And the war continues in Mogadishu

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

And the war continues in Mogadishu

Post by The_Emperior5 »

Dagaal ka socda Magaalada Muqdisho iyo Ciidamada Dowladda oo la wareegay qeybo ka mid ah Waddada Wadnaha

Jimco, May 22, 2009(HOL): Qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Degmooyinka Wardhiigley iyo Yaaqshiid ayaa waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo xoogag hubeysan oo ka soo horjeeda.

Dagaalka ayaa wuxuu ka socdaa Isgoyska Florenza iyo nawaaxiga Saldhigga Wardhiigley, halka ay xoogagga labada dhinacna isku horfadhiyaan inta u dhaxeysa Isgoysyada Siinaay iyo Afarta Jardiino ee Magaalada Muqdisho.

Dagaalkan ayaa wuxuu qaxay kadib markii ay Ciidamada Dowladda xalay la wareegeen qeybo ka mid ah Waddada Wadnaha, gaar ahaan Isgoysyada ku dhow Suuqa Bakaaraha, sida Isgoysyada Bakaaraha, Howl-Wadaag iyo Aadan Cadde.

Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa saaka caksan, waxaana barakac laga dareemayaa xaafado horay u deganaa oo ka tirsan Degmooyinka Howl-wadaag iyo Hodan, iyadoo degmooyinkaas ay dhawaanahan ahaayeen kuwo xasiloon.

Wixii ku soo kordha xaaladda Muqdisho halkan kala soco haddii Alle idmo.

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: And the war continues in Mogadishu

Post by Addoow »

It is sad that many people has to die but the government must exist and protect its existance at any cost.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: And the war continues in Mogadishu

Post by The_Emperior5 »

Yeah the civilian casualties is very sad but the government is putting up a good fight against the khawarijies.
Do you think they are capable of capturing Mogadishu all back.
S-D-M
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5774
Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.

Re: And the war continues in Mogadishu

Post by S-D-M »

The war will continue as long as we have Alshaydan.
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: And the war continues in Mogadishu

Post by Addoow »

The_Emperior5 wrote:Yeah the civilian casualties is very sad but the government is putting up a good fight against the khawarijies.
Do you think they are capable of capturing Mogadishu all back.

yeah,but the government depends on international community for assistance just like xasan dhahir and alshabab depend on eritria and Arab bussiness men for their survival.
The TFG will exist for many generations to come,now matter who is in the office wether be president shiikh shariif or any other guy.

Two days ago,a cargo plane full of weapons landed in adan cadde international airport intended for the somali national security forces.also two ships were seen in mogadishu port carrying weopons for the government.
president shiikh shariif will end his two year term as a president and then seek another four year extention,it doesnt matter if you follow him or against him,if you take arms or make deals with him,they can not put an end to the existance of the government,Alshabab are bunch of international terrorists with foreign elements within the group,they take orders from toora boorah,and they cant even fight with AMISOM,AMISOM is more powerful than alshabab but their mission is to protect key governmental locations such the presidential palace.
the president should never talk to the opposition ,he must be a man of war at least that is raganimo,these guys only know the language of war and they must be destroyed once for all.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: And the war continues in Mogadishu

Post by The_Emperior5 »

and shabaabist just took over hawl wadaag

War Deg Deg ah :Xoogaga Al shabaab iyo Xisbul Islaam ayaa goordhaw la wareegay Isgoysyadda Howl-wadaag iyo Aadan Cadde

Xoogaga Al Shabaab iyo Xisbul Islaam ayaa Xoogaa kahor la waregay Isgoysyadda Howl-wadaag iyo Aadan Cadde oo Saakay laga qabsaday Markii ay Ciidamada Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ku soo qaadeen Dagaal Qorshasayn oo Dhinackasta ah .

Sidoo kale wararku waxay sheegayaan in Saldhiga Hodan Ay Sakay Qabsadeen Ciidamada Dowladda KMG ah ee Somaaliya laakin ee hadda Kabaxeen Markii Dagaal qaraar ay soo Qaadeen Xoogaga Al shabaab iyo Xsibul Islaam oo Garab Isa Siinaya .

Muse Caraale oo ah Afahayeenka Xisbul Islaam ayaa sheegay in Dagaalka Sakay ay soo qaadeen Dowladda KMG ah ee Soomaaliya uu ahaa Dagaal Ay la socdeen Hogaamiyayaashii Dagaalka oo Maalmahaan ay Hubsiinayeen Dowladda KMG ah ee Soomaliya oo doonaysa in ay qas iyo Dagal aan joogsan ka Dhaca Magaalada muqdisho

Sidoo kale Wararku waxay Intaas ku Darayaan in Qasaare Baaxad leh soo Gaaray Labada Dhanac ee Dagaalka ka dhaxeeya waxayna wararku sheegayan in Dagaalka Saakay ay ku dhinteen in kabadan 6 Ruux oo iskug Jira dhinacyadii Dagaalka ka dhaxeeyay Iyo Waliba shacabka ku dhaqan Goobaha ay Dagaalka ka socdaan , wuxuuna dhaawaca Caga Cageynayaaa 16 qof Walina lama hayo xog Rasmi ah oo kasoo Baxaya Isbitaalada Magaalada Muqdihso inkastoo Saakay Agagaarka Suuga Bakaaraha lagu arkayay Gaadiidka Gurmadka oo Guraya dhaawacyadii soo gaaray Shacabka ku dhaqan Agagaarka uu Dagaalka ka socday

wixii Faah Faahun ah Dagaalada kala soco Shabkadda Dayniile.com
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: And the war continues in Mogadishu

Post by Somalian_Boqor »

I am for the War in Mogadishu to continue so the khawarijies can be finished off once in for all. They must been shown the doors to Hell in the streets on Mogadishu!!!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”