Xassan Turki moves towards Beled-Weyne.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Xassan Turki moves towards Beled-Weyne.

Post by Voltage »

Ciidamo Tiro Badan Oo U Hogaaminayo Xasan Turki Oo Ruqaansadey Magaalada Baladwyne Ee Gobolka Hiiraan

Wararka aan hadda oo sacaadu ku beegan tahay 5:15 galabnimo ka heleyno dagmadda Mahadaay ayaa sheegaya in ciidamada Al- Shabaab & Xisbul Islaam ka dhaqaaqay magaalada Mahadaay ee gobalka Shabeelada dhexe waxa ayna ku sii jeedaan magaalo Madaxda gobalka Hiiraan ee Baladweyne, sida ay xaqiijiyeen saraakiil sare oo ka tirsan Ciidamada halkaasi ka baxay. Degmadda mahadaay ayaa laga tagey ciidamo kooban oo amniga suga sida ay noo sheegeen saraakiil sarsare.

Ciidamada ka baxay Mahadaay ayaa lugu waramayaa in uu hogaaminayo Col. Xasan Turki, waxaana lugu waramayaa in ay ciidamadaasi ku hubeysan yihiin hubab badan oo ay doonayaan in ay ku qabsadaan guud ahaan goobaha aysan ka talin, sida uu xaqiijiyey maanta afhayeen uhadlay Al- Shabaab oo saaka u warameyey Laanta Afsoomaliga ee BBC-da.

Ciidamadan ayaa ka wada tirsan Al- Shabaab & Xisbul Islaam waxaana ay sheegeen in ay la dagaalami doonaan ciidan walba oo aan ayaga ka tirsaneyn kuna sugan gobalada ay gacanta marinayaan, ayagoo sheegay in ay sidoo kale la dagaalami doonaan cid walboo taageersan dowladda midnimo qaran ee soomaaliya oo jooga meel muuqata.

Al- Shabaab & Xisbul Islaam ciidamada ka jooga meelo ka mid ah gobalka Hiiraan ayaa abaabul dagaal ku jira, si ay ugu dhaqaaqaan magaalada Baladweyne, waxaana ay doonayaan in ay taageeraan Saaxiibadooda safarka uga soo baxay degmada Mahadaay ee gobalka Shabeelada dhexe.

Ugu dambeyntii Ciidamadan ka soo baxay Shabeelada dhexe & colaadaha socda dad badan ayaa walaac ka muujinaya, waxaana Maamulka magaalada Baladweyne ay sheegeen in ay iska difaaci doonaan ciidan walboo weerar ku soo qaada, ayadoo ay sidoo kale magaaladaasi ku dhawaadeen goor dhaw Ciidamadii dawladda Itoobiya ee maanta soo gaaray deegaanadaasi. Ilaa iyo hadda wax war ah kama soo bixin kuwa dawladda tageersan ee ku sugan gobolka hiraan.

Ahmed

Muqdisho-Gedo-News

Gedonet.com@hotmail.com
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Xassan Turki moves towards Beled-Weyne.

Post by djibsomali »

Hassan turki is a master tactition and have never been beaten in war.

I don't know how they gonna stop the MAN, the mujaheed, the somali honor restorer
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Xassan Turki moves towards Beled-Weyne.

Post by Voltage »

I don't know about all of them but he is clearly headed towards Beled-Weyne and that completes the southern control. :lol: :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Xassan Turki moves towards Beled-Weyne.

Post by Cali_Gaab »

Masha'allah :up:
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Xassan Turki moves towards Beled-Weyne.

Post by Captain24 »

Let's see if they can stand up for Dagaab, the Hiiraan Warlord and the Ethiopians that crossed the border yesterday. I won't be surprised if they do their well known Abdi Bille sprint back to their caves
Last edited by Captain24 on Tue May 19, 2009 2:49 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Xassan Turki moves towards Beled-Weyne.

Post by Voltage »

Cali_Gaab wrote:Masha'allah :up:
:lol: :lol: :lol: :lol:
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7584
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Xassan Turki moves towards Beled-Weyne.

Post by Nomand »

lol somalia is like a infinite loop of dog sh!t
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Xassan Turki moves towards Beled-Weyne.

Post by Cali_Gaab »

Captain, i told you this before....they're coming for you Gudhu's in Galkacyo.

"They say, Al Itihaad is over, Al itihaad is over"
"Nah, this is the time we destroy and rebuild it, they say..."
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Xassan Turki moves towards Beled-Weyne.

Post by AhlulbaytSoldier »

Captain24 wrote:Let's see if they can stand up for Dagaab, the Hiiraan Warlord and the Ethiopians that crossed the border yesterday. I won't be surprised if they do their well known Abdi Bille sprint back to their caves

:lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”