Somali Translation
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Somali Translation
Sida wegan gammaanoo
la miirin waaga tiigsadyee
wayraxa kalgacalkaan
la wiisiisi goohaa
?????
la miirin waaga tiigsadyee
wayraxa kalgacalkaan
la wiisiisi goohaa
?????
- 1nemansquad
- SomaliNet Super
- Posts: 11434
- Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
- Location: Over here and over there
Re: Somali Translation
..the only two words i understood are Wayrax and Kalgacal, the rest are alien to me
Re: Somali Translation
1nemansquad wrote:..the only two words i understood are Wayrax and Kalgacal, the rest are alien to me



And you were supposed to be qaldaan compared to me.. I knew those 2 words too.
I always heard this song..but the words...wtf??
-
- Posts: 184
- Joined: Tue Jan 27, 2009 3:53 pm
- Location: Semina sawa setuna DAWA yaa bareduu diredhawa!!!!!!!!!!
Re: Somali Translation
I have never heard most of those words. Where in Somalia ayaa saas loga hadla?
- 1nemansquad
- SomaliNet Super
- Posts: 11434
- Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
- Location: Over here and over there
Re: Somali Translation
..i was talking to my Adeer the other night, it was a 4 line conversation and he was introducting me to another relative and i said 'abti maya nooh' to the dude he was introducing me to and my Adeer started mocking me after we got off the line with them people
..talking about we will disown you if you don't change your lingo
..still i'm qaldaan and a proud one
..talking about we will disown you if you don't change your lingo
..still i'm qaldaan and a proud one
Re: Somali Translation
Lol. Raniya I suppose in Hargeisa..
How about these..:
igadaa qunbacashada
qoontaad i yeeshaan
dadka kala qaloodaa
???
How about these..:
igadaa qunbacashada
qoontaad i yeeshaan
dadka kala qaloodaa
???
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen
- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Somali Translation
waxa weeye: ''Sida faras la soo xulay, ayaan cadhada kal-gacalka, la geeraaraa!Cawar wrote:Sida wegan gammaanoo
la miirin waaga tiigsadyee
wayraxa kalgacalkaan
la wiisiisi goohaa
?????
Waxan ma ma saxsana laakiin waxbaad is daba marisay baan filayaa.
Gammaan = faras
Wayraxn = cadhada
goohaa = geeraar/duryamid
Re: Somali Translation
How about La wasiisi goohaa?? you cant say thats not right..because its the name of the song.Gaashaanle_87 wrote:waxa weeye: ''Sida faras la soo xulay, ayaan cadhada kal-gacalka, la geeraaraa!Cawar wrote:Sida wegan gammaanoo
la miirin waaga tiigsadyee
wayraxa kalgacalkaan
la wiisiisi goohaa
?????
Waxan ma ma saxsana laakiin waxbaad is daba marisay baan filayaa.
Gammaan = faras
Wayraxn = cadhada
goohaa = geeraar/duryamid

I am enjoying Zahra Ahmed songs tonight..but I jut discovered the words ..
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Re: Somali Translation
luuqad gaani. intaan ma soomaali baa. at first i thought soomaaliga in aad qaladay, hadana some of it makes sense. tiigsaday, kalgacalkaan, goohaa, ninyahow (wegan, ma waagaan baad ka wadaa), gammaanoo waa kalimad kalimada kale i soo xasuusisay. marka waxaan fahmin un, wayraxa iyo wiisiisiCawar wrote:Sida wegan gammaanoo
la miirin waaga tiigsadyee
wayraxa kalgacalkaan
la wiisiisi goohaa
?????
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen
- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Somali Translation
Cawar wrote:Lol. Raniya I suppose in Hargeisa..
How about these..:
igadaa qunbacashada
qoontaad i yeeshaan
dadka kala qaloodaa
???


iga daa qunbacashada = iga jooji marmar siiyaha
qoontaad i yeeshaan = waxaad igu samaysay
dadka kala qaloodaa = dadka kala xishoodaa/dhuuntaa
- Gaashaanle_87
- SomaliNetizen
- Posts: 926
- Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
- Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(
Re: Somali Translation
La wasiisi goohaa = ku luuqeeyaa,Cawar wrote:How about La wasiisi goohaa?? you cant say thats not right..because its the name of the song.Gaashaanle_87 wrote:waxa weeye: ''Sida faras la soo xulay, ayaan cadhada kal-gacalka, la geeraaraa!Cawar wrote:Sida wegan gammaanoo
la miirin waaga tiigsadyee
wayraxa kalgacalkaan
la wiisiisi goohaa
?????
Waxan ma ma saxsana laakiin waxbaad is daba marisay baan filayaa.
Gammaan = faras
Wayraxn = cadhada
goohaa = geeraar/duryamid![]()
I am enjoying Zahra Ahmed songs tonight..but I jut discovered the words ..
Re: Somali Translation
This is a tough one.. lol.. not the obvious words like salaaxay etc etc ..
Sayloo guyaal badan
Soo baxa kaliishii
Seelseelna loo degay
Sannad geelu badi dhalay
Oo sidigtii Laalays
Nirguhu aanay socod baran
Reeraha sintoodiyo
Kaymo saar leh loo dhigay
Oo igadh mid yari sabo
Maqaar lagu salaaxay
Saameeshay gaawaha
Oo baarqab soohani
Isagoo ah laba-sabar
Soofeeyey micidoo
Ka sanqadhiyey doobtii
Salaaddiina roorsaday
Ugabkii u saniyo
Surmo dheer la tiigsaday
Sayloo guyaal badan
Soo baxa kaliishii
Seelseelna loo degay
Sannad geelu badi dhalay
Oo sidigtii Laalays
Nirguhu aanay socod baran
Reeraha sintoodiyo
Kaymo saar leh loo dhigay
Oo igadh mid yari sabo
Maqaar lagu salaaxay
Saameeshay gaawaha
Oo baarqab soohani
Isagoo ah laba-sabar
Soofeeyey micidoo
Ka sanqadhiyey doobtii
Salaaddiina roorsaday
Ugabkii u saniyo
Surmo dheer la tiigsaday
- 1nemansquad
- SomaliNet Super
- Posts: 11434
- Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
- Location: Over here and over there
Re: Somali Translation
..that is another language altogether
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Re: Somali Translation
Cawar wrote:This is a tough one.. lol.. not the obvious words like salaaxay etc etc ..
Sayloo guyaal badan
Soo baxa kaliishii
Seelseelna loo degay
Sannad geelu badi dhalay
Oo sidigtii Laalays
Nirguhu aanay socod baran
Reeraha sintoodiyo
Kaymo saar leh loo dhigay
Oo igadh mid yari sabo
Maqaar lagu salaaxay
Saameeshay gaawaha
Oo baarqab soohani
Isagoo ah laba-sabar
Soofeeyey micidoo
Ka sanqadhiyey doobtii
Salaaddiina roorsaday
Ugabkii u saniyo
Surmo dheer la tiigsaday

Re: Somali Translation
Cawar maxa ku hadleesa? 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 2446 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 6 Replies
- 921 Views
-
Last post by Niya
-
- 0 Replies
- 9628 Views
-
Last post by Spookje
-
- 28 Replies
- 3276 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 69 Replies
- 4744 Views
-
Last post by Qumanyoo
-
- 37 Replies
- 2844 Views
-
Last post by Mataan_Ciideed
-
- 7 Replies
- 1610 Views
-
Last post by Lamagoodle
-
- 3 Replies
- 724 Views
-
Last post by Voltage
-
- 1 Replies
- 632 Views
-
Last post by Insomniac
-
- 5 Replies
- 1106 Views
-
Last post by theyuusuf143