Xamar yaa lahadlay maanta?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Xamar yaa lahadlay maanta?

Post by Ayub21 »

:?:
Last edited by Ayub21 on Wed May 20, 2009 10:35 am, edited 1 time in total.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Xamar yaa lahadlay maantay?

Post by Voltage »

Oo sxb yaa Xamar cid u dagantahay bay kula tahay? :lol: :lol:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Xamar yaa lahadlay maanta?

Post by AbdiWahab252 »

Ayub,

ADiga lamo sac ka dib ba walal kegi ba qadka MSN so gala.

Maxa daran ?
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Xamar yaa lahadlay maanta?

Post by Voltage »

AbdiWahab252 wrote:ADiga lamo sac ka dib ba walal kegi ba qadka MSN so gala.
Abdiwahab wallahi it kills me to see you struggly like this sxb. Hadaadba mar intaas Af soomaali la'aan ku gaartay is reer magaalay and say I grew up in qurbaha and don't know Somali instead of going through all this pain sxb :lol: :lol:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Xamar yaa lahadlay maanta?

Post by AbdiWahab252 »

Voltage,

Adeer, step off.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Xamar yaa lahadlay maanta?

Post by Voltage »

Adeer call it friendly advice. :lol: :lol:
User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: Xamar yaa lahadlay maanta?

Post by Ayub21 »

AbdiWahab252, xalay waxaa kadhacay xamar waa guul aad iyo aad u wanaagsan. aboowe wareeyso. Mr godane waala dhawacay waxaana wararka sheegayaan in dhawaci oo ku geeriyooday.
User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: Xamar yaa lahadlay maanta?

Post by Ayub21 »

waxaa wax lala jaabo eh in websiyada badankooda soo qori weeyeen waxi xamar ka dhacay xalay
User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: Xamar yaa lahadlay maantay?

Post by Ayub21 »

Voltage wrote:Oo sxb yaa Xamar cid u dagantahay bay kula tahay? :lol: :lol:
sxb, soomaalida badankooda ayaa maal iyo dadba ku leh xamar waa magaalo madaxda soomaaliya hadeey xamar cidna koo joogin waxaa iska tahay a nomad
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Xamar yaa lahadlay maantay?

Post by Voltage »

Ayub21 wrote:
Voltage wrote:Oo sxb yaa Xamar cid u dagantahay bay kula tahay? :lol: :lol:
sxb, soomaalida badankooda ayaa maal iyo dadba ku leh xamar waa magaalo madaxda soomaaliya hadeey xamar cidna koo joogin waxaa iska tahay a nowbody ama a nomad
Raali ahoow sxb cidina Xamar iima joogto. Laakiin maxaa dhacay xalay aad sheegeysaa? :lol:
User avatar
Ayub21
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Mar 16, 2009 9:24 am
Location: Boqol sano oo dawlad xumo ah, hal habeen oo dawlad la'aana baa xun

Re: Xamar yaa lahadlay maanta?

Post by Ayub21 »

Voltage, Xamar waxaa kadhacay wixi dadka filanaayeen. taas oo eh in Maraykanka bada iyo cirka ka duqeeyo goobihi eey joogeen al-shababa. waxaa ku dhintay mucaarad badan oo isku jiro somali iyo ajinabi. waxaa lagu dhaawacay amiirka al-shababa Mr godane waxaana lasheegay in dhawaca dartiis ku geeriyooday.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Xamar yaa lahadlay maanta?

Post by The_Emperior5 »

Ayub21 wrote:Voltage, Xamar waxaa kadhacay wixi dadka filanaayeen. taas oo eh in Maraykanka bada iyo cirka ka duqeeyo goobihi eey joogeen al-shababa. waxaa ku dhintay mucaarad badan oo isku jiro somali iyo ajinabi. waxaa lagu dhaawacay amiirka al-shababa Mr godane waxaana lasheegay in dhawaca dartiis ku geeriyooday.
thats very good news :up: :up: :up: :mrgreen:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Xamar yaa lahadlay maanta?

Post by AhlulbaytSoldier »

Ayub21 wrote:Voltage, Xamar waxaa kadhacay wixi dadka filanaayeen. taas oo eh in Maraykanka bada iyo cirka ka duqeeyo goobihi eey joogeen al-shababa. waxaa ku dhintay mucaarad badan oo isku jiro somali iyo ajinabi. waxaa lagu dhaawacay amiirka al-shababa Mr godane waxaana lasheegay in dhawaca dartiis ku geeriyooday.

I heard of this mysterious blast which i think the americans did it but that ameerka kufaarta shabaab died from his wound is really BREAKING NEWS. Hopefully it is true :up:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Xamar yaa lahadlay maanta?

Post by Voltage »

Just read some news and it said it was accidental blow off of one of their mines and godane is thouoght to be lightly injured but being treated
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Xamar yaa lahadlay maantay?

Post by sheekh-Farax-zero »

Voltage wrote:Oo sxb yaa Xamar cid u dagantahay bay kula tahay? :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :clap: :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”