AMISON Heaviliy Shell The City 12 Die In 1 Spot....
Posted: Fri May 22, 2009 12:17 pm
AMISON heaviliy shell the city 12 die in 1 spot as mortar hits a bus. Where is the out cry?
I am taking notes and the Hypocrisy of Some Somalis will be on Youtube very soon.
Inkaban 12 qofood oo halmeel ku Geeriyooday kadin Gaari PL ah Oo ay la Socdeen uu Madfac ku Habsaday.
Warar Goor dhoweyd naga soo garay agagarka Iskooska Baar Ubax Ee Magaalada Muqdisho aya waxa ay sheegayaan in meel qura ku dhinteen Dad gaara ilaa 12 qofood oo ahaa dhmaantood dad rayid ah oo saarna gaari PL ah oo ka shaqeeya inta u dhaxeysa Soobe iyo Baar Ubax.
Dadka geeriyodaya ayaa waxa u ilaa iyo hada Meydad koodu yalaan iskooska Baar Ubaxa waxaana jira Qaba qaabo xoogan oo ay wadaan Gaadiidka Gar gaarka Ee magaalada Muqdisho,
Dadka ku Geeriyoday Gaariga ayaa waxa Ka badbaadiyay wiil yar oo kaliya intii kalana wa ay ku dhinteen kadin Madfac habaaw ah ku Ku Dul habsaday garigii ay la socdeen.
Xaalada Magaalada Muqdisho ayaa Maanta ah Mid aad U kacsan oo ay dadbadani ku dhinteen iuyadoona ay wali soconayaa Dagaalo Qarar u dhaxeeyo Dowlada Somaliya Iyo kooxaha Ka soo Horjeeda.
Wixii warar ee Ku soo ordha xaalada kacsan ee dagaaladu bar bar sicdaan waxaad kala socon kartaa sacad walba Dayniile Online