
05-25-2009

War culus baa nasoo gaaray, Dagaal oo faa'iido la'aheen baa maantey dhex marey bil iyo Xidig calanka dhexdiisa, Waxaa lasheegey inteey isku qabsadaan qalabka oo loo yaqaan "remote control". Waxaa laga walwalsaanaa dagaal intuu isku badalo, sida naloo sheegey bisha markeey tabar badnaatey, inteey xidigto bistoolad la soo baxdey oo maskaxda ka toogtey bishii oo yaaban, isbitaal baa bisha loola cararey, nolaashana qiilqiil beey ku jirtaa.
Mohamed@Garoowonline.com