Where does the name HJ came from?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Where does the name HJ came from?
Let me enlighten you regarding who's HJ who's not.
Markii Sheikh Isaxaaq geriyooday nabad gelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaa tee, Waxaa caydhoobay bahdii ilma magaado"Ismacil garxajis, arab, abdulrahmaan and ayuub. Ilma magaado waxay go'aan ku gaadheen inay walaalohood bah xabuusho"Muuse,Muhammad, Cimraan,Ahmed aka Toljeclo" xoolo soo wediistaan.
Markay Bah magaado timi gurigii Xabuusho- una dan sheegteen bahdii walaalohood, ayay Xabuusho diiday inay caawiso inamadaa ay aayada u tahay. Waxaana sidaas ku raacay sadex ilma xabuusho ah. halka Ahmed aka Toljeclo sympathy siieyey walaalihii Ilma Magaado. Halkaas ayuu magacan toljeclo kula baxay. Horuuna usii raacay, waaka ilaa hada galbeed degen.
Bahdii xabuusho madaama ay u hiisheen kuna raaceen go'aankeedii hooyadood xabuusho, halkaasu magaca hJ ka yimid. Sidaa daraadeed sadexdaas ilma xabbusho dalaayadan HJ way ka dhexaysaa.
BAR AMA BARO

- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Where does the name HJ came from?

since when did HA become Magado i though they had a different mother or a Adopted Mother
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Where does the name HJ came from?
Don't believe reer SNET, Magado was the mother of Abdiraxman Sheikh IsxaaqDucaysane209 wrote:interesting - so i know why now Ahmed is called Tol Jeclo - the Tol Lover--
since when did HA become Magado i though they had a different mother or a Adopted Mother
- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Where does the name HJ came from?
Cumar-Labasuul wrote:Don't believe reer SNET, Magado was the mother of Abdiraxman Sheikh IsxaaqDucaysane209 wrote:interesting - so i know why now Ahmed is called Tol Jeclo - the Tol Lover--
since when did HA become Magado i though they had a different mother or a Adopted Mother

ask emperior for more info about the mother of your clan
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Where does the name HJ came from?
Ducaysane209 wrote:interesting - so i know why now Ahmed is called Tol Jeclo - the Tol Lover--
since when did HA become Magado i though they had a different mother or a Adopted Mother
Bro. those who sided with their Mother became habar lover and Ahmed sided with his other beloved brothers became tol-lover. Btw.Abdirahman belongs to bah magaadle through "nuujin"
Cheerz RW
- MrPrestige
- SomaliNet Super
- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Where does the name HJ came from?
Rightwing wrote:Ducaysane209 wrote:interesting - so i know why now Ahmed is called Tol Jeclo - the Tol Lover--
since when did HA become Magado i though they had a different mother or a Adopted Mother
Bro. those who sided with their Mother became habar lover and Ahmed sided with his other beloved brothers became tol-lover. Btw.Abdirahman belongs to bah magaadle through "nuujin"
Cheerz RW
sxb you mean same Nujiin as waxa la nujiiyey the same Naas - there is two ways either there mother is Magado but Naas kale ba la Nujiiyey - or their mother is different and Magado ba nujiisay so which 1 is it?
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Where does the name HJ came from?
Ducaysane209 wrote:Rightwing wrote:Ducaysane209 wrote:interesting - so i know why now Ahmed is called Tol Jeclo - the Tol Lover--
since when did HA become Magado i though they had a different mother or a Adopted Mother
Bro. those who sided with their Mother became habar lover and Ahmed sided with his other beloved brothers became tol-lover. Btw.Abdirahman belongs to bah magaadle through "nuujin"
Cheerz RW
sxb you mean same Nujiin as waxa la nujiiyey the same Naas - there is two ways either there mother is Magado but Naas kale ba la Nujiiyey - or their mother is different and Magado ba nujiisay so which 1 is it?
Ducaysane
Bear with me, I will do bit research and let you know tonight
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Where does the name HJ came from?
When magaaado died her last son was awal. walaga soo dhex saaray way ku dhimatay when she had him thats why he is called awal ayaan leh. any when she dies another woman gave him naas he grew up in bulahaar. thats why he is so different then all the garxajis arab etc he is kind to every isaaq waa oo simanyihin. laakin iskuu ruu baan ku ka soo baxnay as garxajis arab and ayub laakin isku naas maanu nuugiin. 

Re: Where does the name HJ came from?
rightwing
HJ xageey dagaan?
HJ xageey dagaan?
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Where does the name HJ came from?
Addoow wrote:rightwing
HJ xageey dagaan?
Addoow
Waxay degaan Somaliland.
Emperor
You'are right 100% bro.
- CUSHITE KINGDOM
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1144
- Joined: Sat Nov 24, 2007 10:33 am
- Location: BALCAD BROTHERHOOD
Re: Where does the name HJ came from?
i dont get it
so is toljeclo and habar jeclo different

so is toljeclo and habar jeclo different

- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Where does the name HJ came from?
CUSHITE KINGDOM wrote:i dont get it![]()
so is toljeclo and habar jeclo different
Haa sxb, waa Toljeclo iyo HJ oo ka kooban Muse, Sanbuur and Cimraan.
- CUSHITE KINGDOM
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1144
- Joined: Sat Nov 24, 2007 10:33 am
- Location: BALCAD BROTHERHOOD
Re: Where does the name HJ came from?
so how many isaqs is there cause i have only heard ofRightwing wrote:CUSHITE KINGDOM wrote:i dont get it![]()
so is toljeclo and habar jeclo different
Haa sxb, waa Toljeclo iyo HJ oo ka kooban Muse, Sanbuur and Cimraan.
HY HJ HA
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Where does the name HJ came from?
sheikh isxaaq had 12 sons in total.
Axmed toljecle eldest toljecle
Maxamamd
Muse <<< called habarjeclo those 3 hj
Iebrahien
Ajub
Ismacil garxajis = subclan habaryoonis and ciidagalle
Arab
Abdulraxman al awal = habarawal;
Yusuf sheikh isxaaq
Hussein sheikh isxaaq
Xassan sheikh isxaaq baha yemen
Yaxya sheikh isxaaq
Axmed toljecle eldest toljecle
Maxamamd
Muse <<< called habarjeclo those 3 hj
Iebrahien
Ajub
Ismacil garxajis = subclan habaryoonis and ciidagalle
Arab
Abdulraxman al awal = habarawal;
Yusuf sheikh isxaaq
Hussein sheikh isxaaq
Xassan sheikh isxaaq baha yemen
Yaxya sheikh isxaaq
- Rightwing
- SomaliNet Super
- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Where does the name HJ came from?
HJ {Muse, {Sanbuur and Cimraan}
Garxajis {HY and Ciidagale}
HA
Arab
Ayuub
Toljeclo
Total 4 Bah xabuusheeda iyo 4 bah magaadle ah