Page 1 of 2
Ilma adeerayaal
Posted: Tue May 19, 2009 9:35 pm
by Garbo_Gedo
Ilma adeerayaal soo duceeya waan aqal galayaa Summerkaane. Gabar reer Boorama ah ba qalbiga iga dagtay oo howshu waan soo gabgabaynay.
Wiil iyo caano weeye, waad casuumantihiin.
Re: Ilma adeerayaal
Posted: Tue May 19, 2009 11:03 pm
by zingii
Cimridheerad iyo caafimaad kuwo wadoogo ilaah ha idinkadhigo.

Re: Ilma adeerayaal
Posted: Tue May 19, 2009 11:50 pm
by mahdi01
Gurigaaga allaha kuu Barakeeyo, gabadhaadana mid Baarri ah allaha kaaga dhigo caruur qeyrqabtana allaha idin siiyo.
Aroos wacan ina adeer Qeyr ayaan kuu rajeyneyaa.

Re: Ilma adeerayaal
Posted: Wed May 20, 2009 2:30 am
by sadeboi
congrats walaal...dee allah wax qeyr qaba ha kala dhiga...
Re: Ilma adeerayaal
Posted: Thu May 21, 2009 7:50 pm
by Garbo_Gedo
Aamiin, mahadsanidiin ina adeerayaal.
Re: Ilma adeerayaal
Posted: Thu May 21, 2009 9:51 pm
by Murax
Ilahay kheyr ha kaaga dhigo!
Re: Ilma adeerayaal
Posted: Thu May 21, 2009 10:23 pm
by snoop12
Re: Ilma adeerayaal
Posted: Fri May 22, 2009 1:28 am
by Babygirl-
Congratulations inader... may allah bless your marriage..

Re: Ilma adeerayaal
Posted: Fri May 22, 2009 2:25 pm
by Advo
Aroos wacan sxb, waaxaan kuugu rajeeynaa aqal kheyr leh.
Re: Ilma adeerayaal
Posted: Fri May 22, 2009 2:25 pm
by S-D-M
Best wishes adeer

Gurkiina guur qeyr

Re: Ilma adeerayaal
Posted: Fri May 22, 2009 7:24 pm
by Naaima
hjerteligt tillykke herfra!
Re: Ilma adeerayaal
Posted: Sat May 23, 2009 1:47 pm
by BaasAbuur
Congratulations bro. Allah kheyr hakaaga dhigo.
Re: Ilma adeerayaal
Posted: Sat May 23, 2009 2:33 pm
by King-of-Awdal
As Coolpoison would say Biitch traitor.

Re: Ilma adeerayaal
Posted: Sun May 24, 2009 4:48 am
by Advo
King-of-Awdal wrote:As Coolpoison would say Biitch traitor.

Waraa I want a reer nuur, Gedabursi chick........get the word out
