Page 1 of 2

Sheikh xassan daahir aweys takes over xisbal islaam

Posted: Tue May 26, 2009 7:49 am
by The_Emperior5
Sh. Xasan Daahir oo la wareegay goordhoiw Guddoomiyanimada ururka Xizbul islaam.

Muqdisho. 25 May, 2009 05:20:00

Dr. Cumar Iimaan Abuubakar ayaa goordhow xilkii guddoomiyaha Xizbul Islaam ku wareejiyey Sh. Xasan Daahir Aweys oo horey u hayey xilka guddoomiyaha Isbeheysiga dib u xoreynta Asmara.

Munaasabad lagu qabtay xarunta Xizbiga ayey labada mas'uul xilka kula kala wareegeen, waxaana goobta joogay mas'uul katirsan ururka Xizbul Islaam.

Sh. Xasan Daahir Aweys ayaa hadda si toos ah ula wareegay xilka guddoomiyaha ururka Xizbul Islaam, lamana oga waxa iska badali doona ururka Xizbul islaam.

Hadalo kooban oo ay labada mas'uul jeediyeen ayey sheegeen inay aad ugu faraxsan yihiin xil kaa wareegista.

Dr. Cumar Iimaan ayaa in muddo ah waxa uu ahaa guddoomiyaha ururka Xizbul Islaam wixii ka dambeeyey markii ururkaas ay ku midoobeen afar kooxood oo kamid ahaa kuwii ka dagaalamayey gudaha dalka Somalia.

Boodheere.com

Re: Sheikh xassan daahir aweys takes over xisbal islaam

Posted: Tue May 26, 2009 7:50 am
by The_Emperior5
This is going to be interesting if sheikh dalxis got defeated. Shabaab iyo xisbal islaam mala way is qabin doona or iyaka ba isku dhufan doona.

Re: Sheikh xassan daahir aweys takes over xisbal islaam

Posted: Tue May 26, 2009 7:54 am
by Foxy22
Eddy,

Daqtarka Sheekeyaha wali ma adaa?

Btw :kiss:

Re: Sheikh xassan daahir aweys takes over xisbal islaam

Posted: Tue May 26, 2009 7:56 am
by Addoow
who cares? no one is going to be defeated.


p.s
hi foxy :clap: :clap:

Re: Sheikh xassan daahir aweys takes over xisbal islaam

Posted: Tue May 26, 2009 8:00 am
by The_Emperior5
Foxy22 wrote:Eddy,

Daqtarka Sheekeyaha wali ma adaa?

Btw :kiss:

alla i missed u :rose: :rose: :rose:

Re: Sheikh xassan daahir aweys takes over xisbal islaam

Posted: Tue May 26, 2009 8:01 am
by Foxy22
Eddy!!! I missed you too me love :kiss:

ps. Hi Addow! :mrgreen:

Re: Sheikh xassan daahir aweys takes over xisbal islaam

Posted: Tue May 26, 2009 8:04 am
by The_Emperior5
yea me love u to know i dont go to daktharka sheekeye any more sessionski way dhamadeen thank god :mrgreen:

Re: Sheikh xassan daahir aweys takes over xisbal islaam

Posted: Tue May 26, 2009 8:06 am
by Twisted_Logic
Foxy22 wrote:Eddy!!! I missed you too me love :kiss:

ps. Hi Addow! :mrgreen:
Did you give birth?

What did you name your kid?

Re: Sheikh xassan daahir aweys takes over xisbal islaam

Posted: Tue May 26, 2009 8:06 am
by Foxy22
was there any progress? do you still chat to yourself now and then? have you learn to trust women again? mise wali sidi aa hooskada ugu orodaa :mrgreen:

Re: Sheikh xassan daahir aweys takes over xisbal islaam

Posted: Tue May 26, 2009 8:08 am
by Foxy22
Twisted_Logic wrote:
Foxy22 wrote:Eddy!!! I missed you too me love :kiss:

ps. Hi Addow! :mrgreen:
Did you give birth?

What did you name your kid?
Fiiri aboow, dooro maa i maleeysi? urka cawada maa qadaa, bari maa dhalaa?

Re: Sheikh xassan daahir aweys takes over xisbal islaam

Posted: Tue May 26, 2009 8:09 am
by The_Emperior5
i dont trust any one , lol :lol: :lol: buufis baan ka qaaday lol , woman i just hope that my next marriage becomes mashallah , if not i am going to buy a dog :lol:

Re: Sheikh xassan daahir aweys takes over xisbal islaam

Posted: Tue May 26, 2009 8:09 am
by Sir-Luggoyo
These ar the kind of news that will cause a severe stroke to our resident Abgaal radicals. Sheikh Aweys has literally become a thorn in their achilles, an obstacle to Addow's dream of jumping ropes inside Villa Somalia once Sheikh Dalxiis is toppled.

Abgaal being toyed in their own turf by Habartaa Gidir once again.

Re: Sheikh xassan daahir aweys takes over xisbal islaam

Posted: Tue May 26, 2009 8:12 am
by Foxy22
The_Emperior5 wrote:i dont trust any one , lol :lol: :lol: buufis baan ka qaaday lol , woman i just hope that my next marriage becomes mashallah , if not i am going to buy a dog :lol:
:lol: :lol: :lol: fiiri me dear.. even before Daqtarka sheekeyaha you never trusted anyone :lol: :lol: Inshallah your next marriage will be fine

and yes you can not go and buy a dog.. you are my chiwawa :rose:

Re: Sheikh xassan daahir aweys takes over xisbal islaam

Posted: Tue May 26, 2009 8:13 am
by The_Emperior5
:lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Sheikh xassan daahir aweys takes over xisbal islaam

Posted: Tue May 26, 2009 8:15 am
by Foxy22
Sir-Luggoyo wrote:These ar the kind of news that will cause a severe stroke to our resident Abgaal radicals. Sheikh Aweys has literally become a thorn in their achilles, an obstacle to Addow's dream of jumping ropes inside Villa Somalia once Sheikh Dalxiis is toppled.

Abgaal being toyed in their own turf by Habartaa Gidir once again.
:lol: :lol: :lol: :lol:

Addow horta ma ugu jirto kaas... Sh. Shariifka atiis maqlo, dharka aas dhigaha... ileen Villa Somalia jumping ropes uu plankareeynaye