kale, waxaana ay ku dadaaleysaa sidii aan u lumen laheyn kalsoonida shacabka, maadaama Ciidamada Ethiopia ay shacabka u arkaan Cadawgooda koowaad, isla markaana wali ay dadka dhagahooda ka yeereyso xasuuqii ba'anaa ee ay geysteen, Balse siyaasadu waa midi labo afley ah.
Xafiiska Jowhar.com Muqdisho
jowharnews@gmail.com
TFG Minister in Addis BEGGING ETHIOPIA TO COME BACK LOL
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Re: TFG Minister in Addis BEGGING ETHIOPIA TO COME BACK LOL
Read newstory on the above post here...http://www.jowhar.com/main/news.php?readmore=2806
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: TFG Minister in Addis BEGGING ETHIOPIA TO COME BACK LOL
i don't think Habashi's will ever come back, 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 558 Views
-
Last post by Slick44
-
- 19 Replies
- 2737 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 48 Replies
- 4140 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 7 Replies
- 699 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 3 Replies
- 933 Views
-
Last post by Rifaad
-
- 4 Replies
- 803 Views
-
Last post by zidane88
-
- 15 Replies
- 2335 Views
-
Last post by zingii
-
- 18 Replies
- 72 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 14 Replies
- 1227 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
