AHLUSUNNA OO MARKII UGU HORAYSAY SOO BANDHIGTAY GAWAARI IYO HUB AY KA QABSADEEN AL-SHABAAB !!+SAWIRRO Culumada ahlu-sunna wal-jamaaca ayaa markii ugu horaysay waxa ay soo bandhigeen gawaari dagaal iyo hub aad u fara badan oo ay ka qabsadeen xoogaga is huwan ee Al-shabaab iyo xizbul islaam .
Culumada ahlu-sunna wal-jamaaca ayaa markii ugu horaysay waxa ay soo bandhigeen gawaari dagaal iyo hub aad u fara badan oo ay ka qabsadeen xoogaga is huwan ee Al-shabaab iyo xizbul islaam .
Gawaarida dagaal oo ay culumadu soo bandhigeen isla markaana saxaafada iyo shacabku ay goobjoog ka ahaayeen waxaa kamid ahaa laba gaari oo qoriga B10 ama biiteenka layiraahdo saaran yahay iyo qoryaha loo yaqaanno Beekaa M-ka oo soomaliduna u taqaan Dabajeexa oo 7 qori ah , iyo 4 qoriga sabanka ah iyo boobayaasha fud fud oo ayaguna aad u farabadan .
Goobtii lagu soo bandhigay hubkaasi ayaa waxaa khudbado diini ah ka jeediyey madax sare oo ahlu-sunna ka tirsan iyo waliba saraakiisha ciidanka ahlu-sunna waljamaaca horkacaya oo ay kamid yihiin korneello , gaashaanlayaal ka soo shaqeeyey dowladii hore ee soomaaliya .
Ciidamada ahlusunna oo ay kamuuqato dhiiranaan iyo feejignaan dheeri ah ayaa gabagabadii kulankaasi waxa ay si wada jir ah ay u qaadeen nabi amaanno oo lagu weynaynayo nabigeennii suubanaa SCW .
Si kastooy ahaataba , Bandhigan ay ahlu-sunna soo bandhigtay ayaa waxa uu dhabarjab ku yahay al-shabaab oo aan marnaba filaneen in ay dhaceyso sidan oo kale , waxayna muujinaysaa sida ay ahlu-sunna wal-jamaacah jilibka ugu laabeen xizbul islaam iyo shabaab dagaaladii ugu danbeeyey ee ka dhacay wabxo
http://www.gargaarka.com/?c=117&a=2000
Mujahidiinta Ahlesunnah wal jamah show captured weapons
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super
- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
Re: Mujahidiinta Ahlesunnah wal jamah show captured weapons
When Al-Shabaab is fighting with the TFG forces, they can seperate each other on dress codes, but when these two are fighting, how ould they recognize each other? They both have beards, wear Cimaamad and yelling Allahu Akbar?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Mujahidiinta Ahlesunnah wal jamah show captured weapons
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa markii u horeysay ka hadlay dagaalada ka socda Gobolada dhexe ee Soomaaliya, isagoona ku tilmaamay kuwo dib u xoreyn ah oo shacabka goboladaas ku dhaqan ay wadaan.
Madaxweyne Shariif ayaa si gaar ah u xusay dagaalada ka socda G/gaduud iyo Hiiraan, kuwaasoo uu qeexay inay yihiin halgan dib u xoreyn ah sida uu hadalka u dhigay.
"Dagaalada ka socda G/gaduud, Hiiraan iyo kuwa kaleba waa dagaal dib u xoreyn ah, oo shacabka ku dhaqan ay isaga difaacayaan cadaw ku soo duulay"ayuu yiri Madaxweyne Shariif oo u muuqday nin iclaaminayay kacdoon shacab oo ka dhan ah Kooxaha Dowladdiisa ka soo horjeeda.
Waxaa uu sheegay in Ciidamada AMISOM aanay marnaba dalka ka baxeyn, inta Dowladdiisa xabada lagu wado, lagana soo horjeedo, isagoona cadeeyay inay baxayaan marka ay dagaalada istaagaan sida uu yiri.
Hadalka Madaxweynaha ee uu ku taageerayo dagaalada ka socda Gobolada dhexe ee Soomaaliya, isla markaana intooda badan u dhaxeeyo Xoogaga Alshabaab iyo Culumaa'udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa noqonaya hadalkii u horeeyay ee uu Madaxweynaha taageero ugu muujiyo Ahlu Sunah Waljamaacah, dagaalka ay kula jirto Alshabaab oo ay kaga soo adkaatay deegaano dhowr ah.
Madaxweyne Shariif ayaa si gaar ah u xusay dagaalada ka socda G/gaduud iyo Hiiraan, kuwaasoo uu qeexay inay yihiin halgan dib u xoreyn ah sida uu hadalka u dhigay.
"Dagaalada ka socda G/gaduud, Hiiraan iyo kuwa kaleba waa dagaal dib u xoreyn ah, oo shacabka ku dhaqan ay isaga difaacayaan cadaw ku soo duulay"ayuu yiri Madaxweyne Shariif oo u muuqday nin iclaaminayay kacdoon shacab oo ka dhan ah Kooxaha Dowladdiisa ka soo horjeeda.
Waxaa uu sheegay in Ciidamada AMISOM aanay marnaba dalka ka baxeyn, inta Dowladdiisa xabada lagu wado, lagana soo horjeedo, isagoona cadeeyay inay baxayaan marka ay dagaalada istaagaan sida uu yiri.
Hadalka Madaxweynaha ee uu ku taageerayo dagaalada ka socda Gobolada dhexe ee Soomaaliya, isla markaana intooda badan u dhaxeeyo Xoogaga Alshabaab iyo Culumaa'udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa noqonaya hadalkii u horeeyay ee uu Madaxweynaha taageero ugu muujiyo Ahlu Sunah Waljamaacah, dagaalka ay kula jirto Alshabaab oo ay kaga soo adkaatay deegaano dhowr ah.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Mujahidiinta Ahlesunnah wal jamah show captured weapons
Sir-Luggoyo wrote:When Al-Shabaab is fighting with the TFG forces, they can seperate each other on dress codes, but when these two are fighting, how ould they recognize each other? They both have beards, wear Cimaamad and yelling Allahu Akbar?
The sufis and people living there know each others. And dont forget most shabaabs(with their foreign fighters) invading these places are coming from other cities/towns so its very easy to recognize the shabaab irhabis
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Mujahidiinta Ahlesunnah wal jamah show captured weapons
Imam Hutuking,
Did you watch the NY Times video ?
Did you watch the NY Times video ?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Mujahidiinta Ahlesunnah wal jamah show captured weapons
AbdiWahab252 wrote:Imam Hutuking,
Did you watch the NY Times video ?
I watched it it while doing dhikr and senting salawats

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 12 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 1 Replies
- 895 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 0 Replies
- 311 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 6 Replies
- 405 Views
-
Last post by Addoow
-
- 13 Replies
- 1635 Views
-
Last post by jamols2
-
- 39 Replies
- 423 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 581 Views
-
Last post by Monsieur
-
- 48 Replies
- 5234 Views
-
Last post by COOL-MAN
-
- 34 Replies
- 5610 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 1 Replies
- 560 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe