Maliishiyadii Xildhibaan Bare Adan Shire Hiiraale Oo Sidii Duufaantii Oo Kale u Dulmaray Maleeshiyaadkii Al-shabaab.
Dagaalkii ka qarxay magaalada Kismaayo saacado ka hor ayaa waxaa jab xun loogu geystay magaaladiina laga saaray Maliishiyaadkii Al-shabaab oo duulanka ku qabsaday magaalada kismaayo maalinimadii shalay , Maleeshiyada Beesha Sade oo xalay ilaa iyo oaroornimadii saaka abaabul dagaal ku jiray ayaa awood kaga saaray gabi ahaan maliishiyaadkii Alshabaab magaalada kismaayo.
Dagaalkan oo aad u cuslaa ayaa waxeey wararku sheegayaan in qasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh loo geystay Maliishiyaadkii alshabaab ka dib markii uu ku yimi kala qeybsanaan xaga mabda'a ah oo ay u kala qeybsameen maxaakiim iyo Al-shabaab.
Lama oga qasaaraha dhabta ah ee ka dhacay goobihii lagu dagaalamay balse waxeey wararku sheegayaan in uu qasaaraha badan yahay.
kala soco faafaahin buuxda shabakada carmooyin.com
http://209.85.229.132/search?q=cache:xU ... sid%3D5726
History Marehan karbashing Shiskabab in Kismayo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: History Marehan karbashing Shiskabab in Kismayo
Hutus defeated in 1 day in the capital but Shiskabab had trouble against a subclan of Darod
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: History Marehan karbashing Shiskabab in Kismayo
It took four days and Mareexaan did not fight as Mareexaan.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 398 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 21 Replies
- 1460 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 0 Replies
- 209 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 14 Replies
- 1002 Views
-
Last post by Adali
-
- 1 Replies
- 343 Views
-
Last post by snoop12
-
- 8 Replies
- 1062 Views
-
Last post by Voltage
-
- 10 Replies
- 47 Views
-
Last post by Padishah
-
- 1 Replies
- 373 Views
-
Last post by ibrahimcw
-
- 12 Replies
- 1471 Views
-
Last post by General Duke